Home » News

Xildhibaan Bare Hiiraale oo ka tegay Dolow gaareyna Degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo.

May 15, 2012
Doolow, Somalia (AOL) – Sida ay sheegayaan ilo wareedyo lagu kalsoonaan karo oo ku sugan degmada Dolow ee Gobolka Gedo ayaa waxay sheegayaan in Xildhibaan Bare Hiiraale iyo Saraakiil la socota oo mudooyinkii ugu dambeeyey ku sugnaa degmadaasi in ay shalay galab halkaasi si Qarsoodi ah uga baaxeen, iyagoona isla xaleyba gaarey degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo oo ay maamulaan Ciidamada DKMG iyo... 

Statement by the Press Secretary on Uganda’s Capture of a Senior Commander in the Lord’s Resistance Army.

May 14, 2012
THE WHITE HOUSE Office of the Press Secretary FOR IMMEDIATE RELEASE May 14, 2012 The United States congratulates the Government of Uganda on the capture of one of the senior commanders of the Lord’s Resistance Army (LRA) by the Ugandan military.  The capture of Maj. Gen. Ceasar Acellam is a testament to the resolve of Uganda and its military forces to work with regional forces to end the threat... 

Somali Government Calls on International Community to Fulfill Pledges for the Roadmap

May 14, 2012
Mogadisho, Somalia (AOL) - In three months, the Transitional Federal Government is expected to end the transition in August 2012. Without much support from the International Community, the government has implemented key tasks of the Roadmap Agreement, including the development of a draft constitution for an adoption, improving the security situation of the country and making substantial progress on... 

Ugaas Axmed Bare Cali (Taakooy) iyo wafti uu hogaaminayo oo galabta ka duulay Garoonka diyaaradaha ee Caabudwaaq (Sawiro)

May 14, 2012
Muqdisho, Somalia (AOL) – Waftigaan galabta ka ambabaxay Garoonka diyaaradaha degmada Caabudwaaq ayaa waxaa hogaaminayay Ugaaska beesha Sade Bari – Ugaas Axmed Bare Cali (Taakooy), waxaana ay gaarayeen 9 xubnood oo isugu jira xildhibaano ka tirsan DKMG, Odayaal dhaqameed iyo Qurbajoog. Ugaas Taakooy oo inta uusan ka duulin garoonka diyaaradaha Caabudwaaq la hadlay warbaahinta ayaa sheegay... 

Munaasabad lagu dhaarinayay Wasiirka beeraha oo ka dhacday Xafiiska Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya (Sawiro)

May 14, 2012
Muqdisho, Muqdisho (AOL) – Munaasabad maanta lagu dhaarrinayay wasiirka cusub ee Beeraha iyo Xanaanada Xoolaha ahna Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Soomaaliya  isla markaana ay ka soo qeyb galleen mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya, iyadoona ay munaasabada dhaarta ah lagu qabtay Xafiiska Gudoomiyaha Baarlamaanka ee magaalada Muqdisho. Munaasabadda ayaa waxaa goob joog... 

Beeraleyda Baardheere oo ka cabanaysa Roob yaraan ka jirta deegaanka oo hoos u dhac ku keentay wax soosaarkii Beeraha (Sawiro)

May 14, 2012
Baardheere, Somalia (AOL) – Beeraleyda ku dhaqan degmada Baardheere iyo tuullooyinka hoos yimaada oo isugu jira kuwa waraabka iyo roob falatada ayaa xilligani waxaa ay ka deyriyeen roob yaraan ka jirta deeganka, ka dib markii roobabkii xilliga guga oo la filayey in Beeraleydu ay ka faa’ideystaan sanadkan aanan sidii la rabey uga da’in deegaanka, taasina waxaa ay dib u dhac balaaran... 

AMISOM peacekeepers successfully complete an advanced course on International Humanitarian Law and the rules of conduct.

May 14, 2012
PRESS RELEASE (For immediate release):   Mogadishu – May 13th, 2012; 17 AMISOM peacekeepers have successfully completed an advanced course on International Humanitarian Law applicable to the Somali context. The ongoing training builds on standard pre-deployment preparation AMISOM officers receive before they are deployed to Somalia. 50 AMISOM officers will soon receive similar training. Read... 

Kumuu ahaa Xaaji Ibraahim Cismaan Uunlaaye?

May 13, 2012
Marka hore mahad idilkeed waxaa iska leh Allaah, naxariis iyo nabadgelyana Rasuulkeenii ayeey korkiisa ahaatay, kadib dhammaan akhristayaasha sharafta iska lahoow iga gudooma salaanta islaamka ah ACWW. Taariikh waliba mar bay qorantaa, qof walibana wuxuu galo ama qabto ayuu taariikhda ku galaa. Qofbaa waxa uu taariikhda ku galaa geesinimo, mid baa ku gala magac dheeri uu ku muteystay arimo kale. Mar... 

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Leicester oo u tacsiyeeynaysa qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay Allaha u naxariistee Xaaji Ibraahim Uunlaaye.

May 13, 2012
Dhammaan waxgaradka iyo aqoonyahanada jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaalada Leicester waxa ay tacsi u dirayaan dhammaan ummadda Soomaaliyeed meel walboo ay joogaanba kadib geeridii ku timid ganacsadihii weynaa ee Soomaaliya Allaha u naxariistee Xaaji ibraahim Cismaan Uunlaaye oo maanta ku geeriyooday magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Ibraahim Uunlaaye waxaa lagu xasuustaa sida hagar la’aanta leh... 

Bishaaro, Bishaaro: Booqo gedolive.com oo ah Shabakad cusub oo kusoo biirtay Shabakadaha Soomaaliyeed.

May 13, 2012
Akhriste-yaasha Allgedo Online waxaa lagu wargelinayaa in ay dhawaan hawada soo gashay Shabakad cusub oo ka mid ah Shabakadaha ay gacanta ku hayaan, isla markaana ay maamulaan mulkiile-yaal Soomaaliyeed.  Shabakadda cusub oo uu cinwaankeedu yahay www.gedolive.com oo markii aad booqato si weyn uga heli doonto, isla markaana ay kusoo jiidan doonto qaabka quruxda badan ee loo naqshadeeyay ayaa waxay...