2    


SOMALI SERVICE
BBC 11:00 
BBC 14:00
BBC 18:00

Worldwide Prayer Times

Somali Links
A
Afrikadabari
Abudwaq
Aftahan
Alldalka.com
Allpuntland
Allwadani.com
Allwaamo.com
Aminarts
B
Bakaaraha.com
BBC L. Af som/ga
Biyokulule.com
Buurhakaba.com
Buuloburde.com
C
adayga Cayaaraha.com Cadaado.net
Ceelbuurnet
Ceelbuur Online 
Ceelwaaq.com
D
Dayniile
Dhahar
Deeyoo

DjiboutNet
Diinsoor
G
Geeska Afrika
Goldogobsite.com
Goobjoog
H
Hadrawi
Halgan
Hiiraan Online
Himilo 
Hiiraan.com
I
Idaacadda Qur'anka
Israac
Islam East Africa
Idamaale
J
Jowhar.com
Jannaale
Jiimonet
M
Marka Caddeey
Mudug Online
Midgaan.com
Midnimo.com
S

Allgedo  News, January 8, 2008

TACSI
INAA LILAAHI WA INAA ILAAHI RAAJICUUN
Alaha u naxariistee waxaa January 7, 2008 magaalada Qabri Dahare ku geeriyooday marxuum Saxane Sahal Xuseen

Alaha u naxariistee waxaa habeyn hore oo ay taariikhdu taheyd January 7, 2008 ku geeriyooday magaalada Qabri Dahare marxuum Saxane Sahal Xuseen oo ifka uga tagay 12 Caruur ah iyo laba xaas ah oo kala ah: Fadumo Gama-diid iyo Shuun Shaafi Cabdi. Haddaba bahda allgedo ayaa iyaga oo ka tiiraanyeysan geerida naxdinta leh ee ku timid marxuumka waxay halkan tacsi ugu dirayaan:-

 1.  Axmed Saxane Salah oo Minneapolis (USA) jooga
 2.  Cabdifataax Saxane Salal Nairobi (Kenya) jooga
 3.  Seeraar Sahal oo Qabri dahare (Somali Galbeed) jooga
 4.  Labadii xaas oo uu ka tagay marxuumka oo Qabri Dahare jooga
 5.  Dhicis Qorane Xuseen
 6.  Maxamed Qorane oo Qabri dahare jooga
 7.  Iyo dhamaan qoyska reer Xusseen Geedi meel ay jogaanba samir iyo imaan alaha ka siiyo marxuumka, isagana Rabi janadiisa ha'ugu bishaareeyo. Amin.


Allgedo Online (AOL)
 

 

 

                            Allgedo  Online © 2006 - All Rights Reserved.                        
 Contact us at:
allgedo@allgedo.com