Home » Faallo
Qormadii uu DONALD KIPKORIR soomaalida ugu gafay, dhulka Soomaaliyeedna Kenya iyo Itoobiya u kala qeybiyay oo Af-Soomaali lagu turjumay – By Aden Colujoog
ARAR: Dhamaan dadka Soomaaliyeed meel ay joogaanba waxaan ku salaamayaa salaanta islaamka, Asalaamu Caleykum Waraxma tulaahi wa barakaatuhu, bacda salaam, codsi iiga yimid qaar ka mid ah asxaabteyda iyo kuwo ku xiran qoraaladeyda awgood, waxaan halkaan kusoo gudbinayaa qoraal aan turjumay, kaasoo ah mid horay dadka Soomaaliyeed ee akhristay iyo intii maqashayba si weyn uga careysiiyay.
Qoraalkaas...
Cuuryaamiin ku jira xara Qaxooti oo muslimiinta Soomaaliyeed ka codsaday in ay ka bixiyaan qarashaadka bisha Ramadaan ee soo socota (Sawiro)
Xarada qaxootiga Dhadhaab ee ku taalo dalka Kenya, gaar ahaan Kaamka “Kaamba Coows” waxaa ku jira cuuryaamiin tiradoodu ay gaareyso ilaa iyo 400, kuwaasoo ay haysato xaalad noolal adag oo dhan walba leh.
Cuuryaamiintaan oo sida masawirada hoose ka muuqdaba isugu jira rag, dumar, dad waaweyn oo da’ ah iyo caruur ayaa waxay muslimiinta Soomaaliyeed ee ku kala firirsan caalamka si naxariis...
Qisada Xaajib Al-Mansoor waa duruus taariikheed – By Adam Abuzuhri
Salaamu alaykum. Maanta iyo qoraalkeena waa qiso xiiso badan, gaar ahaan isbadal doonka iyo dadka himada leh, halyeyga sheekadeenana waa wiil da’yar oo taarikhda ku galay magaca Xaajib Al-Mansoor walow loo yaqaanay dameerle!
Taariikhda Xaajib Al-Mansoor waa mid laga wadanka Spain guud ahaan gaar ahaan Muslimiinta.Taariikhda Andulus iyo meesha ay kudanbaysay waa sheeko kale oo kuxasuusinayso xaalada...
Siyaasiyiinta reer Puntland oo Qatar ku ah Himilooyinka Umadda Soomaaliyeed
Walaalayaal Soomalidu waxa ay tiraahdaa nimaan runta sheegin beenbaa u qarsoon oo macnaheedu yahay Immaa inaad run sheegto iyo wa immaa inaad been sheegto sidaa daraadeed waxaan rabaa inaan maqaalkan kaga hadlo waxyaabo badan oo awal hore aan ka war wareegan jiray balse aan hadda ku qasbanahay inaan ka hadalo ka dib markii uu xaalku gaaray meel halis ah. Labaatan sano oo burbur, baaba’ iyo...
Gabar yar oo Soomaaliyeed oo uu hayo xanuun mucjiso ah oo u baahan gargaar caafimaad oo deg deg ah (Sawiro)
Dr. Maxamed Cabdi oo ah dhaqtarka gabadhan gacanta ku haya oo soo jeediyey In gabadhan loo gargaaro
Maanta oo ay taariikhdu ku beegantahay 18 bisha Maay, 2013 oo ah maalin Sabti ah ayaan booqanay Isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho, qolka lixaad, qeybta Recovery-ga ee ugu dambaysa dhismaha cusub ee isbitaalka waqtigaas oo aan u kuur galaynay xaalada gabadh Soomaaliyeed oo laga dayrinayo, taasoo uu...
Guusha Shirka London iyo Baaxadda Saamayntiisa: By Axmed Cabdullaahi Guuleed (Aag)
Shirka ku soo gebaggaboobay Magaalada London ee caasimadda Ingiriisku wuxuu leeyahay dhawr dhinac oo kii la eegaba uu yahay cashar weyn oo ay wax ku qaadan karaan dadka sheedda ka garta meesha ay siyaasadda Geesku u biyo shubanayso.
David Cameroon, Wasiirka Koowaad ee Dawladda Ingiriiska ayaa shirka la guddoominayey madaxwewynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud. Tani waxay marka ugu horraysa...
Soo noqoshada Col. Bare Hiiraale: Barwaaqo mise Baydad? By Axmed Cabdullaahi Guuleed (Aag)
Ku soo noqoshada uu Wasiir-hore Barre Aadan Shire Hiiraale ku soo laabtay magaalada xeebta ah ee Kismaayo, ayaa waxay saaka (ugu yaraan Dubai) ka tahay warka loogu sheeko badan yahay ee soconaya. Xitaa qaddiyaddii Somalia-Somaliland waa la laalay, oo waxaad arkaysaa dad aan qaar ka mid uhu af-Soomaaliga aad u sixi karin oo ku oranaysa: “Barre Hiiraale Kismaayo miyuu tegay?” “Arrintaasi waa...
Aaboow adigaan ku eegtaye ii tilmaan tubta toosan! By Abukar Awale (Qaad-diid)
Umad waliba waxay tartan ugu jirtaa inay wax qabsato oo dadkeeda iyo dalkeeda horey u mariso, mustaqbalka umadi yeelan doonto ayaa waxaa laga cabiri karaa marxalada waxbarasho oo ay dhalinyaradoodu haystaan iyo hami nololeedka ay hiigsanayaa.
Wadamada horey u maray waxay diyaariyaan qorsheyaal ay ku hubinayaan inay weligood ahaadaan kuwo kaalinta koowaad ka gala aduunyada haday noqoto horumar dhaqaale,...
Sade Muxuu Ku Beddeshay In Caasumadda Jubbaland Laga Dhigo Bu’aale? By Shire Cabdisamad
Caamada waxaa lagu yaqaan xiiso caadi ahe! Shire Cabdisanad Aan ku bilaabee la iskuma diiddana in dhidibbada loo taago maamulka Jubbaland, dadka ka soo jeeda gobollada Gedo, Jubbada Dhexe iyo Jubbada Hoosana gebi ahaan taasi waa ay ka go’antahay, wayna ka midaysan yihiin. Haddii wax la isku hayana, waxaan aaminsanahay, in waxa la isku hayaa ay yihiin arrimo farsamo ee aysan ahayn in aan hadafka...
Soo jeedin qodobo xal u noqon kara maamul u sameynta gobolada Jubbooyinka (Akhri aragtida Aden Colujoog)
Sida aan qoraalkeygii hore ku xusayba, waxaa muuqata in deegaanada Jubbooyinka ay gacmo bateen oo ay faraha kula jiraan Dowladda dhexe ee Federaalka Soomaaliya, kuwo shisheeye, maamul goboleedyo, Ururo, iyo kooxo dano gaar ah leh (interest groups), kuwaasoo dhamaantood siyaabo kala duwan ugu howlan sidii ay u gaari lahaayeen danaha ay Jubbooynka ka leeyihiin.
Bulshada ku dhaqan reer Jubbaland...
