HOME | NEWS | MAQAALLO | GEDO | FEEDBACK

SIGN/VIEW: GUESTBOOK

logo logo
WELCOME TO ALLGEDO ONLINE
 


May 12, 2004

SOW LAMA GAARIN?
 

Walaala yaal sow lama gaarin xiligii aanu huradada ka toosi lahayn,sow lama
gaarin xiligii aanu u dhaqaaqi lahayn danteena iyo dadkeena oo aanu 
uduubano,sow lama gaarin xiligii aanu wax garan lahayn?,
 
Halka aduunkii qaaradaha kala ahaa isku noqday Gobol ama magaalo qura ama 
Yurubtii kala duwanyd wax waliba inta dhinac iska dhigeen isku duubmayaan
miyaan inana labadii, Dal, Diin, iyo Dad wada dhashay ahaa Isdilayaan oo sii kala 
durkayaan?
 
Ugu dambaytii hadii aan ku darsado figradayda waxa ay ila tahay sida xal 
loogu heli karo Gedo aniga oo waliba Mahad garaar ah u cilinayo Bahada
Shabakada Allgedo, iyo dhamaan, inkastoo ku hawlan Nabada iyo hor u marka,
Ayay ila tahay in Qoriga la dhigo oo Qalinka laqaado, Oo ogaada oo Aqoontu 
Indheergarad iyada ayaa la ehel ah,Jaahil nimana Jabhad baa la ehel la ah,!
Sidii horayba loo yirina macnihiisu waa: JAB & HAD
Oo wada ah Bur bur iyo ba'ba,!!!!!!!
Hadaba sow indheer garad garato malahin oo lama gaarin xiligii ay gudoomin
lahaayeen?.!!!!!!!!!!!! Ama  magaraad sano oo iskama garano Gudintan i jari in
uu geed kay ah ku jiro.?!!!!!!!!!!!
 
                
ALLAA MAHAD LEH.


Youssefj@aol.com      

 

 

 

 

 

 

 

 

All Gedo Online © 2004 - All Rights Reserved.
contact us at: webmaster@allgedo.com