SOMALI SERVICE
BBC 11:00 
BBC 14:00
BBC 18:00

Islamic centers
in California

Islamic centers
in Arizona

Worldwide Prayer Times

Somali Links
A
Afrikadabari
Abudwaq
Aftahan
Alldalka.com
Allpuntland
Allwadani.com
Allwaamo.com
Aminarts
B
Bakaaraha.com
BBC L. Af som/ga
Biyokulule.com
Buurhakaba.com
Buuloburde.com
C
adayga Cayaaraha.com Cadaado.net
Ceelbuurnet
Ceelbuur Online 
Ceelwaaq.com
D
Dayniile
Dhahar
Deeyoo

DjiboutNet
Diinsoor
G
Geeska Afrika
Goldogobsite.com
Goobjoog
H
Hadrawi
Halgan
Hiiraan Online
Himilo 
Hiiraan.com
I
Idaacadda Qur'anka
Israac
Islam East Africa
Idamaale
J
Jowhar.com
Jannaale
Jiimonet
M
Marka Caddeey
Mudug Online
Midgaan.com
Midnimo.com
S

Allgedo  News, November 6, 2007

Ciidamada Ethiopia oo howlgalo balaaran ka wada Qeybo ka mid ah Xaafadaha Muqdisho

Muqdisho, Somalia - Qaar ka mid Xaafadaha magaalada Muqdisho ayaa waxaa hawlgalo ka wada ciidamo Itoobiyaan ah, kuwaasi oo saaka gii waaberi ku kalahay xaafadaha Gubta, yaaqshid, Cali kamiin iyo qaybo kale oo ay ka mid yihiin Towfiiq, Ifka Xalan, Carafaat iyo goobo kale.

Hawlgalkan aya saaka ka wadaan xaafadaahaasi ciidamada Itoobiyaanka ayaa la sheegay inaanay ku wehelin ciidamo ka socda Dawlada Federaalka, waxaana ciidamadu ay gooyeen qaar ka mid ah wadooyinka isku xiri jirey xaafadahaasi, iyadoo hawlgalkan uu yahay mid guri guri ah loo baarayo.

Ma jiro wax iska horimaad ama iska caabin ah oo ay ciidamadani kala kulmeen hawlgalooda, iyadoo aysan jirin wax dad iyo gaadiid ah oo deegaanada hawlgalku ka socdo marata,waxaana istaagay gabi ahanba isusocodkii dadka iyo gaadiidka.

Howgalkan ay wadaan ciidamada Itoobiyaanka ee saaka ka socda qaybo ka mid ah xaafadaha magaalada Muqdisho ayaa wuxuu ku soo aadayaa iyadoo dhawaan Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Max'ed Cumar Xabeeb (Max'ed Dheere) uu sheegay in galbeedka jidka warshadaha ay dhawaan ka fulin doonaan hawlgalo baaxad weyn, isagoo ku tilmaamay deegaanadaasi inay ku sugan yihiin wax uu ugu yeeray dad dambiilayaal ah, isla markaana la keeni doono sharciga.



Xafiiska Wararka Allgedo ee Muqdisho-Soomaaliya.




Allgedo News Media Network
allgedo@allgedo.com


 

 

                            Allgedo  Online © 2006 - All Rights Reserved.                        
 Contact us at:
allgedo@allgedo.com