WELCOME TO ALLGEDO ONLINE

SHIR BEELAHA SADE AY KU YEESHEEN GARBAHAAREY MARCH 16-19, 2007

Go'aan dhawaan kasoo baxay shir ay wax garadka Sade ku yeesheen magaala madaxda Gobolka Gedo ee Garbahaarey iyo qoraalo kale oo la xariira isqab-qabsiga maamulka Gobolka Gedo ee dhinacyada siyaasadda iyo kan dhaqanka halkan ka akhri

Allgedo, News,  Isniin March 26,  2007





 

Qoraalo dhowr ah oo la xariira isqab-qabsiga maamulka Gobolka Gedo ee dhinaca siyaasadda iyo kan dhaqanka hoos ka akhriso ama ka dhageyso:-


Go'aan kama danbeys ah oo kasoo baxay shirkii dhawaan wax garadka Sade ugu dhamaaday magaala madaxda gobolka Gedo ee G/Haarey oo lagu doortay guddiga fulinta oo uu madax u yahay Ugaaska beesha Cali Maxamed Ugaas Xaadle.

Go'aan dhawaan kasoo baxay shir ay wax garadka Sade ku yeesheen magaala madaxda Gobolka Gedo ee Garbahaarey

  Wareysi ay Hornafrik la yeelatay mudane Sheikh Cabdi Ismaaciil (Xuseen Fareey)
halkan ka dhageyso

 
  Baaq ay soo saareen wax garadka beesha Talxe oo lagu qaadacayo mamulka Gobolka Gedo

Wareysi ay HornAfrik la yeelatay af hayeen u hadlay beesha Talxe halkan ka dhageyso

(Feb. 28, 2007)

  GO'AAN KASOO BAXAY BEESHA CALI MAXAED (CALI DHEERE)

  Maamulka degmada Luuq oo ay isku heystaan Mas’uuliyiin siyaabo kala duwan loo magacaabay iyo odayaasha dhaqanka deegaankasi oo aanan weli go’aan ka gaarin


  WAREYSI GAAR AH OO AY SHABAKADA ALLGEDO-ONLINE LA YEELATAY MR XASAN DAAHIR YAROW (Xasan-dheere)

  Ugaaska beesha Mariixaan oo ku gacan seyray maamulka gobolka Gedo ee uu soo magacaabay R/wasaare Geedi

  Wasiirka Hantida Qaranka Iyo Qalabaynta markii ugu horreysay ka hadlay Gudoomiyaha la sheegay in loo magacaabay G/Gedo.

  Ra'isul Wasaare Cali Maxamed Geedi oo December 12, 2005 laba Guddoomiye ku xigeen u magacaabay Gobolka Gedo

  Gobolka Gedo oo loo magacaabay in uu Guddoomiye ka noqdo mudane Xuseen Sh. Abdi Ismaaciil oo ku magac dheer (Xuseen Farey)




Allgedo News Media Network
allgedo@allgedo.com



 

 

 

                            Allgedo  Online © 2006 - All Rights Reserved.                        
 Contact us at:
allgedo@allgedo.com