Geedigga Xukuumadda Geedi ee Muqdisho Talaabo Wanaagsan
Dowalddii Somaaliyeed ee Dhul saarka ku aheyd Dalka Kenya Mudada Sanadka ku dhowaadka haddii eey ogaansatay u soo Guuridda Dalkeedda Hooyo(Somaaliya), waa
Talaabo Wanaagsan waana sidii laga filaayeey, Ummadda Somaaliyeedna sugaayeen
in Xukuumadda soo degto Caasimadda Qaranka Somaaliyeed.
Qaranmeedku Dhigaayo), Sidda ka muuqata Talaabooyinka iyo Hab Dhaqameedka Proff-Geedi
uma soo Debcaayo Cadaadiska iyo Carqaladaha eey wadaan Xubnaha labada Golle ee Muqdisho joogaa, Wuxuuna ku talo jiraa Hirgelinta Hanaanka Dowladeed iyo adeegsigga awooda Shrciyeed ee Axdi Qarameedku u ogolaanaayo waana habka ugu Wanaagsan ee Nidaamka iyo Masuuliyadu dhigeeyso.
Xubnaha Labada Golle ee Muqdishi Jooga ayaa qaaday Taloobin fiican iyo howlo la oran karo
Wareegiyaan Xukuumadda Goobaha iyo Xarumaha Dowladeed oo Gacantooda ku jirra.
6-In Xukuumad iyo Golle Barlamaanba Iakaashi iyo Wadda Shaqeyn la yeesho Qeybaha Bulshadda ee Muqdisho si loo helo Wax qabad dhab ah.
7-In Lagu Dadaalo sidda ugu Dhakhsaha badan sidii loo heli lahaa Ciidan Qaran oo isku dhafan, Tusaale, Ciidamadda Hadda Xereeysan oo lagu soo biiriyo kuwo laga keeno:-Bay,
J/Hoose, P/Land, Hiiran, iyo Jowhar iyo Meeshii kalle oo Ciidan la bido(Waana Arrin Ahamiyadeeda leh).
8-In Xukuumadu(Wasaaradaha Arrimaha Gudaha iyo Amnigga Qaranka), Sidda ugu Dhakhsaha badan loo habeeyo Ciidanka Boliiska Somaaliyeed, loona Diyaariyo Saldhigyadda
Sidoo Kalle waxaa Maanta Kaalin Weyn qaadan karro Dadweynaha Somaaliyeed ee Caasimadda ku dhaqan oo la yimaado hab Soo Dhoweeyneed iyo La Shaqeynta Dowladda o
oo ahamiyadeeda leh, Tusaalooyinka Kooban oo aan bixiyeey ayaa la oran karaa waa Furaha
Biloowga Hanaanka soo Celinta Dowladnimadda Somaaliyeed iyo helitaanka Hanaan Wacan
oo wax qabad leh kuna saleeysan Danta Guud, Alle ayeeynu ka Rajeeneeynaa Guul iyo In
Fanaanad, Xidigta- Saado Cali Warsamme(Cunaabeey), Xidig aan Qoraxi Qarin
Tixraac Qormooyinkii horre ee Fanaaninta Somaaliyeed, Mu,alifiinta iyo Mulaxiniinta Bahdda
Fanka Somaaliyeed ee Xurmadda iyo Sharafta weyn mudan, oo aan Qormo iyo Labo-toona
lagu soo koobi kareen wax qabadkoodii iyo heerka aqoontada Sugaaneee iyo Xikmadeedba.
Maanta waxaa Jeclaan lahaa in aan in yar ka taabta Habka Fanaaneed iyo Dadnino ee Xidigta
Weyn ee Caanka ah-Cunaabeey-SAADO CALI WARSAMME, shaki kuma jirro in Magacaasu yahay mid si weyn loo wadda garanaayo mudo dheer eey maqlaateen dhegaha Dadweynaha Somaaliyeed Heesaha Badan ee Saadona si weyn loo Jecel yahay iyo qaabka Qurxoon ee Jilista Riwaayadaha ee gaar u ah Saado, Balse waxaa Dadweynaha intooda badan ka qarsoon Dhanka Qof ahaaneed iyo Sifooyinka gaarka ah ee Saado Cali Warsamme.
