Home » Geerida Ugas Omar
Jaaliyadda Columbus Ohio oo ka Tacsinyeynaya Geerida Ugaas Cumar Ugaas Xirsi
Innaa lillaahi wa inaa ilayhi raajicuun. Waxaa magaalada Columbus ee dalka Maraykanka ka dhacay kulan ay isugu yimaadeen waxgarad ka tirsan jaaliyadda Soomaalida Ohio si ay tacsi u gaarsiiyaan qoyska, qaraabada, asxaabta, beesha, iyo ummadda Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee Ugaas Cumar Ugaas Xirsi oo ahaa ugaaska guud ee beesha Sade oo ku geeriyooday magaalada Nairobi.
Fadlan...
Tacsi Qaran: Dowladda KMG ah ee Somalia waxey tacsi u direysaa shacabka soomaaliyeed ayada oo uga tacsiyadeyneyso geerida ku timid Ugaas Cumar Ugaas Xirsi (Booqo buugga Tacsida.)
Muqdisho, Somalia (AOL) – Dowladda Federalka KMG ah ee Somalia waxey tacsi naxdin iyo tiiraanyo leh u direysaa dhammaan shacabka soomaaliyeed, eheladii iyo reerkii uu ka geeriyooday Ugas Cumar Ugas Hirsi Ugas Maxamed oo maanta ku geeriyooday magaalada Nairobi oo uu in muddo ahba ku jirey isbitaal.
———————————————————————————————-
Fadlan...
Isimada Warsangali oo ka Tacsideeyay Ugaaska Beesha Sade
Nairobi, Kenya (AOL) – Ugas Cumar Ugas Hirsi Ugas Maxamed oo ah Ugaaskii Beesha Sade Daarood (Mareexaan) ayaa Shalay oo ahayd Khamiis ku Xijaabtay Magaalada Nairobo, Geerida Ugaaska ayaa waxa Xaqiijiyay Isimada Beeshaasi kuwaasi oo xusay inuu Ugaas Cumar Sadex Bilood Xanuunsanayay isla markaana Gobolka Gedo laga soo qaaday oo La Keenay Magaalada Nairobi.
Aaska Ugaas Cumar Ugaas Xirsi Ugaas...
Tacsi: Jaaliyadda Beesha Sade ee Norwey waxay tacsi u dirayaan eheladii uu ka geeriyooday Ugaaska beesha Sade Ugaas Cumar Ugaas Xirsi
Inaa lilaahi wa inaa ilahay raajucuun. Anagoo ah jaaliyada beesha Sade ee dalka nowey waxaan Halkaan tacsi Tiiraanyo leh ooga diraynaaa Qoysaskii, elehadii iyo waliba besha SADE geeridii ku timid Ugas besha sade UGAAS CUMAR UGAAS XIRSI oo June 9, 2011 ku geeriyooday Magalada Nairibi ee Dalka Kenya, waxaan Ugaaska ilahay ooga baryaynaa in uu Janadii ka waraabiyo. Aamin, aamin, aamin.
Liska...
Waxgarad Soomaaliyeed oo ka tacsiyadeynaya geerida Ugaas Cumar Ugaas Xirsi
Inaa lilahi wa inaa ilaahi raajicuun. Waxaan tacsi tiraanyo leh u direynaa dhaman shacabka Somaliyed meel ay joogaanba, gaar ahaan besha Sade anaga oo uga tacsiyadeyneyno geeridii naxdinta laheyd ee ku timid Ugaaskii guud ee besha Ssade Ugaas Cumar Ugaas Xirsi maanta oo ay taariikhdu tahay June 9, 2011.
———————————————————————————————
Fadlan...
Tacsi: Odoyaal iyo Waxgarad ku sugan degmada Baardheere oo Tacsi u diray Qoyskii iyo Ehaladii uu ka geeriyoodey Ugaas Cumar Ugaas Xirsi oo ku geeriyoodey Maanta Magaalada Nairobi.
Inaa Lilaahi wa Inaa Lilaahi Raajicuun. Anagoo kala ah Odoyaasha, Aqoonyahanada iyo waxgaradka kale gedisan ee ku sugan Degmooyinka Gobolka Gedo, waxaan halkani Tacsi Tiiraanyo leh uga diraynaa Qoyskii, eheladii iyo weliba Bulshada Gedo uu ka geeriyoodey Ugaas Cumar Ugaas Xirsi oo maanta ay taariikhdu ku beegan tahay 9/6/2011 ku geeriyoodey Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya.
Fadlan booqo buugga...
Rabbi ha’u naxariistee waxaa maanta magaalada Nairobi ku geeriyooday Ugaas Cumar Ugaas Xirsi Ugaas Maxamed
Inaa Lilaahi wa inaa Ilaahi raajicuun. Waxaa maanta oo ay taariikhdu tahay June 9, 2011 magaalada Nairobi ee dalka Kenya ku geeriyooday Ugaas Cumar Ugaas Xirsi Ugaas Maxamed Ugaas Maxamuud oo ahaa ugaaskii guud ee beesha Sade, halkaas oo uu intii muddo ahba ku xanuunsanaa.
———————————————————————————————-
Fadlan...
