![]() ![]() ![]() ![]() ![]() |
|||
|
|
|||
OGEYSIIS OGEYSIIS OGEYSIIS Waxaa dhamaan la ogeysiinayaa jaaliyada beesha Sade ee Toronto in ay isugu yimaadaan shir ka dhici doona:
Holiday inn,
600 Dixon Rd, isgoyska Martin Grove and
Dixon Rd. Centennial room B. Maalintuna
waa Axad July 05,2009. Saacadu markay
tahay “From 4:00 P.M ilaa 12:00”.
Waxaa ka soo qeyb galayaasha laga codsanayaa in ay Taargada baabuurtooda ka diiwaan galiyaan “Reception-ka Hotel-ka”.
Waxaa
shirkaan lagu falanqeyn doonaa arimo u
dan ah beesha Sade. Wixii Faahfaahin
dheeraad ah oo ku saabsan shirkaan kala
soo xiriir:
Abdi
Nur Sheekh Abdisalaam Aw-Mohamud
Abdirahman Mohamed Garjeex “Caanogeel”
Jazaakumulaah.
|
|||
|
Allgedo Online © 2006 - All Rights Reserved.
|