![]() ![]() ![]() ![]() ![]() |
||
|
|
||
Ogeysiis Muhiim Ah-Jaaliyadda Beesha SADE Ee Magaalada London
Waxaa
jaaliyadda beesha Sade ee ku
nool magaalada
London ee dalka UK la
ogaysiinayaa in maalinta Axadda
ah ee bishan May ay tahay 31-ka
(31.05.09) la qaban doono
shirweyne looga hadli doono
arrimaha horimarinta ee
deegaanada beesha, sidaa awgeed
waxaa laga codsanayaa dhammaan
dadka ku dhaqan magaalada London
inay si buuxda uga soo qayb
galaan kulankan muhiimka ah,
iyadoo isla markaasna la tix
gelinayo waqtiga shirka loogu
talagalay.
Shirku wuxuu ka dhici doonaa cinwaankan hoos ku xusan: Address: THE RESOURCE CENTRE 356 HOLLOWAY ROAD LONDON N7 6PA (NEXT TOWAITROSE) Date: May 31, 2009 Time: 2 pm-6 pm Transport: Underground: Piccadaly Line Holloway Station Buses: 259, 253, 254, 17, 91, 43, 271, 29, 4 Bus stop Holloway Nags head Wixii faah-faahin ah fadlan kala soo xiriir Telefoonada: 07983540388, 07985776273, 07931270439
|
||
|
Allgedo Online © 2006 - All Rights Reserved.
|