SOMALI SERVICE
BBC 11:00 
BBC 14:00
BBC 18:00

Islamic centers
in California

Islamic centers
in Arizona

Worldwide Prayer Times

Somali Links
A
Afrikadabari
Abudwaq
Aftahan
Alldalka.com
Allpuntland
Allwadani.com
Allwaamo.com
Aminarts
B
Bakaaraha.com
BBC L. Af som/ga
Biyokulule.com
Buurhakaba.com
Buuloburde.com
C
adayga Cayaaraha.com Cadaado.net
Ceelbuurnet
Ceelbuur Online 
Ceelwaaq.com
D
Dayniile
Dhahar
Deeyoo

DjiboutNet
Diinsoor
G
Geeska Afrika
Goldogobsite.com
Goobjoog
H
Hadrawi
Halgan
Hiiraan Online
Himilo 
Hiiraan.com
I
Idaacadda Qur'anka
Israac
Islam East Africa
Idamaale
J
Jowhar.com
Jannaale
Jiimonet
M
Marka Caddeey
Mudug Online
Midgaan.com
Midnimo.com
S

Allgedo  News, November 9, 2007

Madaxweynaha DKMG ah ee Soomaaliya C/laahi Yuusuf Axmed oo shalay gelinkii dambe ka degay Magaalada Nairobi 

Nairobi, Kenya - Madaxweynaha DFKMG ah ee Soomaaliya Mudane C/laahi Yuusuf Axmed iyo wafdi balaaran oo uu hogaamiayo ayaa shaley gelinkii dambe gaarey Magaalada Nairobi, waxa safarkiisa ku wehliya Guddoomiyaha guddiga shirkii dib u heshiisiinta Beelaha Soomaalida Cali Mahdi Maxamed.

Madaxweyne Yuusuf socdaalkiisa Nairobi waxa uu yimid kaddib markii maalintii shalay ahayd uu magaalada Baydhabo kulan kula qaatay saraakiil ka socotay beesha caalamka iyo Xubno ka ursan Golaha Baarlamaanka, waxaana lagu wadaa mudada uu joogo Nairobi inuu wada la tashiyo ballaaran oo ku aadan Ra’iisal wasaaraha cusub ee uu soo magacaabi doono uu la yeesho Diblomaasiyiinta dalalka deeqaha bixiya.


Allgedo-News




Allgedo News Media Network
allgedo@allgedo.com



 

 

                            Allgedo  Online © 2006 - All Rights Reserved.                        
 Contact us at:
allgedo@allgedo.com