Home » Islam
Cashar la xariira Soonka ooy soo diyaarisay SDCS halkaan ka akhriso.
SOMALI CENTRAL LIBRARY
Kismayo – Somalia
26/07/2011
SOONKA: Mahad waxaa iska leh Eebbaha Caalamka abuuray, Naxariis iyo Nabadgelyo Alle ha siiyo Nabigeena Maxamed(scw)Eheelkiisa iyo Asxaabtiisa dhammaan. Intaa ka dib, tarjumadani waxay ku saabsan tahay Soonka, Axkaamtiisa, dadka sida ay ugu kala qaybsan yihiin, waxaa Soonka fura iyo faa’iidooyin kale oo kooban .
Soonka: waa in Sarreeye...
Fitanta iyo waqtiga la Joogo – By Sharma’arke Gaani.
Dhamaan walaalaha Muslimka ah waxaan ku salaamayaa salaanta Islaamka Asalaamu Caleykum Waraxmatulahi Wabarakatuhu.
Salaanta ka dib,
Waxaa mahad idilkeed leh ALLE subxana watacala keligiis, waxaana ku sallinayaa oo salaamaya Rasullkii (n.n.k.h) ee loo soo diray inuu dadka mugdiga ka soo bixiyo (saaro),una soo bixiyo iftiinka, isla markaana Islaamka, fahamsiiyana Xikmadda ka dambaysa abuuristooda,...
Halkaan ka daawo Video ku tusaya muxaadarooyin diini ah si aad uga faa’ideysato.
Asalaamu Caleykum,
Walaalka muslimka ah ama Muslimadda ahow, waxaad hoos ka daawan kartaa Video lagu soo aruuriyay Muxaadarooyin dhowr ah oo diini ah si ay muslimiinta Soomaaliyeed ama qof kasta oo muslim ah ee ku hadla luuqadda Soomaaliga uu uga faa’ideysto.
Muxaadarooyinkaan waxaa isku soo dubariday Rabbi ajar iyo xasanaad haka siiyee maamulka Masjid Quba oo ku yaal xaafadda Hayes ee magaalada...
Qur’aanku waa Noolasha Quluubteena! By Sh. Muxiyadiin Sh. C.Laahi
Bismi laahi. Ilaahay baa mahad leh marwalba, Naxariis iyo nabad galyana Nabi Maxamed (SCW) korkiisa ha ahaato, Asxaabtii rumaysay oo raacdayna Rabi haka raali noqodo.
Qofkii muslim ah oo manhaajkaas raacaana Maqfiro baan u rajaynaynaa maalinta qiyaamaha.
Horudhac:
“Ilaahay wuxuu soo dajiay hadal kan ugu wanaagsan (waa kitaabka qur’aanka kariimkaaye) kitaabkaas isku eg eg xaga Kalimaadkiisa,...
Booqo Website-ka Daarul Cilmi
Riix halkan si aad u gasho ama u booqato website-ka Daalul-cilmi oo aad ka heli karto macluumaad badan oo Islaami ah sida: akhriska Quraanka, barashada Tajwiidka, xadiisyada, muxaadarooyinka iyo qaar kaloo badan.
Read More →
Prayer Time (Waqtiga Salaadda)
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide (Waqtiga salaadda laga tukado 6 Million oo magaalo ee aduun weynaha.)
Si aad si sahal ah ula socoto waqtiga salaadda laga tukado 6 Million oo magaalo oo adduun weynaha ah, riix Halkan ama booqo website-ka uu cinwaankiisu yahay: http://www.islamicfinder.org/world.php
Read More →
Macluumaad badan oo Islamka la xariira halkan ka akhriso
Booqo Shabakadda Daarulcilmi.com:
HALKAAN KALASOCO DURUUSIHII UGU DANBEEYEY IYO VIDEO-YADII UGU DANBEEYEY
Read More →
