![]() ![]() ![]() ![]() ![]() |
|||
|
|
|||
Pamela
Fierst oo ah gabadh ka socota Wasaaradda
Arrimaha Dibadda ee Mareykanka, ahna u
qeybsanaha Xafiiska Arrimaha Africa,
gaar ahaana ah sargaal sare oo qaabilsan
Arrimaha Soomaaliya ayaa maanta kasoo
qeyb gashay Shirweynaha Qurbajoogta
beesha Sade oo ka socda Columbus, Ohio
Columbus,
Ohio - Pamela Fierst oo ah gabadh ka
socota Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee
Mareykanka, ahna u qeybsanaha Xafiiska
Arrimaha Africa, gaar ahaana ah sargaal
sare oo qaabilsan Arrimaha Soomaaliya
ayaa maanta kasoo qeyb gashay
Shirweynaha Qurbajoogta beesha Sade oo
ka socda Columbus, Ohio.
|
|||
|
Allgedo Online © 2006 - All Rights Reserved.
|