Home » Sports

Horyaalkii 26aad ee Wiilasha Kubadda Koleyga oo ka Furmay Muqdisho (Masawiro)

Nov 12, 2011
Muqdisho, Somalia (AOL) - Garoonka Kubadda Koleyga 1-da Luulyo (Ex-Lugino) ee magaalada Muqdisho ayaa  si rasmi ah waxaa uga furmay Horyaalkii  26aad Wiilasha Kubadda Koleyga Soomaaliyeed, waxaana tartankan si habsami leh u soo agaasimay Xiriirka Soomaaliyeed ee K/Koleyga.  Furitaanka Tartankan oo ay ka soo qeybgaleen mas`uuliyiin kala duwan sida Ra`iisul wasaare ku xigeenka ahna wasiirka Gaashaandhiga,... 

Soo dhawayntii Maryan Ibraahin (Qaynuun) iyo Jaaliyadda Soomaalida Finland (Sawiro)

Nov 10, 2011
Helsinki, Finland (AOL) – Xafladan oo ay soo agaasimeen bahda Isboortiga ee Finland iyadoo qarashaka ku baxay uu kaalin weyn ka qaatay ururka midnimada Soomaaliyeed ee Finland oo had iyo jeer ku howlan wax u qabashada jaaliyadda Soomaliada Finland.   Ugu horayntii waxaa halkaasi ka hadlay guddoomiye ku xigeenka ururka midnimada Soomaaliyeed ee Finland ahna guddoomiye ku xigeenka xiriirka kubada... 

Hay’adda HIRDA oo Qalab Sports ku taageertay Naadiyaasha ka dhisan Buula-Bacley iyo Buulo-Koontarool ee Galkacyo (Sawiro)

Oct 25, 2011
Xaflada Balaaran oo lagu Bixinaayay Qalab Sports ayaa Galabta Waxaa Ay Ka Dhacay Cawaale Studim Ee Magaalada Gaalkacyo Waxaana Ka Soo Qayb Galay Dhamaan Kooxaha Sportiga iyo Dad Weyne fara badan oo ku sugan Magaalada Gaalkacyo.  Ugu Horeyn furitaankii xafladaasi Waxaa Halkaas ka Hadlay C/qani khaliif (Carabeey) oo ku Hadlaayay Magaca Hay’ada HIDRA oo Fadhigeedu Yahay Wadanka Holand waxaana... 

Ciyaar aad u xiiso badan ayaa waxa ay galabta ka dhacaday garoonka kubada cagta ee Cawaale Stadium ee magalada Galkacyo (Sawiro)

Oct 14, 2011
Galkacyo, Somalia (AOL) – Cayaartani maanta ayaa waxaa ay dhex martay labada naadi ee heerka kowad ee Puntalnd Horseed vs Komseed oo kawada dhisan magaalada Galkacyo iyo Garowe,  waxana  cayaartaan aadka u xiisaha badan ay galabta ka dhacaday garoonka  kubada cagta ee magalada Galkakacyo aydoona tarbunka garoonka ay soo buux dhafiyeen taageerayaal u badnaa kooxda Komseed oo u ciyaarta magaalada... 

Deeq qalab ciyaartoy ah oo lasoo gaadhsiiyay ciyaar-yahanada gobolka Sool (Sawiro)

Aug 28, 2011
Deeqdaan oo ahayd kubado ayaa waxaa ciyaartoyda gobolka Sool ugu soo deeqay aqoonyahan ka mid ah qurba joogta oo lagu magacaabo Dr. Axmed Madar Cali iyadoo uu soo gaadhsiiyay Gudoomiyaha jaamacada Nugaal Prof. Cabdirisaaq Lafoole.  Munaasibad lagu gudoonsiiyay ciyaaryahanada kubadahaasi ayaa lagu qabtay hoolka jaamacada Nugaal, halkaasoo ay ka soo qayb galeen Isu duwaha ciyaaraha iyo dhalinyarada... 

Homaboro oo 7 Sano kadib COMSED FC dhulka dhigtay xuska maalinta 1-da Luuliyo (Masawiro.)

Jul 6, 2011
Ciyaar si weyn loo agaasimay oo qeyb ka aheyd xuska 1 Luuuliyo oo ku beegneyd 51 guuradii kasoo wareegatay maalintii dhulkeena hooyo calan soomaaliyeed oo xor oo laga taagay ayaa waxa ay ka dhacday Garoonka Weyn Cawaale Stadium ee magaalada Galkacyo. Halkaan ka daawo masawirada ciyaartoyda iyo dadweyne ciyaarta u daawasho tagay Munaasabaddan lagu maamusayay 1 luuliyo waxaa kasoo qeybgalay maamulka... 

Xafladdii furitaaanka Ciyaaraha Helsiki-cup 2011 ee Sanadkiii 17aad waxaana soo qabanqaabiyay Ururka Socus (Sawiro)

Jun 18, 2011
Waxaa maalini-nimaddii Arbacda Taarikhdu ku beegnayd June 15, 2011, lagu qabtey magaalada Helsinki, ee Caasimada Wadanka Finland koobka Helsinki-Cup oo xiligan ay ku baratamayeen sanadkaan 10 kooxood, kuwaasoo ka kale yimid magaalooyin kale duwan oo ku yaalo dalka Finland.  Koobkan ayaa waxaa soo agaasimay iskuna  soo duba riday Ururuka Somali Culture Sports, waxa uuna socon doona muddo todobaad... 

Olambikada Puntland & Wasaaradda Isboortiga ee Puntland oo Xiriirka kubbada cagta Soomaalida ku eedeeyey eex & wax isadabamarin joogto ah.

Jun 6, 2011
Gaalkacyo, Somalia (AOL) – Gudiga Olambikada ee Puntland & wasaarada shaqada, shaqaalaha, dhalinyarada & isboortiga ee dawlada Puntland ayaa canbaareyn kulul usoo jeediyey xiriirka kubbada cagta Soomaaliyeed, kuwaas oo lagu eedeeyey inay si joogto ah uga shaqeeyaan isdaba marinta deeqda loogu tala galay hormarinta isboortiga ee Puntland oo ay ku jiraan hormarinta isboortiga Puntland,... 

Barcelone oo xaley ku guuleysatey koobka naadiyaasha Yurub ee Champian-ka.

May 29, 2011
London, Britaim (AOL) - Kooxda Barcelona oo ka tirsan dalka Spian ayaa noqotey  kooxda sanadka 2011 waxaana  habeenimadii xalay ku guulaysatay koobka Champions League oo ay ku tartamayeen Barcelona iyo Man United koobka championls League . Xiisaha cayaartii xaley ka dhacey  Garoonka Wembley ee dalka Ingriiska ayaa si wayn looga dareemayay Aduunka oo dhan waxaana garoonk soo buuxdhaafiyey dad... 

Horyaalkii 12aad ee Kubadda Gacanta oo ka Furmay Muqdisho (Daawo masawiro)

May 18, 2011
Waxaa  si rasmi ah uga furmay Garoonka Kubadda Gacanta ee Degmada Waberi Horyaalka 12aad ee Wiilasha Kubadda Gacanta Soomaaliya, kaasi oo ay ka qeybgelayaan 8 kooxood oo Wiilal ah. Waxaana soo agaasminay Xiriirka Kubadda Gacanta Soomaaliyeed.  Horyaalkan 12aad waxaa furitaankiisii ka qeybgalay Mas’uuliyiin ka socday Guddiga Olambikada Soomaaliyeed, Madaxda Xiriirada iyo Maamulka Degmada Waberi.  Guddoomiyaha...