WELCOME TO ALLGEDO ONLINE

Allgedo News, May 24, 2009

Hanbalyo shirweynaha beesha sade ee COLUMBUS, Ohio
 


Aniga oo magaceygu yahay C/fitaax Dhaadey oo ka mid ah ardayda beesha sade ee wax ku barto dalka Engriiska, runtii waxaan aad ugu faraxsanahay shir weynaha beesha oo ka dhacayo Columbus, Ohio May 28, 2009.

Aad iyo aad ayaan ugu farax sanahay waxaana lee nahay hanbalyo, hanbalyo, waana taageer sanahay in shaa alaah, waana shir weyne mudan in lagu farxo oo la taageero oo mu hiim ah oo beesha Sade meel kasta oo ay joogto dal iyo dibadba way taa geersan yihiin.  Ilaah hanagu guuleeyo, waxaa kale oo bogaadin mudan dhalin yarada beesha ee isku hoowlay shir kaan in uu dhaco weyna mahad san yihiin.


C/fitaax Cabdi Dhadey, london/UK.



Allgedo News Media Network
allgedo@allgedo.com



 

 

 

 

 



 

                            Allgedo  Online © 2006 - All Rights Reserved.                        
 Contact us at:
allgedo@allgedo.com