Home » Sports
Kooxda kubadda cagta degmada Dharkeynleey oo ku guuleysatay koobkii ciyaaraha degmooyinka Gobolka Banaadir (Sawiro)
Muqdisho, Somalia (AOL) – Kadib ciyaar final ah oo ay kasoo qeyb galeen kumanaan taageerayaal ah oo galabta ka dhacday garoonka kubadda cagta ee Stadiom Koonis ayaa waxaa ciyaartooyda degmada Dharkeynleey ay ciyaar kama dambeys ah oo ka tirsaneyd ciyaaraha degmooyinka gobolka Banaadir ay isaga horyimaadeen kooxda degmada Yaaqshiid.
Waxaana ciyaartaas oo ay kasoo qeyb galeen masuuliyiinta...
Wajigii koobaad ee Ciyaarihii degmooyinka gobolka Banaadir oo soo gaba gaboobay iyo diyaar garowga wajiga labaad oo socda (Sawiro)
Muqdisho, Somalia (AOL) – Waxaa wali si habsami leh uga soconaya garoonka kubadda cagta Banaadir Stadiom ciyaaraha 16-ka degmo ee gobolka Banaadir, ayaa waxaa maanta soo gaba gaboobay wajigii koobaan ee ciyaarahaasi.
Kadib kulan xiiso badan oo galabta isku arkay ciyaartoyda degmooyinka Wadajir Vs Xamarweyne , waxaana kulankaasi uu ahaa mid xiiso iyo xamaasad badan watay iyadoona ciyaartaasi...
Maalintii labaad oo si habsami leh ay u socdaan ciyaarihii degmooyinka gobolka Banaadir iyo ciyaartoyda Wardhiigleey oo ku guuleystay koobkii xuska munaasabadda sanad guurada 68 ee aas aaska Booliska Soomaaliyeed (Sawiro)
Muqdisho, Somalia (AOL) – Kadib markii uu shalay furay ciyaaraha 16-ka degmo ee gobolka Banaadir madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Shariif Sheekh Axmed, ayaa waxaa garoonka Stadiom Koonis ka socda hardanka kooxaha degmooyinka gobolka Banaadir.
Xafladdii furtaanka shalay kadib ayaa waxaa foodda is daray kooxaha degmooyinka Dharkiinleey iyo Dayniile waxaana guushu ku raacday kooxda degmada...
Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta furay ciyaaraha degmooyinka gobolka Banaadir (Daawo Sawiro)
Muqdisho, Somalia (AOL) – Xaflad si weyn loo soo agaasimay oo ay soo qaban qaabiyeen maamulka gobolka Banaadir oo daaha looga qaadayay ciyaaraha degmooyinka ayaa waxaa xariga kajaray mudane Shariif Sheekh Axmed madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaliya.
Munaasabaddani oo aheyd mid caalami ah ayaa waxaa kasoo qeyb galay masuuliyiin fara badan oo katirsan dowladda kooxaha ciyaartooyda 16-ka degmo...
Gabdhaha Qaranka Soomaaliya oo ka Badiyay Xulka Qatar (Halkan ka Daawo)
Ciyaar aad u kulul oo dhexmartay xulalka gabdhaha kubadda Basket-ballka ee qaramada Soomaaliya iyo Qatar ayay xulka gabdhaha Soomaaliya ciyaartaasi kasoo hoyeen guul aad u weyn.
Gabdhaha xulka Soomaaliya ayaa wacdaroo ka dhigay ciyaartii ay la dheeleen xulka qaranka ee dalka Qatar, waxaana ciyaart kasoo qeybgalay taageerayaal Soomaaliyeed oo ku dhaqan dalkaasi Qatar, kuwaasoo aad ugu riyaaqeen ciyaartii...
Ciyaartoyeda xulka kubadda Itoobiya oo galabta 5-0 uga badiyay xulka kubadda Somaaliya (Daawo ciyaarta)
Addis Ababa, Ethiopia (AOL) - Ciyaar kulul oo galabta dhex martay ciyaartoyda xulka kubadda cagta ee Soomaaliya iyo ciyaartoyda xulka Itoobiya ayaa waxay 90-kii daqiiqo ee ciyaarta kusoo gebo-gebowday 5-0 ay ciyaartoyda Itoobiya ugu xoog sheegatay xulka Qaranka kubadda cagta ee Soomaaliya.
Kooxda xulka kubadda cagta Itoobiya ayaa galabta soo bandhigay ciyaar wanaag halka ay kooxda kubadda cagta...
Cayaaro kubada cagta ah oo xiiso badan oo ka biloowdey degmada Beled Xaawo ee Gobolka Gedo (Masawiro)
Beled-xaawo, Somalia (AOL) – Waxaa wax aad loogu farxo ah in dhalinyarada ku nool gobolka gedo gaar ahaan magaalada Beled xaawo uu durba ka muuqdo sansaan isbadal wanaagsan ah, kaasoo la oran karo waxay dareemeen saxan saxo nabadeed kadib markii ay dhalinyaradii da’da yaraa oo inta badan ah ardada magaalada beled xaawo iyo degmaayinka ka agdhow ay u bilaabatay kulamo cayaared oo aad u xiisa...
Horyaalkii 26aad ee Wiilasha Kubadda Koleyga oo ka Furmay Muqdisho (Masawiro)
Muqdisho, Somalia (AOL) - Garoonka Kubadda Koleyga 1-da Luulyo (Ex-Lugino) ee magaalada Muqdisho ayaa si rasmi ah waxaa uga furmay Horyaalkii 26aad Wiilasha Kubadda Koleyga Soomaaliyeed, waxaana tartankan si habsami leh u soo agaasimay Xiriirka Soomaaliyeed ee K/Koleyga.
Furitaanka Tartankan oo ay ka soo qeybgaleen mas`uuliyiin kala duwan sida Ra`iisul wasaare ku xigeenka ahna wasiirka Gaashaandhiga,...
Soo dhawayntii Maryan Ibraahin (Qaynuun) iyo Jaaliyadda Soomaalida Finland (Sawiro)
Helsinki, Finland (AOL) – Xafladan oo ay soo agaasimeen bahda Isboortiga ee Finland iyadoo qarashaka ku baxay uu kaalin weyn ka qaatay ururka midnimada Soomaaliyeed ee Finland oo had iyo jeer ku howlan wax u qabashada jaaliyadda Soomaliada Finland.
Ugu horayntii waxaa halkaasi ka hadlay guddoomiye ku xigeenka ururka midnimada Soomaaliyeed ee Finland ahna guddoomiye ku xigeenka xiriirka kubada...
Hay’adda HIRDA oo Qalab Sports ku taageertay Naadiyaasha ka dhisan Buula-Bacley iyo Buulo-Koontarool ee Galkacyo (Sawiro)
Xaflada Balaaran oo lagu Bixinaayay Qalab Sports ayaa Galabta Waxaa Ay Ka Dhacay Cawaale Studim Ee Magaalada Gaalkacyo Waxaana Ka Soo Qayb Galay Dhamaan Kooxaha Sportiga iyo Dad Weyne fara badan oo ku sugan Magaalada Gaalkacyo.
Ugu Horeyn furitaankii xafladaasi Waxaa Halkaas ka Hadlay C/qani khaliif (Carabeey) oo ku Hadlaayay Magaca Hay’ada HIDRA oo Fadhigeedu Yahay Wadanka Holand waxaana...
