SOMALI SERVICE
BBC 11:00 
BBC 14:00
BBC 18:00

Islamic centers
in California

Islamic centers
in Arizona

Worldwide Prayer Times

Somali Links
A
Afrikadabari
Abudwaq
Aftahan
Alldalka.com
Allpuntland
Allwadani.com
Allwaamo.com
Aminarts
B
Bakaaraha.com
BBC L. Af som/ga
Biyokulule.com
Buurhakaba.com
Buuloburde.com
C
Cadayga Cayaaraha.com Cadaado.net
Ceelbuurnet
Ceelbuur Online 
Ceelwaaq.com
D
Dayniile
Dhahar
Deeyoo

DjiboutNet
Diinsoor
G
Geeska Afrika
Goldogobsite.com
Goobjoog
H
Hadrawi
Halgan
Hiiraan Online
Himilo 
Hiiraan.com
I
Idaacadda Qur'anka
Israac
Islam East Africa
Idamaale
J
Jowhar.com
Jannaale
Jiimonet
M
Marka Caddeey
Mudug Online
Midgaan.com
Midnimo.com
S

Allgedo News, June 1, 2008

Beesha Tanade (Leelkase) ee degan waamo oo dooratay suldaan cusub

Kismayo, Somalia (AOL) - Xaflad aad loo soo agaasimay ayaa si habsami ah dhowaan uga dhacday magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose. Xafladaas oo lagu caleemo saaray suldaan Cali Salaad Cusmaan oo noqday suldaanka rasmiga ah ee beesha Tanade degaankeeda waamo, Waxaa Xafladdaasi aad uga soo qayb galay dadweyne Soomaaliyeed oo ay hor kacayeen Suldaano, Isimo, Ugaasyo iyo waxgarad badan oo ka tirsan dhamaan beelaha Soomaaliyeed ee Jubooyinka iyo Gedo.

Suldaan Cali Salaad Cusmaan oo ku magac dheer Suldaan Cali Sokor waxaa uu sheegay inuu diyaar u yahay oo uusan ka gabanayn howsha culus ee hor taala, asagoo uga mahad celiyey beesha dooratay iyo dhamaan bulshada Soomaaliyeed ee soo xaadirtay caleemo saarkiisa wuxuuna yiri “Balantii aan idiin qaaday waan oofin insha Allah.”

Suldaan Cali Salaad Cusmaan ayaa balan qaaday inuu sii wanaajin doono xiriirka beesha tanade ee waamo iyo dhamaan beelaha deriska kula ah Jubooyinka isla maarkaana uu diyaar u yahay ka qayb qaadashada dib u heshiisiinta hadday ahaan lahayd Jubooyinka ama guud ahaan Soomaaliya.

Suldaan Cali Salaad Cusmaan oo lagu yaqaan fir fircooni iyo wanaag badan ayaa la soo weriyey in horeba loogu yeertay dhex-dhexaadinta beelo walaalo ah oo degan waamo oo dhowaani doodi ka dhex aloosantay.



Hussein Hurry
xhurry56@hotmail.com

 


Allgedo News Media Network
allgedo@allgedo.com


 

 

                            Allgedo  Online © 2006 - All Rights Reserved.                        
 Contact us at:
allgedo@allgedo.com