Fanka iyo Habka Luuqinya Wanaagsan ee Saado ayaa ah kuwo siinaaya Mudan gaar ahaaneed iyo in eey tahay Xidig weyn, Fanaanad Caan ah oo ka mid ah kuwa Safka Horre Sidda:- Marxuumadda Magool, Xidigta Sahra Axmed, Hibo Nuura, Baxsan, Khadra Daahir, Aamina C/Laahi, Faaduma Qaasim, Maan-deeq,iyo Seeynab Cigge, oo ah Fanaaniinta la oran karro kaa kuwo Safka Koowaad Dhinaca Haweenka, Saado waxeey ka soo qeyb qaadatay Riwaayado Badan oo Xiiso weyn lahaa, Sidda Riwaayadii Wadanigga aheyd ee uu Curiyeey Abwaan, Maxamuud C/Laahi Sangub ee Magaceedu ahaa-Xoriyo, oo Saado Cali ka aheyd Xidigta Koowaad kuna muujisay Xeeladeeda sarre iyo habka wacan ee Jilaanimo iyo Luqadeedda iyo Naaxiyadeeda Habka Heesaha, iyadoo aan marna la illaawi kareen Doorkii
iyo Hanaankii Jilaa,eed e Xidgta Weyn- Feeynuus Sheekh Daahir.
Saado Cali, Waxeey sidii ku habooneyd u gudateey Masuuliyadda damiir iyo Dadnimo ee
Dhanka Dalkeedda iyo Dadweynaha Somaaliyeed ka saarnaa Maadaama eey aheyd Fanaanad Heer Qaran ah, waxeey ka qeyn qaadatay Heesihii Wadaniga ah ee Wajigga
Waxeeyna leedahay Sifo Wadiniyadeed iyo Hanaan Qarameed. 8-Saado waa Qof Si Weyn u
Naceeyb Dulmigga iyo Xaq daro Sameeynta, waa Tusaalooyin Yaer yer ah oo aan ka soo qaatay Sifooyinka Wanaagsan iyo Dadnimadda Xidigta Weyn ee SAADO CALI WARSAMME.
Iyadoo la wadda ogyahay Xaaladda qalafsan iyo dhibaatooyinka waaweyn ee Dalkeenii hooyo
ka jirra iyo guud ahaanba Xaaladda Ummadda Somaaliyeed ku Sugan tahay oo ah mid si
weyn looga xumaado ama looga naxo iyo Fanka Somaaliyeedna la qabaa Ummadda Dhibka
iyo Dayaca weyn ee Meesha yaala, inkastoo Saado Dhoowr Heesood oo Wadiniyadda ku
Labo Garbna u kala jabiyeey Dowladdii, waana dhaawac weyn oo soo gaaray Dadaalkii Urur Goboleedka Igad iyo Beesha Caalamku wadaan Mudadda Labada Sano aheyd Laguna soo
Dhisay Dowladda Somaaliyeed oo aan lugaha adag ku taagneeyn, howlo badana hor yaaliin.
Dadaalka Cali Cabdalla Saalax ayaa la oran karaa waa Talaabo Waji wacan leh iyo aragti ku
Saleeysan sidda Dalka Yaman u daneeynaayo Arrimaha Somaaliyeed iyo Maslaxadda Labadda Ummadood ka dhexeesa iyo baahidda weyn oo yaman u qabto dhismaha Dowladda
Somaaliyeed oo wax ka qaban karta Muugadaha Qaxootigga Badda Cadan soo Maraaya iayagoo Saaran Doonyaha Dhimashada ee Xeebaha P/Land ka soo baqoola oo culees weyn ku haya Dalka Yaman, iyo in la helo Dowlad Somaaliyeed oo soo nooleeysa Xiriirkii Soo Jireenka ahaa ee Labadda Dal iyo labadda Shacbi ka dhexeeyn jiray, Dadaalkaas ayaa mid
la oran karro wuxuu ku soo aaday waqtigii ku haboonaa oo Dowladda Somaaliyeed u guureeyso Gudaha Dalkeedda Hooyo, Weliba Xukuumadda Proff-Geedi Degeeyso Caasimadda Muqdisho.
