Home » Suugaan

Gabay: Damiir la’aani waa balee maxaa Soomaalaay ina dareen qaaday? By Abdi Jiijiile

Feb 2, 2012
Asalamu Alaykum Warahmah. Akhriste, waxaan ahay gabayaa ka mid ah dhalinyarada qurbaha ku kortay. Waxaan ahay gabayaa Soomaali ah. Waxaan jecelahay in aan jiilka cusub oo aan ku jiro ay meesha ka sii wadaan taariikhdii taxanaha ahayd ee gabayada Soomaalida. Hadda waxaan tiriyay gabayga hoos ku yaal oo aan uga waramayo xaaladda dadkeenu maanta ku sugan yahay iyo sida aan u arko. Runtii waa gabay... 

Ujeedo xun: Waa gabay cusub oo ka hadlaya xaaladda Soomaaliya oo uu tiriyay abwaan Cabdulaahi Yuusuf Jaamac Isim (Dhageyso)

Jan 14, 2012
Abwaan Cabdulaahi Yuusuf Jaamac (Cabdulahi Isim) oo inta badan ka gabya xaaladaha qalafsan ee ay dadka iyo dalka Soomaaliyeed mar walba ku sugan yihiin ayaa waxaa uu haddana soo saaray gabay cusub oo uu ugu magac daray “Ujeedo Xun.”  Abwaanku waxuu horay usoo saaray Saar uu ugu magac daray “Ujeedo xun”,  iminkana adinka oo mahadsan mar walba maqal iyo aqris wacan:    ... 

Abwaan Soomaaliyeed oo codka Warbaahinta Soomaalida ku tilmaamay “Dhagar u noole-yaal” (Akhri ama dhageyso tix gabay ah oo uu abwaanku ugu magac daray Dhagar u noole!)

Jan 6, 2012
Codka Warbaahinta: Dhiig baxa shacbigu waa dhammaan dhagar u noolooyin!.  Asc. Dhammaan ummada soomaliyeed meel aad joogtaanba. Allaah (SWT), baa mahad dhamaanteed leh Rasuulkiisa Maxamed (NNKH), baa sharaf leh. Codka Warbaahinta ayaa ah kan ka ilaaliya ummadiisa dhammaan waxyaabaha xun xun guud ahaan. Gaar ahaan, dal masiibooyin iyo dagaalo sokeeye ka dheceen sida dalkeena hooyo. Waxay horseedaan... 

Kenyoy adigaa kibrayoo Kaabihii jaraye: Waa gabay cusub oo uu tiriyay Cabdi rashiid Maxamed Qaasim (Agronomist).

Jan 4, 2012
Sida lawada ogsoon yahay waayadaan dambe dowlada kenya waxa ay dhibaato lixaad leh ugaysatay shacabka soomaliyeed guud ahaa, gaar ahaa shacabka kunool gobaldda gedo iyo jubada hoose, sidaa dartee qofkasta oo leh damiir nool waa inuu ka dhiidhiyaa dulmiga, danaha gaarka huwan ee  lagu wax yeelaynayo shacabkeena. Gabaygan magicisa waxaa weeyo ”Kenyoy Adigaa Kibrayoo Kaabihii Jaraye” ee... 

Barnaamij Gaar ah oo ku saabsan “Saarka” oo ah mid ka mid ah ciyaaraha Hiddaha iyo Dhaqanka Soomaaliya (Halkaan ka dhageyso)

Nov 8, 2011
Halkaan waxaan kusoo gudbinayaa Barnaamij gaar ah oo ku Saabsan mid ka mid ah Ciyaaraha Hidaha iyo Dhaqanka ee loogu jecel yahay Dalka Soomaaliya, gaar ahaan Ciyaarta Saarka oo si weyn looga Qadariyo Gobolka Gedo.   Dadka u kuurgala arimaha Saarka ayaa waxaa ay sheegeen in ciyaartaasi saarka ah in dhaqan ahaan ay soo shaac baxdey taariikhda marka laga eego horaantii Qarnigii 19aad xilligii dalka... 

Ujeedo Xun: Waa saar cusub oo ka hadlaya xasuuqii shalay Muqdisho ka dhacay iyo kuwii ka horeeyayba (Akhri ama Dhageyso)

Oct 6, 2011
Asc dhammaan ummadda Soomaliyeed meel aad joogtanba.  Allaah baa mahad leh (SWT), Rasuulkiisaa sharaf leh (scw).  Waxaan halkan idiinku soo gudbinayaa saarka hoos ku xusan. Saarkan ayaa dantiisu tahay in badan oo ka mid ah ummada Soomaliyeed in lagu tuso dhibaatada ay ku hayaan dalka, dadka, diinta iyo naftoodaba. Saarkan ayaa magaciisu yahay, UJEEDDO XUN. Adinkoo mahadsan mar walba, Aqris iyo dhageysi... 

Maanso: “Dalandool” By Caalamiin Sheikh Cilmi

Oct 4, 2011
Mansadaan  waxaa la yiraahdaa Dalandool  waxayna ka had laysaa colaadaha iyo abaaraha ragaadiyay Gobolka Gedo iyo cuna qabataynta saaran gobalka oo gargarkii bani aadanimo ka sokoow loodiiday ganacsigii taas oo aan u arko barakicin ladooonayo in dadka laga barakicyo deeganooda, maansado waa aragtidayda hadii aad hayso akhristoow fikir ka balan iisoo jawaab.  Daaq maleh dalkii gedo Abaar diirataa... 

Gabay: Gilgishoo ka kaca-Maanta waa Galimo Ceebeed eh – By Duraan Shirwac

Sep 29, 2011
Waa gabay ka hadlaaya arimaha cakiran ee soomaaliya waxaana igu dhaliyey kadib markaan arkay Maaweelada cidladaa ee lagu hayo dadka iyo dalka soomaaliyeed gaar ahaan koofurta soomaaliya taasoo laga adeejiyey dilaaliin wata magaca Qaramada midoobey oo ay horboodayaan caadaqaatayaal soomaaliyeed, ama masuul ha sheegto ama iskii shaqsi danaystaa ha u ahaado eh waxaa cad inaan soomaaliya lala rabin wanaag... 

Maanso: Ha noqon Cadowgaaga – By A. Y. Jama Isim

Sep 19, 2011
Asc dhammaan ummadda soomaliyeed. Allaah baa mahad leh (SWT).  Rasuuulkiisa Maxamed baa Sharaf leh (SCW).  Waxaan halkan idiinku Soo gudbinayaa maansadan magaceedu Yahay.  HA NOQON CADOWGAAGA. Marka erayga cadow dhagahaaaga ku soo dhaco, waxaa markiiba maskaxdaada hor imaanaya laba noole oo aan wax naxariis iyo jacayl ah isu hayn.. Oo midba midka kale muruqiisa wuxuu kaga helo ku wax qeybsada.... 

Maanso: Waa Ciid dharaar ahe, Ciida-ciida-ciida – By Duraan Shirwac

Aug 30, 2011
Hoos ka akhri ama dhageyso maansada Link-iga hoose ka dhageyso maansada “Waa Ciid dharaar ahe, ciida-ciida-ciida:   http://youtu.be/CCksMbXIVqY Qaybta-1aad—Hambalyada ciida. Waa dharaar cudoonoo Cimrigiisu ruuxi Calafkii ku simay oo Qaba caafimaad wacan Cindigiyo qaluubtana Islaanimo cad haystoo Ku nool caalamkoo idil Ciid ay dharaartaan U tahoo caruur iyo Hadeey tahay ciroolaba Lulayaan...