Home » Meher-Aroos

Hambalyo aroos oo ku socota lamaanaha isjecel ee Cumar Cabdi Rude iyo Nimco Yuusuf (Nimco Caddey)

Aug 10, 2013
GACAL IYO SOKEEYBA, GUURKIINA LAGU FARAX!  Anaga oo ah dadka ay magacyadooda hoos ku xusan yihiin oo kala jooga daafaha dunida, ayaa waxaan halkaan hambalyo ugu direynaa Cumar Cabdi Rude iyo Nimco Yuusuf (Nacimo Caddey) oo uu dhawaan arooskoodu dhacay.  Waxaan leenahay “Cumar iyo Nimco, arooskiinu ha noqdo kii bulaala oo aad ku kala heshaan awlaad baariyaal ah oo naftooda, diintooda, waalidkood... 

Hambalyo Meher: Xasan Cabdi Kharash iyo Fadumo Cali Gurxan

Mar 2, 2013
Hambalyo….Hambalyo…. Hambalyo.  Hambalyo Meherka Xasan Cabdi Kharash iyo Fadumo Cali  Gurxan oo uu maalinta beri oo ay taariikhdu tahay March 2, 2013 meherkoodu ka dhacayo magaalada Joensuu ee wadanka Findland. Caruuska iyo caruusadda waxaa halkaan hambalyo iyo bogaadin uga diraayo dadka uu magacoodu hoos ku qoran yahay oo Rabbi uga baryayo inuu meherkoodu ka dhigo kii barko yeesha... 

DAAWO SAWIRADA: Ra’isul Wasaaraha Itoobiya oo casho sharaf usameeyay Madaxweynaha Soomaaliya

Nov 29, 2012
Ra’isul Wasaraha dalka Itoobiya Hailameryam ayaa casho sharaf usameeyay Madaxweynaha dowlada Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud. Casho sharaftaas ayaa sidoo kale waxaa ka qeyb galay xubno katirsan golaha wasiirada labada dowlad ee Itoobiya iyo Soomaaliya. Madaxweynaha qaranka Soomaaliya iyo Ra’isul Wasaaraha Itoobiya ayaa sheegay in ay adkeyn doonan xariirka labada dal.  Read More →

Akhri Khudbadii Madaxweyne Xasan Sh uu kula dar daarmay Ra’isul Wasaaraha

Oct 18, 2012
Guddoomiyaha Baarlamaanka JFS iyo Ku-Xigeennadiisa, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda J F S, Xidhibaannada Sharfta leh, Marwooyin iyo Mudanayaal, Mudane Guddoomiye, Marka hore salaan xushmad iyo qadarin leh kadib, waxaan jeclahay in aan idinkaga tacsiyeeyo dilkii xaq-darrada ahaa ee walaalkeen marxuum xildhibaan Mustaf Maxamed Cabdullaahi oo 22kii Sibtembar 2012 gacan ka xaq-daran. Ilaahay ha u naxariisto... 

Madaxweyne Xasan Sh. Maxamuud oo la kulmay dhigiisa dalka Uganda

Oct 9, 2012
Madaxweynaha dowlada Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud ayaa xalay kulan gaar ah Magaaladda Kampala ee dalka Uganda kula yeeshay Madaxweynaha dalka Uganda Yuweri Musevani. Madaxweyne Musevani ayaa ugu hanbalyeeyay Madaxweynaha dowlada Soomaaliya ku guulaysashadii doorashadii dhawaan ka dhacday Magaaladda Muqdisho, waxaa uuna sheegay in Soomaaliya ay u baahnayd isbadal isagana uu aad ugu faraxsan yahay in... 

Madaxweynaha dowlada oo Uganda aaday sheegayna inuu la kulmayo Madaxda Kenya iyo Masar

Oct 8, 2012
Madaxweynaha dowlada Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud ayaa maanta ka anbabaxay Magaalada Muqdisho isagoo kusii jeeda dalka Uganda. Waxaa uu dalkaas kaga qeyb gali doonaa Munaasabad lagu maamuusayo sanad guuradii 50-aad ee xoriyada dalka Uganda. Kahor inta uusan ka bixin Magaaladda Muqdisho ayaa waxaa uu qabtay shir jaraa’id isagoo sheegay in uu casuumaad ka helay Madaxda dalkaas Uganda. Sidoo kale... 

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud 7 maalmood kaddib ku guuleysashadiisii madaxweynaha Soomaaliya

Sep 18, 2012
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud waxaa la doortay Isniin, September 10, 2012, asaga oo wareegii labaad ee tartanka madaxweyne-nimo uga adkaaday Shariif Sheekh Axmed oo ahaa madaxweynihii hore ee Soomaaliya, waxaana la dhaariyay daqiiqado yar un kaddib markii uu guuleystay, waxaana xafladdii caana shubkiisa ay dhacday Axad, September 16, 2012. Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo xilka madaxweyne-nimada... 

Halkaan ka akhri Dastuuradii Soomaaliya ee la qoray inta u dhaxeysay sanadihii (1960-2012)

Apr 2, 2012
Kaddib markii aan aragnay in ay dad badan oo Soomaali ah baahi weyn u qabaan sidii ay ku heli lahaayeen Dastuuradii kala gedisnaa ee Soomaaliya sanadihii u dhaxeeyay 1960-2012 ayaa waxaa noo suurtagashay in aan umadda Soomaaliyeed halkaan ugu soo gudbino 5 Dastuur oo la kala dajiyay sanadihii: 2012, 1990, 1979, 1962 & 1960. Ujeedka aan Dastuuradaas shabakadda Allgedo Online ugu soo bandhignay...