2    


SOMALI SERVICE
BBC 11:00 
BBC 14:00
BBC 18:00

Islamic centers
in California

Islamic centers
in Arizona

Worldwide Prayer Times

Somali Links
A
Afrikadabari
Abudwaq
Aftahan
Alldalka.com
Allpuntland
Allwadani.com
Allwaamo.com
Aminarts
B
Bakaaraha.com
BBC L. Af som/ga
Biyokulule.com
Buurhakaba.com
Buuloburde.com
C
adayga Cayaaraha.com Cadaado.net
Ceelbuurnet
Ceelbuur Online 
Ceelwaaq.com
D
Dayniile
Dhahar
Deeyoo

DjiboutNet
Diinsoor
G
Geeska Afrika
Goldogobsite.com
Goobjoog
H
Hadrawi
Halgan
Hiiraan Online
Himilo 
Hiiraan.com
I
Idaacadda Qur'anka
Israac
Islam East Africa
Idamaale
J
Jowhar.com
Jannaale
Jiimonet
M
Marka Caddeey
Mudug Online
Midgaan.com
Midnimo.com
S

Allgedo  News, January 7, 2008

Madaxweynaha DFKMG ee Somalia Cabdulaahi Yuusuf oo loo duuliyey cariga Ingiriiska

Nairobi, Kenya (AOL) - Madaxweynaha DFKMG ee Somalia Cabdulaahi Yuusuf oo loo Duuliyey Cariga Ingiriiska sababo lala xariirinayo xaga cafimaadkiisa oo liita aawadeed.

Danjiraha DFKMG ah ee Somalia u fadhiya Qaramada Midoobey, isla markaana ah u qeyb sanaha arrimaha Midowga Yurub Dowladda Fadaraalka Yuusuf Baribari ayaa ka war bixiyay xaalada caafimaad ee Madaxweyne C/laahi Yuusuf Axmed, kaasoo mar kale dib loogu celiyay dhaqtarkiisa gaarka ah ee Magaalada London ee Dalka Ingiriiska.

Yuusuf Maxamed Ismaaciil oo ku sugan magaalada Geneva ee dalka Swisslarnd ayaa u sheegay wakaalada wararka ee Reuters in madaxweyne Yuusuf uu gaaray magaalada London ee xarunta wadanka Ingiriiska halkaasoo lagu wado in uu la kulmo dhaqtarkiisa caafimaad si uu u helo najiidooyinka baaritaankii horey loogu sameeyay madaxweyneha.


Allgedo News, Nairobi/Kenya.



Allgedo News Media Network
allgedo@allgedo.com


 

 

                            Allgedo  Online © 2006 - All Rights Reserved.                        
 Contact us at:
allgedo@allgedo.com