SOMALI SERVICE
BBC 11:00 
BBC 14:00
BBC 18:00

Islamic centers
in California

Islamic centers
in Arizona

Worldwide Prayer Times

Somali Links
A
Afrikadabari
Abudwaq
Aftahan
Alldalka.com
Allpuntland
Allwadani.com
Allwaamo.com
Aminarts
B
Bakaaraha.com
BBC L. Af som/ga
Biyokulule.com
Buurhakaba.com
Buuloburde.com
C
adayga Cayaaraha.com Cadaado.net
Ceelbuurnet
Ceelbuur Online 
Ceelwaaq.com
D
Dayniile
Dhahar
Deeyoo

DjiboutNet
Diinsoor
G
Geeska Afrika
Goldogobsite.com
Goobjoog
H
Hadrawi
Halgan
Hiiraan Online
Himilo 
Hiiraan.com
I
Idaacadda Qur'anka
Israac
Islam East Africa
Idamaale
J
Jowhar.com
Jannaale
Jiimonet
M
Marka Caddeey
Mudug Online
Midgaan.com
Midnimo.com
S

Allgedo  News, November 8, 2007

Magaalada Laascaanood oo ay ka soconayaan Dibad baxyo Rabshado wata

Laascaanood, Somalia - Hal qof oo Rayid ah ayaa ku geeriyoodey, labo kalena waa ay ku dhaawameen dibad baxyo balaaran oo shaley ka dhacay Magaalada laascaanood, waxaana uu ka dhashay kadib markii ciidamada Maamulka Somaliland ay isku dayeen in gudaha ay u soo galaan Magaalada si ay halkaasi uga qaadaan taayaro iyo wax yaabo kale oo la sheegay in wadooyinka dhexooda dad careysani ay dhigeen.

Banaanbaxaan oo ay sameeyeen Boqolaal dad ah oo ka soo horjeeda joogitaanka ciidamada Maamulka Somaliland ee ku sugan Magaalada Laascaanood ayaa waxaa uu ahaa mid rabshado iyo dhagaxtuur watay, waxaana la arkayey wadooyinka oo ay goynayaan kooxaha banaabaxa soo abaabuley.

Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaaraya magaalada Laas Caanood ayaa waxa ay sheegayaan in xalay dadka degan magaaladaasi ay bilaabeen in ay xiraan wadooyinka laamiga ah. Xiritaankani ayaa ka dambeeyay kaddib markii shalay ciidamada Militariga Somaliland ay ka qaadeen wadooyinka dhagxaan iyo gaadiid burbursan, waxaana ciidamadaasi ay baxeen xalay fiidkii markii ay rideen rasaas aan sidaasi u badneyn.


Allgedo-News




Allgedo News Media Network
allgedo@allgedo.com



 

 

                            Allgedo  Online © 2006 - All Rights Reserved.                        
 Contact us at:
allgedo@allgedo.com