2    


SOMALI SERVICE
BBC 11:00 
BBC 14:00
BBC 18:00

Islamic centers
in California

Islamic centers
in Arizona

Worldwide Prayer Times

Somali Links
A
Afrikadabari
Abudwaq
Aftahan
Alldalka.com
Allpuntland
Allwadani.com
Allwaamo.com
Aminarts
B
Bakaaraha.com
BBC L. Af som/ga
Biyokulule.com
Buurhakaba.com
Buuloburde.com
C
adayga Cayaaraha.com Cadaado.net
Ceelbuurnet
Ceelbuur Online 
Ceelwaaq.com
D
Dayniile
Dhahar
Deeyoo

DjiboutNet
Diinsoor
G
Geeska Afrika
Goldogobsite.com
Goobjoog
H
Hadrawi
Halgan
Hiiraan Online
Himilo 
Hiiraan.com
I
Idaacadda Qur'anka
Israac
Islam East Africa
Idamaale
J
Jowhar.com
Jannaale
Jiimonet
M
Marka Caddeey
Mudug Online
Midgaan.com
Midnimo.com
S

Allgedo  News, January 4, 2008

Raysalwasaaraha Dowladda KMG ah ee Soomaaliya oo soo dhisey dowladiisa Cusub

Baydhabo, Somalia (AOL) - Raysalwasaaraha Dowladda KMG ah ee Soomaaliya Col. Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) ayaa maanta ku dhawaaqay xubna cusub ee Golahahiisa wasiirada.  Ra'isal wasaaraha oo ka hadlayay qaabka loo soo xulay xubnaha wasiirada cusub ayaa shaaca ka qaaay in ay ka danbeysay wadatashiyo dheer uu kala yeeshay qaar ka tirsan mas'uuliyiinta DKMG ah ee Soomaaliya. 

Magacyada wasiirada uu maanta Ra'isul wasaaraha ku dhawaaqay oo dhan 15 iyo xilalka ay kala qabanayaan ayaa ah kuwa hoos ku qoran:-

  1. Maxamed Cali Xaamud - Wasiirka Maaliyada iyo Qorsheynta

  2. C/risaaq Ashkir Cabdi - Wasiirka Wasaarada Horumarinta gobalada iyo Dastuurka

  3. Cabdi Maxamed Tarax - Wasiirka Wasaarada Isgaarsiinta iyo Boostada

  4. Saalim Caliyow Ibrow - Raysalwasaare kuxigeenka ahna Wasiirka Awqaafta ,Arimaha Diinta iyo Garsoorka

  5. Maxamed Cali Saalax - Wasiirka Macdan,Biyaha iyo Tamarta

  6. Maxamed Ibraahim Xaabsade - Wasiirka Wasaarada gaadiidka Cirka ,Dhulka iyo Badda

  7. Cali Axmed Jaamac (Jangali) - Wasiirka Arimaha dibada iyo Iskaashiga Caalamig ah

  8. Axmed Cabdisalaan Xaaji - Raysalwasaare kuxigeenka Ahna Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka ,Dalxiiska iyo Duurjoogta

  9. Ceydiid Cabdullaahi Ilko Xanaf - Raysalwasaare kuxigeenka Ahna Waisirka Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare

  10. Khadiijo Maxamed Diiriye - Wasiirka Wasaarad Haween Iyo Horumarinta Qoyska

  11. Xuseen Ceelaabe Faahiye - Wasiirka Wasaarada Ganacsiga

  12. Muuse Nuur Aamiin - Wasiirka Wasaarada Arimaha gudaha

  13. Muxidiin Xaaji Ibraahim - Wasiirka Wasaarada gaashaandhiga

  14. Nuur Iidoow Beyle - Wasiirk Wasaarada Howlaha Guud iyo Gadiidka

  15. Musftaf Dhuxulow - Wasiirka Wasaarada Beeraha iyo deegaanka

Ra'isal wasaaraha ayaa sidoo kale maanta waxuu sheegay in ay jiraan wasiiro kale oo dhawaan la magacaabi doono iyo wasiir-ku-xigeenaba.


Shuceyb Shire, Allgedo, Baydhabo/Somalia.



Allgedo News Media Network
allgedo@allgedo.com



 

 

                            Allgedo  Online © 2006 - All Rights Reserved.                        
 Contact us at:
allgedo@allgedo.com