Home » News

Warsaxaafadeed: Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo maanta ka qeyb galay shir looga hadlayay arrimaha Xuruyatul-qowlka (Masawiro)

May 17, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta ka qeybgalay kulan labo maalmood ka soconayay Xalane kaa oo ay soo qaban qaabiyeen Wasaaradaha Dastuurka iyo Warfaafinta loogana hadlayay Qebyo-Qoraalka Dastuurka ee ku aadan Arrimaha Xuquuqul Insaanka. Ugu horeyn Wasiir Ku-xigeenka Warfaafinta, Cabdulaahi Bille Nuur, ayaa Sheegay in Shirka labadii maalmood ee la soo... 

Warsaxaafadaeed Shirkii Golaha Wasiiradda Soomaaliya ee maanta (Sawiro)

May 17, 2012
Shirkii Golaha Wasiiradda Muqdisho, 17 Maarso 2012 (Muqdisho, 17 May 2012) Shir ay maanta yeesheen Golaha Wasiiradda oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali, ayaa looga hadlay arrimaha dhameystirka xilliga Kala Guurka ah. Ugu horeyntii Ra’iisul Wasaaraha ayaa ka warbixiyey muhiimadda dhameystirka Xaaladda Kala Guurka ah oo uu sheegay inay lagama maarmaan... 

Prof A. I. Samatar and his fallacy on the new life in Mogadishu

May 17, 2012
By Abdirahman Omar Osman (Eng. Yarisow) engabdirahman@gmail.com, ayarisow@opm.gov.so In response to Professor Abdi Ismail Samatar’s article entitled “UN threatens the Somali democratic movement” which he raised a number of questions including what is a Roadmap? And who is Spoiler? http://www.hiiraan.com/op4/2012/may/24036/un_threatens_the_somali_democratic_movement.aspx While the TFG welcomes... 

EU force strikes Somali pirates at home

May 16, 2012
Campaign intensifies … HMS Westminster destroys a captured pirate whaler. Photo: Royal Navy NAIROBI: European anti-piracy forces have carried out their first air attack  on mainland Somalia, strafing a beach from a low-flying helicopter and  destroying pirates’ boats, fuel supplies and an arms cache. The attack is likely to lead to an intensification of the campaign against  the multimillion-dollar... 

Former Somali prime minister asks Va. court to rule he is immune from war crimes lawsuit

May 16, 2012
RICHMOND, Va. — A lawyer for the former prime minister of Somalia told a federal appeals court Wednesday that a judge improperly acquiesced to the State Department’s view that his client can be sued over alleged war crimes. Mohamed Ali Samantar is appealing U.S. District Judge Leonie Brinkema’s ruling that he is not entitled to immunity from a lawsuit filed in 2004 by several Somalis who claimed... 

Barnaamijka Dareenka shacabka iyo siyaasiga ee HCTV iyo kaalinta dumarka soomaaliyeed (Daawo Video)

May 16, 2012
Barnaamijka dareenka shacabka iyo siyaasiga ee ka baxa HCTv ayaa todobaadkan waxuu dood ka sameeyey kaalinta Dumarka soomaaliyeed ay ka qaadan karaan (Dib u heshiisiinta iyo siyaasada cakiran ee soomaaliya). Barnaamijkan dareenka shacabka iyo siyaasiga (DSS) waxaa ka qayb qaatey 4 gabdhood oo madasha fadhidey iyo gabar uga ayb qaadatey qadka telephoneka iyo weliba gabdho kale oo qadka taleephoneka... 

Qaar ka mid ah odayaashii dhaqanka Puntland oo ka baxay shirka Muqdisho.

May 15, 2012
Garowe, Somalia (AOL) – Qaar ka mid ah oday dhaqameedyadii reer Puntland oo mudadaanba ka qeyb galayay shirweynaha Soomaaliyeed ee Muqdisho ayaa isaga baxay shirka dibna ugu laabtay Puntland. Odayaashan oo maanta si diiran loogu soo dhaweeyay Garoowe ayaa sheegay in sababta ay uga soo baxeen shirka uu yahay iyaga oo si weyn u saluugsan qaabka uu u qoran yahay Dastuurka qarsoodiga ah oo ay in... 

EU carries out first air strikes against Somali pirates

May 15, 2012
The European Union naval force patrolling the Indian Ocean on Tuesday carried out its first air strikes against pirate targets on shore, with a pirate reporting that the raid destroyed speed boats, fuel depots and an arms store. Somali pirates raided by EU naval forces for the first time Bile Hussein, a pirate commander, said Tuesday the attack on Handulle village in the Mudug region of Somalia’s... 

‘Ring of Fire’ Solar Eclipse Occurs May 20

May 15, 2012
Skywatchers in East Asia and the western United States should circle Sunday (May 20) on their calendars. That’s when a solar eclipse will block out most of the sun, leaving a spectacular “ring of fire” shining in the sky for observers located along the eclipse’s path. The event is what’s known as an annular solar eclipse — from the Latin “annulus,” meaning... 

Shirka odayaasha dhaqanka ee Muqdisho ka socda oo wado fashil ah ku socda – By Suldaan Ali Abdulahi Hassan.

May 15, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Sida ay cadeeyeen shaqsiyaad goob-joog ahi waxaa jiray ilaa iyo maalinimadii sabtiga oo ay taariikhdu aheyd May 12, 2012 in ay shirka ka bexeen xubno ka yimid deegaano kala duwan, sida kuwo ka yimid Gobolka Galgaduud iyo Waqooyi Bari (Maamulka Puntland). By Suldaan Ali Abdulahi Hassan shacbaan5@hotmail.com ———————————– Dhinaca...