![]() ![]() ![]() ![]() ![]() |
||||||
|
|
||||||
Wareysiyo isugu jira maqal iyo qoraal oo lala yeelan doono mas'uuliyiin ka tirsan Qurbajoogta beesha Sade ayaa maalmaha soo socda si isdaba joog ah ugu soo bixi doona shebekadaha Allgedo, Gedonet, iyo Gedoweb
Barnaamijkaan wareysiga ah oo
isugu jira maqal iyo qoraal ayaa
waxaa si qoto dheer loogu qaadaa
dhigi doonaa ujeedada
shirweynaha Columbus, Ohio lagu
qaban doono, cidda soo
abaabushay, iyo halka uu hadda
marayo shirkaas. Soo
gudbinta barnaamijkaan iyo guud
ahaan qaabka uu shirka u dhici
doono ayaa waxaa iska kaashaday
maamulada saddeda shebakadood oo
uu cinwaankoodu yahay:
www.allgedo.com,
www.gedonet.com,
iyo
www.gedoweb.com.
Barnaamijyadaan taxanaha ah oo
bilaan doona May 21, 2009 ayaa
waxaa idiin daadihin doono
wariye Cabdirisaaq Cali Carabey
(Jeesteeye) oo ku sugan
magaalada Seattle, Washington ee
cariga Mareykanka.
|
||||||
|
Allgedo Online © 2006 - All Rights Reserved.
|