SOMALI SERVICE
BBC 11:00 
BBC 14:00
BBC 18:00

Islamic centers
in California

Islamic centers
in Arizona

Worldwide Prayer Times

Somali Links
A
Afrikadabari
Abudwaq
Aftahan
Alldalka.com
Allpuntland
Allwadani.com
Allwaamo.com
Aminarts
B
Bakaaraha.com
BBC L. Af som/ga
Biyokulule.com
Buurhakaba.com
Buuloburde.com
C
adayga Cayaaraha.com Cadaado.net
Ceelbuurnet
Ceelbuur Online 
Ceelwaaq.com
D
Dayniile
Dhahar
Deeyoo

DjiboutNet
Diinsoor
G
Geeska Afrika
Goldogobsite.com
Goobjoog
H
Hadrawi
Halgan
Hiiraan Online
Himilo 
Hiiraan.com
I
Idaacadda Qur'anka
Israac
Islam East Africa
Idamaale
J
Jowhar.com
Jannaale
Jiimonet
M
Marka Caddeey
Mudug Online
Midgaan.com
Midnimo.com
S

Allgedo  News, November 12, 2007

Xubnaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Dowladda KMG ah ee ku sugan Garbahaarey oo waxba kama jiraan ku tilmaayay natiijooyinkii doorasho ee kasoo baxay Degmooyinka Gobolka Gedo, marka laga reebo Degmada B/Xaawo

G/Haarey, Somalia - Xubnaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Dowladda KMG ah ee haatan ku sugan magaala madaxda Gobolka Gedo ee Garbahaarey ayaa waxba kama jiraan kasoo qaaday natiijooyinkii doorasho ee kasoo baxay Degmooyinka Gobolka Gedo, marka laga reebo Degmada B/Xaawo. 

Go'aankaankaan kasoo baxay xubnaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee DKMG ah ayaa ka danbeeyay kaddib markii ay beryahaan soo baxayeen warar sheegayay in ay jiraan dad shaqsiyaad ah oo iyagagoo ujeedooyin gaar ah wata doonayay in ay marin habaabiyaan habsami u socodkii howlaha maamul u sameynta Gobolka Gedo.

Dhanka kale, magaalada G/haarey ayaa waxaa beryahaan kusoo qul-qulayay mas'uuliyiin ka kala socday waaxda Horomarinta Dowladaha Hoose ee Wasaarada Arimaha Gudaha DKMG,  Hay'adda UNOPS/LGD iyo qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka ee beelaha Sade ee Degmooyinka Gobolka Gedo.

Isku soo wada duuboo, waxa haatan la sugaaba waa natiijada kama danbeysta ah ee ay sida wada jirka ah u soo saari doonaan mas'uuliyiinta ka socda Wasaarada Arrimaha Gudaha ee dowladda KMG ah iyo odayaasha dhaqanka beelaha Sade ee haatan ku sugan magaalada G/Haarey.


Shucayb Shire,  Allgedo-Baydhabo.



Allgedo News Media Network
allgedo@allgedo.com

 

 

Ugaas Cumar Ugaas Xirsi oo ka hadley howlaha dhismaha Maamul u sameynta Gobolka Gedo

 

Wasaarada Arimaha Gudaha DFKMG oo sheegtay in dib loo dhigay howlahii Maamul u sameynta Gobolka Gedo

 

Degmooyinka Gobolka Gedo oo ay ka soconayaan Howlo Maamul loogu sameynayo

                            Allgedo  Online © 2006 - All Rights Reserved.                        
 Contact us at:
allgedo@allgedo.com