Home » S.Saxaabada

Kitaabka Suwar Min Xayaati Saxaabah | Sheikh Hussein Guuleed (Sheikh Hussein Siiro) | Casharka 64-aad (Dhageyso).

Jun 10, 2012
                                Asalaamu Caleykum, Waxaan halkaan idinku soo Gudbineynaa Kitaabka Suwar Min Xayaati Saxaabah صور من حياة الصحابة waxaana casharka oo ah mid joogta ah bixin doona haddii uu Rabbi raali ka noqdo Sheekh Xuseen Guuleed Adam (Sheekh Xuseen Siiro) oo ah Iimaamka Masjid Al taqwa oo ku yaal magaalada Columbus,...