![]() ![]() ![]() ![]() ![]() |
|||||||||||
|
|
|||||||||||
Garbahaarey, Somalia
(AOL)
- Maamul cusub ayaa maanta loo
sameeyey Gobolka Gedo, ka dib
markii dhowaan lagu guuleystay
in maamulo heer degmo ah loo
sameeyo ilaa 6 degmo oo ka
tirsan Gobolkan, iyadoo maamulka
maanta la doorteyna uu bedeli
doono maamul heer gobol ahaa oo
uu Madaxweynaha KMG u magacaabey
Gobolka Gedo mudo laga joogo
labo sano. |
|||||||||||
|
Allgedo Online © 2006 - All Rights Reserved.
|