Home » Tacsi

Aden Axmed Colujoog oo ka tacsiyeeyay geeridii ku timid Eng. Maxamed Cumar Ibraahin (Saalixi)

Sep 2, 2021
Rabbi ha u naxariisto Eng. Maxamed Cumar Ibraahin (Saalixi) Inaa Lilaahi wa Inaa Ilaahi Raajicuun.  Waxaa hubanti ah in ay naf nooliba goortay doonto ha noqotee mowtka dhadhamineyso. Ilahay ha u naxariisee waxaa maanta oo Qamiis ah magaalada Muqdisho ku geeriyooday Eng. Maxamed Cumar Ibraahin (Saalixi) oo muddo gaaban ku xanuunsanaa dalka Turkiga, kaddibna markii uu dalka dib ugu soo noqday uu mowdku... 

Allaha u naxariistee waxaa Nairobi ku dhintay Ex-Col. Maxamed Axmed Cali (Sanka)

Mar 29, 2021
Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilaahi Raajicuun. Allaha u naxariistee waxaa maanta magaalada Nairobi ee dalka Kenya ku dhintay Ex-Col. Maxamed Axmed Cali (Sanka.) Marxuumka oo maalmihii lasoo dhaafay Isbitaal ugu jiray caabuqa Covid-19 awgiis, ayaa aakhirkii ay maanta tii Alle u timid.  Geerida marxuumka waxaa lala socodsiinayaa qaraabada iyo asxaabtiisa ku kala firirsan adduunka. Rabbi ha u naxariisto Maxamed... 

Alle ha u naxariistee Ex-Col. Maxamed Cabdi Aden (Irris) oo Nairobi ku geeriyooday (Tacsi)

Sep 19, 2020
Inaa Lilaahi wa Inaa Ilaahi Raajicuun.  Waxaa hubanti ah in ay naf nooliba goortay doonto ha noqotee mowta dhadhamineyso. Ilahay ha u naxariisee waxaa maanta oo Jimco ah magaalada Nairobi ee dalka Kenya ku geeriyooday Ex-Col. Maxamed Cabdi Aden (Irris) oo intii muddo ahba xanuunsanaayay. Haddaba, aniga oo ku hadlaya magaceyga iyo kan qoyskeyga, kana tiiraanyeysan geerida naxdinta leh ee ku timid... 

AUN waxaa maanta Muqdisho ku geeriyooday Xildhibaan hore ee Dowladda Dhexe, Hilowle Aden Maxamuud (Video+MP3s)

May 9, 2020
Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilaahi Raajicuun.  Rabbi ha u haxariistee waxaa maanta Muqdisho ku geeriyooday Xildhibaan hore ee dowladda dhexe ee Soomaaliya, Hilowle Aden Maxamuud.  Sida laga xaqiijiyay qaar ka mid ah eheladiisa, geerida marxuumka ayaa timid kaddib markii uu maalmo kooban la xaruunsanaa cudurka saf marka ah ee Coronavirus.  Marxuumka ayaa isla maanta ah lagu xabaalay qaboore ku yaal isla... 

TACSI: AUN waxaa magaalada Belad Xaawo ku geeriyooday Maxamed Nuure Waceys

Jun 2, 2019
Inaa lilaahi waa Inaa Ilaahi raajicuun. Rabbi ha u naxariistee waxaa maalinimadii shalay oo ay taariikhdu aheyd, Sabti, June 1, 2019 magaalada Belad Xaawo ku geeriyooday, Maxamed Nuure Waceys. Geerida marxuumka waxaa la ogeysiinayaa dhamaan qoyska, qaraabada iyo asxaabta uu ka tagay meel ay joogaanba. TACSI:  Aniga oo ku hadlaya magaceyga iyo kan qoyskeyga, kana tiiraanyeysan geerida ku timid Rabbi... 

TACSI: AUN waxaa uu galabta baabuur ku dilay Shuceyb Cawil Cabdulaahi gudaha magaalada Nairobi ee dalka Kenya

May 29, 2019
Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilaahi Raajicuun.   Alle ha u naxariistee, waxaa galabta oo ay taariikhdu tahay May 29, 2019 uu si kadis ah baabuur ku maray, dabadeedna isla goobtaas ku geeriyooday Shuceyb Cawil Cabdulaahi gudaha magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Geeridaas lama filaanka ah ee ku timid marxuum Shuceyb waxaa la ogeysiinayaa qaraabadiisa iyo asxaabtii uu ka tagay meel ay joogaanba, waxaana Rabbi... 

Daahir Bare Ugaas Axmed Ugaas Aden oo Kismaayo ku dhintay

Apr 21, 2018
NAA LILAAHI WA INAA ILAAHI RAAJICUUN. Rabbi ha u naxariistee waxaa maalinimadii shalay oo Jimca aheyd magaalada Kismaayo ku geeriyooday Daahir Barre Ugaas Axmed Ugaas Aden, ayada oo isla maantana aas heer sare ah oo ay kasoo qeyb galeen dadweyne aad u fara badan loogu sameeyay isla magaalada Kismaayo. Geerida marxuumka waxaa la ogeysiinayaa dhamaan qaraabadii iyo asxaabtii uu marxuumka ka tagay, waxayna... 

Aden Colujoog oo ka tacsiyeeyay geeridii naxdinta laheyd ee ku timid Eng. Cabdirashiid Sh. Maxamuud

Feb 22, 2018
INAA LILAAHI WA INAA ILAAHI RAAJICUUN. Rabbi ha u naxariistee waxaa dhawaan magaalada Nairobi ee dalka Kenya ku geeriyooday marxuum Eng. Cabdirashiid Sheekh Maxamuud. In kasta oo ay geeridu tahay mid xaq ah oo uu qof waliba dhimaayo waqtigii uu Rabbi u qoray in uu dhinto, ayaan haddana maanta si weyn uga naxay geerida lama filaanka ah ee ku timid Allaha u naxariistee saaxiibkey Eng. Cabdirashiid Sheekh... 

Eng. Cabdirashiid Sheikh Maxamud oo Nairobi ku geeriyooday

Feb 22, 2018
Inaa Lilaahi wa inaa Ilaahi Raajicuun. Rabbi ha u naxariistee waxaa dhawaan magaalada Nairobi ee dalka Kenya ku geeriyooday marxuum Cabdirashiid Sheeikh Maxamuud. Marxuumka oo muddo dheer ku noolaa dalka Mareykanka ayaa asaga oo caafimaad qaba todobaadkii lasoo dhaafay u dhoofay dalka Kenya si uu usoo booqdo eheladiisa oo aanay muddo dheer is arag, hase yeeshee, si lama filaan ah ugu dhex dhintay... 

Fanaanaddii Khadiijo Cabdulaahi Daleys oo dalka Canada ku geeriyootay

Jan 15, 2018
Allaha u naxariisto, marxuumad Khadiijo Cabdulahi Cali (Daleys) Inaa Ilaahi Wa Inaa Ilaahi Raajicuun. Allaha u naxariistee, waxaa magaalada Toronto ee dalka Canada ku geeriyootay marxuumad Khadiijo Cabdulaahi Cali (Daleys.)  Marxuumadda oo muddo dheer ka tirsaneyd fanaaniintii Qaranka Soomaaliyeed, gaar ahaan kooxdii Hobalada Waabari ayaa bur-burkii dalka kaddib waxay ku sugneyd dalka Canada. Allaha...