WELCOME TO ALLGEDO ONLINE


SOMALI SERVICE
BBC 11:00 
BBC 14:00
BBC 18:00

Islamic centers
in California

Islamic centers
in Arizona

Worldwide Prayer Times

Somali Links
A
Afrikadabari
Abudwaq
Aftahan
Alldalka.com
Allpuntland
Allwadani.com
Allwaamo.com
Aminarts
B
Bakaaraha.com
BBC L. Af som/ga
Biyokulule.com
Buurhakaba.com
Buuloburde.com
C
adayga Cayaaraha.com Cadaado.net
Ceelbuurnet
Ceelbuur Online 
Ceelwaaq.com
D
Dayniile
Dhahar
Deeyoo

DjiboutNet
Diinsoor
G
Geeska Afrika
Goldogobsite.com
Goobjoog
H
Hadrawi
Halgan
Hiiraan Online
Himilo 
Hiiraan.com
I
Idaacadda Qur'anka
Israac
Islam East Africa
Idamaale
J
Jowhar.com
Jannaale
Jiimonet
M
Marka Caddeey
Mudug Online
Midgaan.com
Midnimo.com
S

Maamulka degmada Luuq oo ay isku heystaan Mas’uuliyiin siyaabo kala duwan loo magacaabay iyo odayaasha dhaqanka deegaankasi oo aanan weli go’aan ka gaarin

Allgedo, News,  Sabti March 10,  2007

Luuq, Somalia - Wararka ka imaanaya Degmada Luuq ayaa waxa ay sheegayaan in Maamulka Degmada Luuq uu ka taagan yahay Khilaaf xoogan kadib markii 2-mas’uul oo maamulka degmadaasi siyaabo kala duwan loogu magacaabay ay dhowaan wada gaareen degmada Luuq.
       
Axmed Buulle Maxamed oo horey u ahaa Guddoomiyaha degmada isla markaana jagadaasi hayay in kabadan Muddo 6-sano ah ayaa dhowaan ku laabtay Degmada Luuq wuxuuna isku dayay in hawlihii degmadaasi uu dib u bilaabo hayeeshee Ibraahim Maxamed Xareed (Ibraahim Giirey)  oo bilihii lasoo dhaafay ku shaqeynayay Magaca Guddoomiyaha degmada Luuq ayaa isna ka biyo diiday
arrintaasi sheegayna in isaga uu yahay Guddoomiyaha Sharciga ah ee Degmada Luuq.

Khilaafkani xoogan ayaa soo baxay kadib markii horey uu Madaxweyne C/llaahi Yuusuf u soo saaray wareegto uu Guddoomiyaha Degmada ugu magacaabay Axmed Buulle Maxamed iyadoo muddo kadibna inta uusan soo gaarin Axmed Buulle Degmada Luuq hadana uu soo saaray wareegto kale oo uu ugu magacaabay Guddoomiyaha Degmada Luuq Ibraahim Giirey xilligaasi oo Baydhabo uu
ku sugnaa.

Ma jirto illaa iyo iminka wax go’aan rasmi ah oo ay kasoo saareen odayasha dhaqanka Degmada Luuq isku qabsashadaan Maamul ee u dhaxeeya labdaasi mas’uul,  hayeeshee odayaasha dhaqanka iyo wax garadka Degmada Luuq ayaa waxaa hadda u soconaya shirar, taasoo la filaayo in ay dhowaan go’aamin doonaan cidda noqon doonta  mas’uulka dhabta ah ee Degmada Luuq.

 


Xafiiska Muqdisho
Allgedo News Media Network
allgedo@allgedo.com



 

 

 

         

 

 

 

                            Allgedo  Online © 2006 - All Rights Reserved.                        
 Contact us at:
allgedo@allgedo.com