Allgedo News,
February 3, 2010
|
HARO Humarnitarian Relief Organization's
Website is:
www.soomaalirelief.org
Hadaf kayagu (HARO)
waa in aan
garab siino dadka baahan iyo kuwa
tabaalaysan si ay u qaataan go'aano ku
salaysan ogaansho iyo caafimad qab si ay
uga gaashaantaan dhibaatooyinka bulsho
iyo dhaqaale ee aafeeyey qaybo ka mid ah
Soomaaliya iyo Bariga Afrika, annaga oo
u soo bandhigeyna wacyi galin faa'iido
leh, waxbarasho shaqaynaysa, iyo
caawinaad xagga cuntada, hoyga iyo
daawada.

Aragtidayada dheer (HARO)
waa in aan
gacan ka geysano saldhig u samaynta
asaasidda degaan aan laga aqoon gaajada,
nafaqa darrada, waxbarasho la'aanta iyo
cudurada dilaaga ah ee dadka Afrikada
bari oo haddii kale aan haysan
imkaaniyaadka ay kaga hortegi lahaayeen
dhibaatooyinka halista ku ah caafimaadka.
Sadaqayso
(HARO)
Waxaa laga soo gaabiyey Humanitarian
African Relief Organization Foundation,
HARO waxay gudbisaa adeegyo si ay wax u
gaar siiso Somalida iyo Afrikanka, waxay
qaybisaa wax yaabaha nolosha muhiimka u
ah. Waxaan u baahanahay inaan wada jir u
shaqayno si aan u joojino cudurada
faafaya sida Shuban biyoodka, kaasoo
dila tira aan xadlahayn daawo la'aan
wadamadaas ka jirta daraadeed. Waxaad
caawin kartaa is badal. wax yar oo
sadaqo ah, si caruurtaan dhibaataysan
mustaqbalkooda madow wax looga qabto.
Kaalay aan isugu tagnee si ay dadkeena
dhibaatada uga soo kabtaan.
Lacagtaada
shaqo gali,, maanta sadaqayso si aad
noogu caawiso inaan gargaar gaarsiino
dhibanayaasha dhimanaya maalin kasta.
Fadlan ku deeq wax kasta oo aad awoodo,
nooguna soo hagaaji Account-yadaan hoose,
si aad u caawiso dadkan aad ka ugu
baahan caawimaadaada. Illaahay ha kaa
abaal mariyo Sadaqadaada.
Ummadda
Soomaaliyeed aad ayey maanta kuugu
baahan tahay, fadlan caawi, HARO waxay
ku dadaalaysaa inay dadka dhiban
goobahooda ugu tagto. Sida aad ku
arkayso sawiradan.
Fadlan
booqo website-keena
http://www.soomaalirelief.org/
Waxa
kale oo taagaarada lagu diri karaa
bangiyadan:
Wells Fargo Bank
Account No: 9371490138
AMA Bank of America
Account No: 0166767569
Donation
Humanitarian
African Relief Organization Foundation (HARO),
has been providing Services to reach out
to Somalians and Africans, to supply the
necessities of life to. We, as a whole
need to work together to stop profitable
diseases such as diaria, that is killing
infants due to the lack of medicine in
those countries. You can help change
those innocent infants from their
unfortunate future with a little
donation. Let’s come together to heel
our people of their suffering.
Put your dollars to work… Donate today
to help us deliver aid to innocent
people who are dying every day. Please
select any of the amounts below so you
can help provide aid those who are
desperately need your help. May Allah
reward you for your donations.
You can also deposit your donations
Wells Fargo Bank
Account No: 9371490138
OR
Bank of America
Account No: 0166767569
Please visit our website:
http://www.soomaalirelief.org/
Allgedo News Media
Network
allgedo@allgedo.com
|