Dalka Yaman Shacbigeeysa iyo Madaxweyne-Cali Cabdalla Saalax waxaanu halkan uga
Gudbineeynaa Mahad celin Anigoo ka mid ahaa Dadkii Farha Badnaa ee Reer Cadmoodka
ahaa ee ku soo Barbaaray waxna ku soo bartay Dalka Yaman Dhiniica Koonfureed oo Xurmo
iyo Qadarin weyn u haya Ummadda Yaman, Somaalidii Yaman ka timi ayaa Door lama ilaawaan ah ka qaadatay Halgankii Xoriyadda Somaaliyeed iyo Howlihii Koru qaadidda
Xadgudub oo Dadka Qaxootiga ah ee ku Sugan Dalka Yaman lagu hayo, Waxaan Halkan
ku Xusuusinaayaa Madaxweyen-C/Laahi Yuusuf iyo Afhayeenka Barlamaanka Shariifka in eey
Sidda ku Haboon ugala hadlaan Hogaanka Sarre ee Dalka Yaman Dhibka iyo Xaaladaha Foosha Xun ee Ummadda Somaaliyeed ee Qaxootiga ku Yaman lagu hayo, hala Xusiisiyo
Qaaradda Afrika ayaa ka mid ah Qaaradaha ugu Kheeyraadka badan isla markaana eey ku nool yihiin Dad fara badan waxaana lagu tilmaamaa Qaaradda dihin oo Kheeyraadku wei ku jirro Caloosheedda(ama ku Keydsan yahay), waxaana ka mid ah noocayadda ugu qiimaha badan.
Sidda la wadda ogyahay Qaaradda Afrika waxeey Xoriyadda gaartay Sanadihii Lixdanaadka oo eey ka Xorooday Gumeeysigii Cadaa(Reer Yurubka ahaa), oo muddo badan si sharci darro ah u guranaadeey Kheeyraadka Qaaradda, Dadkeedana baday xaalado dhibeed oo dib u dhac weyn u keenay Qaaradda oo Dhan, taasoo ah dib u dhaca waxyaabaha asaasigga ah ee Dalalka Qaaradda Afrika oo si weyn u hooseeya ama Dalalka qaarkood lagu tilmaami karro Waxba ka ma jiraan, waana arrimaha Sababay Mushkiladaha waaweyn ee Qaaradda ku habsaday oo Dadkeena baday Silica joogtada ah.
Marka laga soo bilaabo Xoriyaddii Qaaradda Afrika(60) kii waxaa hoggaanka Dalalka Afrika qabtay Hoggaamiyaal Afrikaan ah oo isku magabaabi jiray aabayaashii Xoriyadda iyo Hogaamiyaashii Gobanimadda Qaaradda oo si weyn Bulshadda Afrika u soo dhoweeysay
si weyna sacabka ugu garaacday, kana faa,iideeystay qiiradda iyo habka wadaniyadda
indhaho la,aanta ahaa,Hogaamiyaashaas ayaa siyaabo gaar ah uga faa,iideeysaytay hantida
iyo Kheeyraadka Dalalka Afrika iyagoo taakuleyn iyo gacan siin weyn ka helaayeey Codowgii
Qaaradu ka xorooday oo waji kale u soo yeeshay(Saaxiibnimo), laakiin Kheeyraadka Dhacaaya oo kuwa Kursigga Fadhiyaa u adeegaayaan, ama jiro wax la yeeshi karro oo dalka
laga qabtay oo la taaban karro gaar ahaan dhinacyadda asaasigga ah;- Aqoonta, Daryeelka
Hogaamiyaashii Xoriyadda Qaaradda afrika iyo kuwii ka dameeyeey ayaa Masuuliyadda tooska ah iska leh waana kuwo loo nisbeeyo dhaca hantidda iyo u adeegidda Reer Galbeedka
ama Reer Yurubka iyo Amerikanka oo si ba,an u boobay Kheeyraadka Qaaradda, Taageero
weyn isla dhinac taageey Xuukuumado ku shaqeyneeysa habka Keli Taliska iyo nidaamka
Dulmigga iyo cabudhinta Ummadeeda Sidda:-
1-Congga Dimuqraadigga ah.
