SOMALI SERVICE
BBC 11:00 
BBC 14:00
BBC 18:00

Islamic centers
in California

Islamic centers
in Arizona

Worldwide Prayer Times

Somali Links
A
Afrikadabari
Abudwaq
Aftahan
Alldalka.com
Allpuntland
Allwadani.com
Allwaamo.com
Aminarts
B
Bakaaraha.com
BBC L. Af som/ga
Biyokulule.com
Buurhakaba.com
Buuloburde.com
C
Cadayga Cayaaraha.com Cadaado.net
Ceelbuurnet
Ceelbuur Online 
Ceelwaaq.com
D
Dayniile
Dhahar
Deeyoo

DjiboutNet
Diinsoor
G
Geeska Afrika
Goldogobsite.com
Goobjoog
H
Hadrawi
Halgan
Hiiraan Online
Himilo 
Hiiraan.com
I
Idaacadda Qur'anka
Israac
Islam East Africa
Idamaale
J
Jowhar.com
Jannaale
Jiimonet
M
Marka Caddeey
Mudug Online
Midgaan.com
Midnimo.com
S

Allgedo News, April 29, 2008

Guddoomiyaha Ururka East African Development Organization (EADO) Mr. Aden A. Ali (Colujog) oo baaq taageero ah u diray gudoomiyaha cusub ee gobolka Gedo Xuseen Sheekh Ismaaciil Cabdi (Farey)
 

Columbus, Ohio (AOL) - Gudoomiyaha Ururka East African Development Organization (EADO) Mr. Aden A. Ali (Colujog) ayaa maanta waxuu dhambaal hambalyo iyo taageero isugu jira u diray gudoomiyaha cusub ee gobolka Gedo maanta oo ay taariikhdu tahay April 29, 2008 loo doortay mudane Xuseen Sheekh Ismaaciil Cabdi (Farey.)

Dhambaalkaan qoraalka ah ee maanta kasoo baxay xafiiska  Ururka EADO oo uu ku saxiixnaa mudane Aden ka sokow, waxuu sidoo kale maanta qadka teleefanka kula hadlay Gudoomiye Farey iyo gudoomiye ku xigeenka 1-aad Mr. Maxamed Cabdi Kaliil oo ku sugan xarunta gobolka Gedo ee Garbahaarey, isagoo ugu hambal yeeyay mas'uuliyadda culus ee maanta loo doortay.

Sidoo kale, Mr. Colujoog oo ku hadlaya magaca Ururka EADO ayaa waxuu gudoomiyaha cusub u rajeeyay in uu rabi la garab galo howsha dhibka badan ee maanta loo doortay, isaga oo dhanka kalena ku booriyay in uu bulshadiisa si hagar la'aan ah oo ay xilkasnimo ku dheehan tahay ugu adeego.



Ahmed Farah Abdulahi (Ahmed Yare)


Guddoomiye ku xigeenka iyo Afhayeenka
Ururka East African Development Organization





Allgedo News Media Network
allgedo@allgedo.com


 

 

                            Allgedo  Online © 2006 - All Rights Reserved.                        
 Contact us at:
allgedo@allgedo.com