WELCOME TO ALLGEDO ONLINE


SOMALI SERVICE
BBC 11:00 
BBC 14:00
BBC 18:00

Islamic centers
in California

Islamic centers
in Arizona

Worldwide Prayer Times

Somali Links
A
Afrikadabari
Abudwaq
Aftahan
Alldalka.com
Allpuntland
Allwadani.com
Allwaamo.com
Aminarts
B
Bakaaraha.com
BBC L. Af som/ga
Biyokulule.com
Buurhakaba.com
Buuloburde.com
C
adayga Cayaaraha.com Cadaado.net
Ceelbuurnet
Ceelbuur Online 
Ceelwaaq.com
D
Dayniile
Dhahar
Deeyoo

DjiboutNet
Diinsoor
G
Geeska Afrika
Goldogobsite.com
Goobjoog
H
Hadrawi
Halgan
Hiiraan Online
Himilo 
Hiiraan.com
I
Idaacadda Qur'anka
Israac
Islam East Africa
Idamaale
J
Jowhar.com
Jannaale
Jiimonet
M
Marka Caddeey
Mudug Online
Midgaan.com
Midnimo.com
S

Baaq ay soo saareen wax garadka beesha Talxe oo lagu qaadacayo mamulka Gobolka Gedog

Allgedo, News,  March 1,  2007

Ujeedo: Qaadicid Maamulka Cusub ee loo soo magacaabay Gobolka Gedo iyo Taageerid Baaqa Hoggaamiya dhaqameeyada Reer Sade Ee Gedo
 
  Kadib markaan qiimaynay marxaladda adag ee dalku marayo
  Ka dib markaan argnnay rabitaanka iyo talooyinka siyaasiyiinta iyo nabaddoonnada beesha Sade
  Kadib markaan qiimaynay rabitaanka shacabka reer Gedo
  Kadib markaan dareennay baahida loo qabo
degenaashaha iyo nabad waarta oo loo helo gobalka Gedo oo ka soo daalay dagaallo iyo ismaandhaaf siyaasadeed, waxaan go’aansannay 
in  aan taageerno  baaqa ay naboonada beesha sade  wadajirka  ugu soo jeediyeen wadaxweynaha  dowlada somalia c/laahi  yusuf axmed  oo ah in uu xusmeeyo  dhismaha maamulka g gedo.
 
Beesha  Talxe  Sade  oo ka mid ah beelaha dega  Gobolka Gedoo  marna taageeri mayso muumulka cusub ee Gobolka Gedo kaaso ku salaysan cadaalad daro sababi  kara  ismaan dhaaf iyo qul qulatootin hor leh.
 
Waxaan dhamaan waxgaradka beesha Sade ugu baaqaynaa dibada iyo dalkaba in ay ka hor tagaan qaldaadka ay wadaan dad  qaswadae-yaal ah, isla markaana doonya  in uu ka dhex abuurmo beesha Sade dagaal sokeeye kasoo keeni kara dhibaato badan iyo iyo bur hor leh.
 
Baaqaan  waxaa si wada jir ah usoo saaray wax garad, siyaasiin iyo aqoonyahano ka  tirsan beesha Talxe Sade oo ku kala nool  dalka iyo dibadaba.
 
  1-  Ugaaska beesha, Cabdi Buule Xasan
  2-  Ku xigeenka Ugaaska, Macalin Nuur Shabcaan
  3-  Nabadoon Maxed Cali Aadan
  4-  Aqoonyahan, Warfaa Bayoow Axmed
  5-  Nabadoon, Xaaji Xuseen Canbe
  6-  Ganacsade, Bashiir Nuur
  7-  Ganacsade, Cali Saalax Maxaed
  8-  Col. Cabaas Ibraahin Cabdi
  9-  Dhaay Nuur Buule
10-  Yusuf Maxed Bayoow
11-  Axmed Maxaed Bayoow
12-  Adaan Maxed  Xamri
13-  Axmed Muumad Saneey
14-  Nabadoon, Cismaan Bashiir Buule
15-  Siyaad Cabdulahi Cali 

 
Afhayeenka beesha Talxe Sade:

Yuusuf Maxmamed Bayoow
yuusuf500@hotmail.com
 


Allgedo News Media Network
allgedo@allgedo.com

 

 

 

         

 

 

 

                            Allgedo  Online © 2006 - All Rights Reserved.                        
 Contact us at:
allgedo@allgedo.com