2    


SOMALI SERVICE
BBC 11:00 
BBC 14:00
BBC 18:00

Islamic centers
in California

Islamic centers
in Arizona

Worldwide Prayer Times

Somali Links
A
Afrikadabari
Abudwaq
Aftahan
Alldalka.com
Allpuntland
Allwadani.com
Allwaamo.com
Aminarts
B
Bakaaraha.com
BBC L. Af som/ga
Biyokulule.com
Buurhakaba.com
Buuloburde.com
C
adayga Cayaaraha.com Cadaado.net
Ceelbuurnet
Ceelbuur Online 
Ceelwaaq.com
D
Dayniile
Dhahar
Deeyoo

DjiboutNet
Diinsoor
G
Geeska Afrika
Goldogobsite.com
Goobjoog
H
Hadrawi
Halgan
Hiiraan Online
Himilo 
Hiiraan.com
I
Idaacadda Qur'anka
Israac
Islam East Africa
Idamaale
J
Jowhar.com
Jannaale
Jiimonet
M
Marka Caddeey
Mudug Online
Midgaan.com
Midnimo.com
S

Allgedo  News, January 3, 2008

HIRDA iyo IQRA oo ku shiray Amsterdam, Holland.

Ururka HIRDA iyo IQRA ayaa shir ku yeeshey magaalada Amsterdam ee dalka Holland maalmihii 1da illaa 2da bisha Janaayo 2008.  Shirkaas waxaa uu ka dhacay xafiiska ururka HIRDA uu ku leeyahay Amsterdam. 

Labada urur oo ah laba urur oo ku howlan howlaha samafalka iyo adeega bulshada sida waxbarashada, caafimaadka iyo adeegyada kale ee bulshada u baahan tahay kuwaas oo ka socda gobollo kala duwan ee dalka Somaliya.

Ujeedada kulan oo ahaa sidii ay iskaashi iyo wadashaqayn buuxda uga yeelan lahaayeen labada urur howlaha gudaha Somaliya iyo dibadda ay ka wadaan, waxaa uu ku dhamaaday is afgarad buuxa dhammaan qodabadii ay kawada hadleen labada urur. 

Dhinaca HIRDA waxaa kulankaas u matalyey xubnaha hoos ku qoran:

  1. Maxamed Cabdisalam Cigaal

  2. Fadumo Maxamed Farax

  3. Maxamed Axmed Maxamud (Basaweyne).

  4. Cabdishakur Xalane

Sidoo kale dhinaca IQRA waa fadhigaas u matalyey xubnaha hoos ku qoran: 

  1. Prof. Cabdullahi Qodobay Maax.

  2. Cabdiqani Cabdullahi Macalin Yusuf

  3. Jamaal Maxamed Garjeex.


Maxamed Cabdisalam Cigaal



Allgedo News Media Network
allgedo@allgedo.com

 

 

                            Allgedo  Online © 2006 - All Rights Reserved.                        
 Contact us at:
allgedo@allgedo.com