SOMALI SERVICE
BBC 11:00 
BBC 14:00
BBC 18:00

Islamic centers
in California

Islamic centers
in Arizona

Worldwide Prayer Times

Somali Links
A
Afrikadabari
Abudwaq
Aftahan
Alldalka.com
Allpuntland
Allwadani.com
Allwaamo.com
Aminarts
B
Bakaaraha.com
BBC L. Af som/ga
Biyokulule.com
Buurhakaba.com
Buuloburde.com
C
adayga Cayaaraha.com Cadaado.net
Ceelbuurnet
Ceelbuur Online 
Ceelwaaq.com
D
Dayniile
Dhahar
Deeyoo

DjiboutNet
Diinsoor
G
Geeska Afrika
Goldogobsite.com
Goobjoog
H
Hadrawi
Halgan
Hiiraan Online
Himilo 
Hiiraan.com
I
Idaacadda Qur'anka
Israac
Islam East Africa
Idamaale
J
Jowhar.com
Jannaale
Jiimonet
M
Marka Caddeey
Mudug Online
Midgaan.com
Midnimo.com
S

Allgedo  News, November 10, 2007

Xildhibaan Ismaaciil Huure Buubaa oo daboolka ka qaadey inuu u taagan yahay jagada Ra'isal wasaaraha DFKMG ah

Baydhabo, Somalia - Xildhibaan Ismaaciil Maxamuud Hurre (Buubaa) oo ah Wasiirka Waxbarashadda ee DFKMG ah ayaa daboolka ka qaaday inuu yahay Musharax u taagan Jagada uu iska casiley Cali maxamed Geedi.oo ay si weyn isugu khilaafeen siyaasada Dowlada Ra'iisul wasaarihii xilka ka tagay ee Geedi, ayaa hada uu sheegay Mr. Buubaa inuu xilkaasi kasoo bixi karo.

Ismaaciil Buubaa ayaa himilooyinkiisa siyaasadeed kusoo bandhigay Qado sharaf uu shalay ku qabtay magaalada Baydhabo madashaasi oo uu ku casumay qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka oo tiradoodu lagu sheegay ilaa Boqol xubnood kuwaasi oo taagero u muujiyey Buubaa.

Ismaaciil Buubaa oo laf ahaantiisu xildhibaan ah isla markaana jegadii ugu danbeysay ee uu Xukuumada u qabto ay tahay Wasiirka Waxbarashada ayaa sheegay inuu xalin karo dhibaatooyin badan oo dowlada Federaalka heysta xiligan.

Buubaa oo horey usoo qabtay Jegada Wasiirka Arrimaha Dibada ee DFKMG ayaa ka mid ahaa xubnihii sida weyn uga shaqeeyey in dalka Soomaaliya laga qaado cunaqabateynta hubka taasi oo irida u furtay imaanshaha ciidamada Itoobiya iyo kuwa Midowga Afrika ee Ugandha, ayaa hada sheegay inuu wax weyn uu ka qaban karo xiriirka Caalamiga ah ee ay Dowlada la leedahay dalalka deeqda bixiya.

Xildhibaan Buubaa, waxa kaloo uu sheegay inuu gacan ka geysan doono sidii la isugu soo dhaweyn lahaa DFKMGS iyo Maamulka Somaliland, inkastoo uusan faahfaahin xeelladda siyaasadeed ee uu labada dhinac isugu keeni doono, iyadoo la og yahay inuusan Xildhibaankaasi ka degi karin Garoonka diyaaradaha Hargeysa, xitaa isago oo ka soo jeeda Beelaha degga Waqooyiga-galbeed ee Somalia. Hadal haynta ugu badan ee Xildhibaanadda Barlamaanka Federalka ee fadhigoodu yahay Baydhao ayaa su’aal ka keeni doona haddii Xilka Ra’isul-wasaarenimadda laga duudsiiyo beelaha Hawiye oo haatan u taagan, taasi oo dadka badadii ay u arkaan in lagu xadgudbay qaabkii awood qeybsiga Beelaha 4.5.


Shucayb Shire Allgedo/Baydhabo-Soomaaliya.




Allgedo News Media Network
allgedo@allgedo.com

 

 

                            Allgedo  Online © 2006 - All Rights Reserved.                        
 Contact us at:
allgedo@allgedo.com