Home » Rayi

Aniga kaliya iigu yeera Guddoomiye, Miyuu noqday caqliga Shiikh Ibrahim – By Maxamed Cabdilahi Muuse

Sep 22, 2011
Shalay waxay aheyd maalin dadka badi ay u asteeyeen inay tahay maalin qosol iyo la yaab, sababtoo ah guddoomiyihii hore ee Ahlusunnadda Gobolada Dhexe  Shiikh Ibrahim Guureeye dhawaana looga guuleystay tartankii hogaanka ururkaasi ayaa waxa uu ku dhawaaqay maamul uu ku sheegay Ahlusunnada Guud, balse dadweynaha Cabudwaaq ay u bixiyeen “Maamulkii Riyada iyo Xil-jaceylka.”  Laba isbuuc... 

Soomali sida caalamku wax ugu yabooho maloo gaarsiiyaa? By C/fitaax C/cadceed Dhaadeey.

Aug 21, 2011
Sida la wada og soon yahay somaliya waxaa ku habsaday abaaro ba’an oo aad u baaxad weyn.  Abaartaas marka ay dhacday oo shaashadaha caalamka laga wada daawaday ayaa aduunka intiisa badan waxaa uu bilaabay kaalmo ama yabooh dhaqaale dag-dag ah in uu aruuriyo Soomaaliya. Haddaba, dhaqaalahaas faraha badan ee la balan qaado xagee la mariyaa?  Yaa loo dhiibaa? Yaase loo qeeybiyaa oo la gaar siiyaa? ... 

Waa kuma siyaasigu? Q. 2aad – By Duraan Shirwac.

Aug 14, 2011
Waxaad maqaalkan waa kuma siyaasigu?  oo aan idiin soo gudbiyey Qaybtiisii hore aad kusoo aragteen waxyaabaha keenay burburka soomaaliya inuu masuul ka ahaa, shaqsiyaadka aan u naqaano siyaasiga oo aan runtii buuxin kaalintii looga baahnaa.  Hadaba siyaasiga shaqsiga inta badan soomaalidu u taqaano oo ay shaatiga siyaasiga u galiyeen aanu qaadan Karin una xireen, ayaa la oron karaa waxay qayb ka... 

Maqaal: Waa kuma Siyaasigu? By Duraan A. Shirwac.

Aug 4, 2011
Inta aanan u guda gelin maqaalkan waa kuma siyaasigu, soo bandhiga macnaha siyaasi kuma koobna maqaal kaliya eh waxaa dheer oo aad si buuxda aad uga dhargi doontaan dhanka suugaanta iyo murtida oon maqaalkan aan ku falanqeynayno waa kuma siyaasigu Mataan aan kala digey, kaasoo inta badan ah waxyaabo iidnu horey u arki jirin, haduu yara idinku dheeraadana shacuurta jirtaa iga keentaye raali halayga... 

Maqaal: Xukuumadda Ra’isal Wasaare Cabdi-weli Gaas iyo mushkiladaha hor yaal – By Duraan Shirwac.

Jul 29, 2011
Xukuumadan R/w C/weli gaas uu hormuudka ka yahay waa isbadalkii 3-aad ee xukuumadeed tan iyo markii lasoo doortey Madaxweyne shariif sheikh axmed oo lagusoo caleemo saarey magaalada jabuuti ee dalka jabuuti sanadkii—2009-kii. Waxaan xasuusanaa mar walba oo isbadal dawladeed uu yimaado waxay sameyn jireen shacabka soomaaliyeed ee dal iyo dibadba kunool damaashaad ku aadan soo dhaweynta isbadalkaas... 

Muqdisho (Magaalo aan mudnaanteeda la siinin) – By Maxamed Axmed Caaqil Yare.

Jul 27, 2011
In badan oo ka mid ah dadka dunida ku nool markii ay maqlaan dhawaqa Muqdisho ama Xamar waxa ay durba suuradeestaan dad aan afrikaan asal ah aheyn, midabkoodana uu maariin yahay ama cadaan xigeeen, qaarada dhulkooda uu dhaco uu Geska afrika yahay, dhererkooda uu meel dhexaad yahay, muslimiin Sunni dhamaantood ah, aad u karti badan, geesinimo xad dhaaf ahna illahay u hibeeyay, neceb gumeystaha, sidaa... 

Siraadkii Geerida, safarka Tahriibka ee Sudan – By Maxamed Axmed Caaqil yare.

Jul 13, 2011
Taariikh ahaan dadka soomaalida waxaa lagu sifeeyaa inay ahaan jireen dad reer guuraa ah, safarka iyo socodka waa dad u adkeesi badan, waxayna soomaalidii hore socon jireen safar boqolaal killo mitir ah, waxayna ahaayeen xoolo dhaqato,safarkii sidaas ahaa waxuu saameeyay dhalintii magaalada, waana mida ku dhiira gelisay inay naftooda halis geliyaan oo ay gallaan safar masaafo fog oo naf la cararsi... 

Khilaafka Madaxda Soomaaliya: Qaybtii 1aad – By Ahmed Osman

Jun 18, 2011
Maalmahaan waxaa qofkasta oo arrimaha Soomaaliya daneeya iswaydiinayay dhawr su’aalood oo muhiim ah: Khilaafka madaxda DKG Soomaaliya muxuu ku salaysan yahay? Maxaa heshiiska loogu daray Ra’isulwasaaraha oo aan khilaafka qayb ka ahayn? Ra’isul wasaaruhu muxuu u diiday inuu iscasilo Kacdoonkii adduunka oo dhan isqabsaday maxaa wiiqay? Saadaal! Maxaa la filan karaa? Khilaafku wuxuu salka ku hayaa... 

Rooxaanland (Qaybtii 2aad) – By Xaashi Yaasiin Cismaan.

Jun 15, 2011
Arrinta labaad haddaan u leexdo. Waa arrin runtii aan ku dheeraan doono, maadaama loo baahan yahay in si fiican loo fahmo.  Waxaa jirta in 40kii sano ee ugu dambaysay ay dalka soo galeen dariiqooyin ay ka mid yihiin Ikhwaan al Muslimiin iyo tayaarka Shiikh Muhammad ibn Abdul Wahab ibn Suleiman (Allaha u naxariistee) ee ‘Wahabiyada’ loo yiqiin – haddana loo yaqaan ‘Salafiyada’. Wixii ka dambeeyey... 

RIYO: Soomaaliya oo qaxooti qaabilaysa iyo qabiilka oo ku danbeeya qurbaha!! By Hassan M.

May 31, 2011
Marka uu wadan bur bur siyaasadeed ku yimaado waxay sababtaa in umad badan oo awal garab rarato ahayd uu bara kac ku yimaado mar walbana waxay dhibtu ku dhacdaa dadka tabarta daran ee aan awalba haysan raasamaal waxaa meesha kabaxa adeegii guud ee umada, waxaa dhuma kala danbayntii iyo ismaqalkii waxaa qalqal ku yimaadaa nidaamkii iyo qaanuunkii bulshada kala hagayey, waxaa yimaada masiibooyin aan...