SOMALI SERVICE
BBC 11:00 
BBC 14:00
BBC 18:00

Islamic centers
in California

Islamic centers
in Arizona

Worldwide Prayer Times

Somali Links
A
Afrikadabari
Abudwaq
Aftahan
Alldalka.com
Allpuntland
Allwadani.com
Allwaamo.com
Aminarts
B
Bakaaraha.com
BBC L. Af som/ga
Biyokulule.com
Buurhakaba.com
Buuloburde.com
C
adayga Cayaaraha.com Cadaado.net
Ceelbuurnet
Ceelbuur Online 
Ceelwaaq.com
D
Dayniile
Dhahar
Deeyoo

DjiboutNet
Diinsoor
G
Geeska Afrika
Goldogobsite.com
Goobjoog
H
Hadrawi
Halgan
Hiiraan Online
Himilo 
Hiiraan.com
I
Idaacadda Qur'anka
Israac
Islam East Africa
Idamaale
J
Jowhar.com
Jannaale
Jiimonet
M
Marka Caddeey
Mudug Online
Midgaan.com
Midnimo.com
S

Allgedo  News, November 10, 2007

Dowalada Ethopia oo Markii ugu horeysay Qiratey in tiro ka mid ah ciidamadeeda ka jooga Muqdisho lagu diley dagaalada

Muqdisho, Somalia - Afhayeenka Ra’isalwasaaraha Itoobiya Simon Berket oo Magaalada Adis Ababa kula hadlayey saxafiyiinta ayaa la waydiiyey wararka warbaahinta caalamka baahinayso ee ku aadan ciidamo Itoobiyaan ah oo ku dhintey dagaaladii ka dhacay Muqdisho, waxaana uu sheegay in ugu yaraan 5 ka mid ah ciidamada Itoobiyaanka lagu diley dagaaladii ka dhacay Muqdisho, waxaana uu sheegay in dagaalkaasi uu ahaa mid ay ciidamada Itoobiyaanku la galeen kooxda Al-Shabaab iyo wax uu ugu yeeray kooxo argagixiso ah.
 
Simon Berket wuxuu sheegay in ciidamada Itoobiyaanka ay u joogaan magaalada Muqdisho hawgal amaan sugid ah oo ay ku gacan siinayaan ciidamada DFKMG ah ee Soomaaliya oo uu sheegay inay waydiisatey inay gacan siiyaan, isla markaana ay gudanayaan hawshii laga codsadey ee amaan ku soo celinta magaalada Muqdisho, waxaana uu sheegay inay jiraan kooxo qabaa’il oo si qaldan u fahmay hawsha ciidamada.
 
Hadalkan ka soo yeeray Afhayeenka Ra'isal wasaaraha Itoobiya ee uu ku qirey dhimashada soo gaartey ciidamada Itoobiyaanka Muqdisho ayaa ku soo aadaysaa iyadoo maalmihii ugu dambeeyey dagaalo qaraar oo ka dhacay magaaalda Muqdisho ay ku dhinteen in ka badan Boqol qof oo isugu jira dad Rayid ah ee aan dagaalada Muqdisho ka socda lug ku laheyn, ciidamo Itoobiyaan ah iyo kooxihii ka soo horjeeday.


Allgedo-News



Allgedo News Media Network
allgedo@allgedo.com

 

 

                            Allgedo  Online © 2006 - All Rights Reserved.                        
 Contact us at:
allgedo@allgedo.com