Home » Faallo
Turkiga iyo Yemen yaa xaq u siiyay inay Safaarado ka dhistaan Xeebta Muqdisho?!! By Sacdiya Muuse (Magool)
Waa arrin feejignaanteeda leh, layaabkeedana huwan, kana fog wadan jaceyl, ceebna ku ah Siyaasiyiinta iyo hogaanka siyaasadeed ee dalka.
Waxaan aad ula yaabay sanadkii 2007-dii markii Madaxweynihii hore ee KMG ah C/llaahi Yuusuf Axmed siiyay dhul ku dhow afaafka hore ee Xeebta dekaddii hore ee Muqdisho dowladda Yemen si ay uga dhisato Safaarad, waxaase iga yaab- badnaa maanta markii aan arkay derbiga...
Inqilaab Lagu Sameeyay Baarlamanka Soomaaliya
Sida an aragnay 23-ka febrayo 2012 waxa magaalada London lagu qabtay shir soconayey ilaa 5 (shan) saac waxaana la sheegay in shirkaas looga tashinayey arrima Soomaaliya, waxaana ka soo qayb galay ilaa 50 dawladood iyo ururro caalimi ah iyo dawladda kmg ee Soomaaliya oo ay la socdaan afar maamul goboleediyo, waxaa la sheegay go’aamo shirka laga soo saaray, ha yeeshee go’aamada ma ahayn...
Shirkii soomaalida ee London oo u ekaa Dhoolatus iyo carbis ay sameynayeen Beelaha Qaarkood!!
Shirkii ka dhacay magaaladan London ee dalka ingariiska oo loo qabtey soomaalida kana soo qayb galeen wafuudkor u dhaafaysa 50 dawladood oo caalamiya,ayaa waxa uu ahaa inta la ogyahay mid lagu sheegay in guulo lagu gaarey taasoo ahayn weli wax cad oo la taaban karo,maadama uu ahaa shirkii 18aad ee loo qabto umada soomaaliyeed oo jaahwareerka ku dhexjirty,Shirkastoo la qabtana ay kazoo bixi jirtey go,aamo...
Shirka London Waa Mirihii ka Dhashay Qiyaanaddii Mahiiga
Shirka London oo aan ahayn shir Soomaaliya looga arrinsanayo ee ahaa meel amar laysku siinayo oo talooyin horay loo meel-dhigay, ka soo qaybgalayaasha loogu qaybinayo, wuxuu ahaa hagardaamo dan loo ekeysiinayo.
Farriintii Wasiirka 1aad ee dalka Ingriisku gudbiyey waxaa nuxurkeedu ahaa laba arrimood oo kala ah:-
In nabad-galyada Soomaaliya wax laga qabto. Taasoo caalamka Qatar ku ah.
iyo in Caalamku...
Raadcadii 21 sano ee taliska Siilaanyo oo ku soo ururtay waaga barigiisa iyo Buhodle (maqaal iyo wargelin deg-dega ah)
Xili dheer ayaa gobolada waqooyi beelaha dega dadyawga ay ka dugsadaan siyaasada madaxooda ku midha dhaaminaaniyeen gooni isu taag iyo aqoonsi ay ka helaan dunida, ayada oo ay rajadaana kaga lumay waqti dheer oo ay naruuro iyo naalo aan jirin naftooda baxnaano uga dhigayeen, hase ahaate waxa liqdey berkad la yiraahdo “Kalshaale”, waxayna ahyd goob dhacdey 7/april/2012 waxana mar keliya...
Erayada ay isticmalaan dhalinyarada ee ku soo biiray Afka Soomaaliga, ma yihiin kuwa ku fiican in la isticmaalo?
Erayada ay isticmalaan dhalinyarada ee ku soo biiray Afka Soomaaliga, ma yihiin kuwa ku fiican in la isticmaalo? Inta badan waxaa lagu arkaa goobaha ay isku yimaadeen dhalinyarada ama Qololka Wada sheekeysiyada u gaarka ah ee internet ka ee loo yaqaano Chat rooms ka, Erayo Af-Soomaali ah oo ay isticmalyaan da’yarta Soomaaliyeed, kuwaaso dadka waa weyn, aynan si fiican u fahmi Karin, horayna ay...
Kala dooro Baabi’inta Basharka iyo Badbaadintooda (Tusaale Shaafe Cali Yuusuf)
Ka: Cabda Cabdullaahi
Ku: Dhallinyarada Soomaalida
Ujeedo: Kala dooro Baabi’inta Basharka iyo Badbaadintooda (Tusaale Shaafe Cali Yuusuf)
AC,
Waxaan ka dhegaystay warkii VOA oo afka Soomaaliga saaka waraysi ay ka qaadeen wiil Soomaali ah oo ay ku sheegeen magaciisa Shaafe Cali Yuusuf, oo 18 jir ah, wiilkaas oo ka badbaadiyay wiil yar oo Swidish ah train marilahaa, maa shaa Allaah....
Xildhibaanada beesha sade shaqadooda maxay tahay??
“Xildhibaan” macnaheedu waa: qof xil dhibaayo oo dareensan haddii xilka uu hayo u gudan waayo sidii loogu tala galay, in uu yahay qof lagu qasaaray. Marka laga hadlayo xagga siyaasada, qofka xildhibaanka ah waxaa saaran laba mas’uuliyadood: (1) mas’uuliyad uu u hayo qaranka. (2) mas’uuliyad uu u hayo deegaanka uu ka soo jeedo.
Xildhibaanada Beesha sade waa 28xubnood. Waxay ka mid yihiin...
Yaan la marin habaabin baaritaanka dilkii waxashnimada ahaa ee Sh. Dr. Axmed Xaaji Cabdiraxmaan – By Maxmuud Nuur Wardere
Hubsiino ninbaa hal siistay!. Sida la wada ogsoonyahay waxaa dhowaan magaalada boosaaso lagu dilay nin bulshada Soomaalida qiimo weyn ku dhex lahaa oo ahaa aqoonyahan ahlu diin ah akhlaaqdiisana aad u wanaagsanayd. Ilaa hadda baaritaan baa socda welina eedeysane ama wax cad lama hayo. Dr. Axmed Haji Cabdiraxmaan waxaa la dilay asagoo beryahaas xajka ka yimid oo soomanaa soona tukaday salaadii...
Aaway Dowladdii Ku meel gaarka aheyd ee la rabay in ay ilaaliso midnimada shacabka Soomaaliyeed? By Cali Geele
Sida an aragnay madaxda mise af-hayeennada ciidamada Kenya oo ku soo xadgudbay gobolada kofureed ee Soomaaliya waxay si joogta ah uga warbixiyaan weerarrada ay horey u qaadeen iyo dadka ay ku dileen iyo khasaarooyinka ay ku geysteen weerarradaas, iyo duullaamada ay wadaan waqtigaa la joogo iyo meelaha ay qabsadeen, haddana af-hayennadaas waxay ka sii warbixinayaan qorshahooda la xiriira weerarrada...
