Home » Islam
Muxaadaro la xariirta Hanuuninta Da’ yarta Soomaaliyeed oo uu akhrinayo Sh. Siciid Raage (Daawo Video)
Halkaan ka dhageyso Muxaadaro la xariirta Hanuuninta Da’ yarta Soomaaliyeed oo uu akhrinayo Sh. Siciid Raage. Muxaadarada oo ku baxeysa luuqadda Ingiriiska ayaa waxuu Sheekha si gaar ah ula hadlayaa dhamaan da’yarta Soomaaliyeed ee ku kala firarsan dacalada Aduunka ee aan fahmi karin luuqadda ay ku dhasheen ee Soomaaliga.
Fadlan daawo Video-ga hoose si aad uga bogato fariinta qaaliga...
Khudbadda Salaatul Jimcaha Sh. Umal, May 25, 2012 ee masjidka Abubakar Sadiiq (Daawo Video)
Khudbaddii Salaatul Jimcaha May 25, 2012 uu ka jeediyay Fadilat Sh. Maxamed Cabdi Umal masjidka Abubakar Sadiiq oo ku yaal magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxay ku saabsan tahay “Qaabka Alle u nidaamiyay Bulshada.”
Video-ga hoose ka dhageyso Khudbadda Salaatul Jimcaha:
Read More →
Halkaan ka dhageyso muxaadarooyin diini ah oo ay jeedinayaan Sh. Maxamed Cumar Dirir iyo Sh. Maxamud Shible.
———————
Guji Link-igaan si aad u akhriso ama u dhageysato muxaadarooyin kale.
Read More →
Khudbadii Salaatul Jimcaha ee Sheekh Umal ee May 18, 2012 (Fadliga jumcada Qeebta 3aad ilaa Qeebta 1aad halkaan ka dhageyso)
Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abu bakar Al-sadiiq ee magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ayaa waxaa uu Sheekh Maxamed Cabdi Umal waxaa uu si wanaagsan uga hadlay alaha dhowree Fadliga salaada Jimcaha khudbada oo uu Sheekhu ku waday si taxane ah.Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa si aad ah uga dheeraaday wanaaga Salaada Jimacaha iyo khatarta ay leedahay in la dayaco wuxuuna si weyn ula dardaarmay Ganacsatada...
Ogeysiis muhiim ah: Kitaabka Suwaru Min Xayati Saxaba oo bilaabanaya April 26, 2012.
Bulshada Soomaaliyeed ee Muslimiinta ah waxaa lagu wargelinayaa in April 26, 2012 la bilaabi doono Kitaabka Suwaru Min Xayati Saxaba oo ku saabsan Taariikh noolaleedkii saxaabadii RC ajmaciin, waqtiga magaalada Columbus, Ohio ee cariga mareykanka markuu yahay 11:30 pm, waxuuna ka bixi doonaa Qolka BAR AMA BARO oo lagu gali karo Tel. 218- 936 4343, PIN Number 114#, waxaana casharka oo ah mid joogta...
Halkaan ka dhageyso khudbaddii uu Salaadda Jimcaha ka jeediyay Sheekh Maxamed Cabdi Umal masjidka Abuubakar Sadiiq oo ku yaala magaalada Nairobi ee dalka Kenya.
Nairobi, Kenya (AOL) – Waxaa maanta inoo suurta gashay in khudbaddii uu Salaadda Jimcaha ka jeediyay masjidka Abuubakar Sadiiq oo ku yaala magaalada Nairobi ee dalka Kenya ay noo soo diraan walaalaha jooga Masjidka. Cinwaanka khudbada ayaa Xafiduhullah Sheekh Maxamed Cabdi Umal waxuu ka dhigay (Fadliga salaada Jimcaha.)
Fadlan Video-ga hoose ka dhageyso Khudbadda Sheekha ee Salaatul Jimcihii...
Halkaan ka dhageyso khudbaddii Salaatul Jimcaha Sheekh Umal ee April 13, 2012 uu ka jeediyay Masjidka Abuubakar Sadiiq oo ku yaal magaalada Nairobi ee dalka Kenya.
Waxaa maanta inoo suurta gashay in khudbaddii uu Salaadda Jimcaha ka jeediyay masjidka Abuubakar Sadiiq oo ku yaala magaalada Nairobi ee dalka Kenya ay noo soo diraan walaalaha jooga Masjidka. Cinwaanka khudbada ayaa Xafiduhullah Sheekh Maxamed Cabdi Umal waxuu ka dhigay (Ahmiyada toosnaanta Dhalinyarada.)
Cudur-daarasho: Waxaan ka cudur daaraneynaa in habka uu Sheekha Khudbadda u jeediyay...
Halkaan ka dhageyso khudbaddii Salaatul Jimcaha Sheekh Umal ee 6-4-2012 uu ka jeediyay Masjidka Abuubakar Sadiiq oo ku yaal magaalada Nairobi ee dalka Kenya.
Waxaa maanta inoo suurta gashay in bacda khudbada masjidka Abuubakar Sadiiq walaalaha jooga in ay inoo soo diraan khudbada uu ka jeediyay Jumcaha masjidka ee Sheekh Maxamed Cabdi Umal. Cinwaanka khudbada ayaa Sheekh Umal waxuu ka dhigay (isku dirdirka iyo dhibaatooyinkeeda.)
Fadlan Video-ga hoose ka dhageyso Khudbadda Sheekha ee Salaatul Jimcihii shalay oo ay taariikdhu aheyd April 6, 2012...
Cashar la xariira Soonka ooy soo diyaarisay SDCS halkaan ka akhriso.
SOMALI CENTRAL LIBRARY
Kismayo – Somalia
26/07/2011
SOONKA: Mahad waxaa iska leh Eebbaha Caalamka abuuray, Naxariis iyo Nabadgelyo Alle ha siiyo Nabigeena Maxamed(scw)Eheelkiisa iyo Asxaabtiisa dhammaan. Intaa ka dib, tarjumadani waxay ku saabsan tahay Soonka, Axkaamtiisa, dadka sida ay ugu kala qaybsan yihiin, waxaa Soonka fura iyo faa’iidooyin kale oo kooban .
Soonka: waa in Sarreeye...
Fitanta iyo waqtiga la Joogo – By Sharma’arke Gaani.
Dhamaan walaalaha Muslimka ah waxaan ku salaamayaa salaanta Islaamka Asalaamu Caleykum Waraxmatulahi Wabarakatuhu.
Salaanta ka dib,
Waxaa mahad idilkeed leh ALLE subxana watacala keligiis, waxaana ku sallinayaa oo salaamaya Rasullkii (n.n.k.h) ee loo soo diray inuu dadka mugdiga ka soo bixiyo (saaro),una soo bixiyo iftiinka, isla markaana Islaamka, fahamsiiyana Xikmadda ka dambaysa abuuristooda,...