2-Dalka Masaaridda.
3-Dalka Neeygeeyriya.
4-Dalka Suudan.
5-Dalaka Angola.
6-Dalka Ugandha.
7-Dalka Kenya.
8-Dalka Al-geeriya.
9-Dalka Marooko.
10-Dalka Tansaniya.
11-Dalka Mosambiiq.
12-Dalka Muritaaniya.
13-Dalka Somaaliya.
14-Dalka Malaawi.
15-Dalka Senegaal.
16-Dalka Congo.
17-Dalka Itoobiya.
18-Dalka Kamaroon.
19-Dalka Sambiya.
20-Dalka Jabuuti.
21-Dalka Ruwanda.
22-Dalka Burundi.
23-Dalka Maali.
24-Dalka Jaad.
25-Dalka Neyjar.
26-Dalka Sambaaboy.
27-Dalka Leeberiya.
28-Dalka Seerilayoon.
29-Dalka Toogo.
30-Dalka Geni.
31-Dalka Biniin.
32-Dalka Burkina Faso.
33-Dalka Ereteriya.
34-Dalka Gaboon.
35-Dalka Tunisiya.
36-Dalka Liibiya
Iyo Dhammaan Dalalka Qaaradda Afrikadda Madoow.
Dhibaatadda Qaaradda Afrika Maanta heeystaa waxaa loo sababeeyaa Dhibaatooyinka eey
ka tageen Keli Taliyaashii Waaweynaa iyo Gacantii Aduunku siiyeey,Marka runta la sheego
Sidda Dowladda Kenya iyo Guddigga Igad ee Qabilsan Arrimaha Somaaliya Cadeeyeen
14-Bishan ayaa Dowladda Somaaliyeed ee Hadda Fadhigeedu yahay(Dul Saarka), Caasimadda Dalka Kenya Neurobi si rasmi ah ugu soo guureeysaa Dalkeeda Hooyo (Waa Lama Huraan Ciidda Hooyo), kadib marka xafladda sagootinta loo sameeyo 13-juun oo si
rasmi ah Urur Goboleedka Barigga Afrika(Igad), dhabarka soo dharbaaxo Madaxweynaha
Mudane, C/Laahi Yuusuf Axmed iyo Ra,iisal Wasaaraha Xukuumadda Mudane, Proff-Cali
Max,d Geedi iyo Golihiisa Xukuumadda, Xubnaha Barlamaanka iyo Masuulinta kalle ee Heer
Qaranba.
Waxaa la wadda ogyahay in sharuudihii asaasiga ahaa ee Madaxweynaha iyo Ra,iisal Wasaaruhu ku adkeeysanaayeen ahaayeen:- 1-Keenidda Ciidamo Shisheeye 2-In si
ku Meel Gaar ah Dowladu u sii Degto( Ku Nasato Magooyinka Baydhabo iyo Jowhar),
Muqdishona Xafiis(Wakiil) ka furtaan, iyagoo qiil ka dhiganaayeey Amaan xumadda
Caasimadda Qaranka Somaaliyeed iyo Meeshiyaadka Hubeeysan ee dhex jooga iyo
Guusha iyo Hirgelinta Dowladda Somaaliyeed ayaa u baahan geesino iyo kari dheeraad ah oo la yimaado isla markaana si cad loogu bareero caqabadaha qadaxdooda leh ee wadadda ku
daadsan, waxaana lagama maarmaan ah in la helo isu Tanuusul iyo Wadda hadal saraaxada ku dhisan oo la iska illaawo Muranka iyo Naceeybka Shakhsigga ah ee Dadka qaarkood u