2    


SOMALI SERVICE
BBC 11:00 
BBC 14:00
BBC 18:00

Islamic centers
in California

Islamic centers
in Arizona

Worldwide Prayer Times

Somali Links
A
Afrikadabari
Abudwaq
Aftahan
Alldalka.com
Allpuntland
Allwadani.com
Allwaamo.com
Aminarts
B
Bakaaraha.com
BBC L. Af som/ga
Biyokulule.com
Buurhakaba.com
Buuloburde.com
C
adayga Cayaaraha.com Cadaado.net
Ceelbuurnet
Ceelbuur Online 
Ceelwaaq.com
D
Dayniile
Dhahar
Deeyoo

DjiboutNet
Diinsoor
G
Geeska Afrika
Goldogobsite.com
Goobjoog
H
Hadrawi
Halgan
Hiiraan Online
Himilo 
Hiiraan.com
I
Idaacadda Qur'anka
Israac
Islam East Africa
Idamaale
J
Jowhar.com
Jannaale
Jiimonet
M
Marka Caddeey
Mudug Online
Midgaan.com
Midnimo.com
S

Allgedo  News, January 5, 2008

Somali Journalists Rights Association (SOJRA)

Hey’adda dhowrists xuquuqda Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee (SOJRA) 
 

To: Bahda Saxaafada Soomaaliyeed. 

Ujeedo: Warsaxaafadeed 

Maanta oo ay taariiqdu tahay 5/01/2008 hey’adda dhowrista xuquuqda Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee marka magaceeda lasoogaabiyo looyaqaan (SOJRA) waxa ay ka xuntahay, wal wal iyo walaacna ku haya islamarkaana canbaarayneysaa xariga wariye Mohamed Shidane Daban oo maalintii khamiista ahayd ciidamo katirsan Dowlada federalka kumeelgaarka Soomaaliya utaxaabeen xabsi aan lashaacin xilli uu kusugnaa garoonka diyaaradaha ee Mogadishu airport isaga oo doonayay in uu ka dhoofo garoonka.

Majirto ilaahadda wax mas-uul ah oo kahadlay ama sooban dhigay arimaha laxiriira xarigiisa manajirto ilaahada wax maxkamad ah oo lasootaagay.

Arinkan ayaa kusoo aaday xili ay xiranyihiin laba wariye oo kuxiran Laascaano iyo Bossaso kuwaa oo kala’ah Awaale Jaamac Salad iyo Abdi-Aziz saleebaan kuwaa oo aanay jirin iyana wax maxkamad ah oo lasootaagay. 

Sojra waxa ay ugu baaqaysaa mas-uuliyiinta Gobolada  Banadir , Las’aanood iyo Bossaso in ay sidaa yaan wariye yaasha halkaa kuxir xiran si shuruud la’aan ah ama lasoo taago maxkamad cadaalad ah. 

Xorriyada Saxaafada waxaa lagu damaanad qaadey Xeerar Caalami ah, kuwo Qaaradeed iyo waliba mid Goboleed sidoo kale Waxaa lagu damaand qaadey Axdi Qarameedka Dowlada Fedraalka KMG ah qodobkiisa 20-aad farqadiisa 1aad & 2aad oo leh oo leh; Dowladda FKMG ah waxay sugeysaa xoriyadda jaraa’idka, Hay’adaha warbaahinta xorta ah iyo amniga suxufiyiinta si waafaqsan sharciga, waxay kaloo sugaysaa xaqa qofku u leeyahay in si xur ah u bandhigo fikradiisa gaarka ah si kastaba ha ahaatee

Ugu danbeyntii waxaa in la xuso mudan in ay waajib sharciyeed ku tahay Hay’adaha warbaahinta iyo suxufiyiinta soomaaliyeed iney dhowraan anshaxa kuna dhaqmaan Xeerka saxaafada kaasoo tixraac sharciyeed u ah hanaanka shaqeed ee warbaahinta dalka, waxaa kaloo muhiim ah in Hay’adaha warbaahinta iyo suxufiyiintu ay ka fogaadaan wax kastoo wax u dhimaya Xasiloonida, Nabadgelyada Dalka iyo waliba Midnimada Ummada Soomaaliyeed.

Xoghayaha guud ee Sojra
Da’ud Abdi Da’ud
Tel: +254 729 724 329
Email
:
sojra2007@yahoo.com / info@sojra.org / www.sojra.org



Allgedo News Media Network
allgedo@allgedo.com


 

 

                            Allgedo  Online © 2006 - All Rights Reserved.                        
 Contact us at:
allgedo@allgedo.com