SOMALI SERVICE
BBC 11:00 
BBC 14:00
BBC 18:00

Islamic centers
in California

Islamic centers
in Arizona

Worldwide Prayer Times

Somali Links
A
Afrikadabari
Abudwaq
Aftahan
Alldalka.com
Allpuntland
Allwadani.com
Allwaamo.com
Aminarts
B
Bakaaraha.com
BBC L. Af som/ga
Biyokulule.com
Buurhakaba.com
Buuloburde.com
C
Cadayga Cayaaraha.com Cadaado.net
Ceelbuurnet
Ceelbuur Online 
Ceelwaaq.com
D
Dayniile
Dhahar
Deeyoo

DjiboutNet
Diinsoor
G
Geeska Afrika
Goldogobsite.com
Goobjoog
H
Hadrawi
Halgan
Hiiraan Online
Himilo 
Hiiraan.com
I
Idaacadda Qur'anka
Israac
Islam East Africa
Idamaale
J
Jowhar.com
Jannaale
Jiimonet
M
Marka Caddeey
Mudug Online
Midgaan.com
Midnimo.com
S

Allgedo News, May 12, 2008

Ugaas Maxamed Wali Sheekh Axmed Nuur oo ka tirsan Isbahaysiga Asmara oo u waramay Allgedo

Ugaas Maxamed Wali Sheekh Axmed Nuur oo ka tirsan Isbahaysiga la magac baxay dib u xoreynta iyo soo nooleynta Soomaaliya ayaa wareysi siiyay shabakadda wararka Allgedo isaga oo ku sugan deegaan ka mid ah gobolada Jubooyinka.

Ugaas Maxamed Wali Sheekh Axmed Nuur ayaa shaaca ka qaaday in Isbahaysigooda uu hawlo malatari ka wado gobalada jubooyinka iyo Gedo isaga oo intaasi ku daray in ay gobaladaasi ay ka fureen Mucaskaro lagu taba barayo ciidamada.

Mar aan waydiiyay Ugaas Maxamed wali halka uu haatan ku sugan yahay iyo isbahaysigooda magaalo ay gacanta ku hayaan oo ka tirsan 3 daasi gobal ayaa waxa uu yiri, “dhamaan gobalaasi waan joognaa dadka ku sugan ee shacabkana way na taageersan yihiin waxaana diyaar u nahay in aan ka xoreyno cadawga ku soo duulay" waa sida uu hadalka u dhigay Ugaas Maxamed wali.

Sidoo kale, mar aan waydiiyay ugaaska maadaama ay dagaal iclaaminayaan wax yeelada dadka shacabka ka soo gaarto dagaalkaasi cida mas'uuliyadeeda qaadayso ayaa waxa uu ku jawaabay sida tan.  “ Yaxye waa Su’aal muhiim ah su’aasha aad i waydiisay. Waxaan dadka shacabka ah ugu baaqaynaa in meelaha ay joogaan ciidamada cadawga ah waa sida uu hadalka u yiri in ay ka fogaadaan.

Isku soo wada duubo, ugaaska ayaa ka soo jeeda gobalka Gedo isaga oo horayna uga qayb galay shirkii lagu soo dhisay Casmara isaga oo haatanna ku sugan deegaan ka mid ah gobolada Jubooyinka ee koofurta Soomaaliya.


Yaxye C//risaaq Soofe, Allgedo Nairobi.



Wareysi hore oo ay allgedo la yeelatay Ugaas Maxamed Wali Sheikh Axmed Nuur oo uu kaga hadlayo in ciidamada Itoobiya iyo sida uu hadalka u dhigay dabadhilifkooda dalka laga saari doono hoos ka dhageyso:

Wareysi dhinacyo badan taabanaya oo ay Allgedo la yeelatay Ugaas Maxamed Wali Sheikh Axmed Nuur halkan ka dhageyso- Jan. 2, 08 




Allgedo News Media Network
allgedo@allgedo.com

 

 

                            Allgedo  Online © 2006 - All Rights Reserved.                        
 Contact us at:
allgedo@allgedo.com