Comments for Allgedo.com

Comment on Former Somali prime minister asks Va. court to rule he is immune from war crimes lawsuit by ahmednur
samater iyo saaxiibadi ninka “yab “la baxayow ,wax lagaa weydiin maayo,waxaa laga yaabaa inaadan dhalan markii ay wax tar ahaayeen ,taas waxaa cadeynayaa waxaad u qabtaa in soomaaliya burburtay waqtii dawladii samater katirsanaa ,soomaaliyada aad sheeganayso inaad ka soo jeedana waxba kalam socotid-

soomaaliya waa dal qaali ah ,laakiin alle wuxuu ku beeray dad xun oo aan abaal gudin ,dun ahaana liita ,wadaniguna ku yaryahay ,damiir iyo diinxumana ku caan ah.

waa dadka kii dila oo qofsada ,oo dhaca ugu yeera mujaahid.

waa dadka kii dulleeya ,cadow u adeega ,qarankooda khaa’ima ,dhulkooda cadow keena ,sun ku aasa ,wax walba oo xun fallay ,u wada ilmeynaya oo aas qaran iyo baroordiiq ku sharfay,.

waa dad kii wax garanaya iyo kaan wax garaneyn isku darajo yihiin ,qabiilkuna diin u yahay.

waa dad kii dalkooda kala goynayaa sharaf gaar ah la leeyahay ,kuwa maslaxada soomaalida iyo soomaalinimada waqti iyo caafimaadba u hurayna ,ay agtooda hebel iyo reer hebel ka yihiin.

runtii soomaaliga maanta joogaa ,wax lagu faano waa ka fog yahay.

Comment on Qaar ka mid ah odayaashii dhaqanka Puntland oo ka baxay shirka Muqdisho. by kamaal
Saxiixayaashii, dastuurka qardho oo adis ababa iskugu imaanaya tolow A.a. AXADLE MAKU JIRAA MUXUUSE KA ORAN LAHAA RAGA ISKU MAGACABAY SAXIIXAYAASHII DASTUURKA SOMALIYA EE KALA AH..

shariif sakiin, shariif mahiiga, shariif biijo, shariif, caalin. shariif uhlusuna wal saliid macsaro….

Saxiixayaasha heshiiska Road-mapka ayaa lagu wadaa in dhowaan ay ku shiraan magaalada Addis ababa ee dalka Itoobiya iyagoo ka wadahadli doona arrimo ku saabsan sidii loo dhamaystiri lahaa marxalada kala guurka ah.

Madaxweyne Shiikh Shariif oo ka hadlayay shir jaraa’id oo uu ku qabtay dhowaan magaalada New York ayaa sheegay in uu u tagayo magaalada Addis ababa sidii uu ugaga qeybgali lahaa shirka. Sidoo kale Guddoomiyaha baarlamaanka Shariif Xasan oo maanta gaaray magaalada Baydhabo ayaa lagu wadaa in uu ugaga sii gudbo dalka Itoobiya.

Madaxweynaha maamulka Puntland C/maan Faroole ayaa waxa uu haatan ku sugan yahay dalka Itoobiya isagoo doonaya in uu ka qeybgalo shirkan .

Sidoo kale madaxda ururka Ahlu Sunna iyo maamul goboleedka Galmudug ayaa ka qeybgali doona shirkan.

Waxaana sida ay sheegayaan qubarada u dhuundaloola arrimaha Soomaaliya shirkan uu yahay mid xasaasi ah maadaama ay haatan soo dhowaatay dhamaanshaha waqtigii ay ku shaqeyn lahayd dowlada federalka ah isla markaana hore dhowr jeer ay ugu celceliyeen Qaramada Midoobay iyo dalalka daneeya arrimaha Soomaaliya in aan laga yeeli doonin DKG in waqti kordhin loo sameeyo.

Hase yeeshee marka la fiiriyo iyadoo aan dastuurki weli lagu heshiin iyo iyadoo aan la gaarin sidii lagu soo xuli lahaa xubnaha baarlamaanka ayaa waxaa ay tahay mid aad u adag sidii arrimahan loogu soo dhamaystiri lahaa waqtiga loo qorsheeyey.

Arrimaha ka gudbida xilligan ayaa waxaa sii adkeynaya iyadoo xubnihii ka socday Puntland ee shirka oday-dhaqameedyada ay ka ambabaxeen magaalada Muqdisho iyadoo ay muuqato inaysan la dhacsanayn habka ay wax u socdaan.

Madaxweyne Faroole ayaa sheegay in uu isku haleynayay R/wasaare Cabdiweli iyo wasiirka dastuurka Cabdi Xoosh Jibriil oo labaduba ka soo jeeda beelaha dega Puntland balse ay ka qancin waayeen dastuurka cusub qodobo ka mid ah. Maamulka Puntland ayaa waxa uu aaminsan yahay in uusan dastuurkuku cadeyn qaabka awood qeybsiga dhaqaalaha iyo Siyaasadda.

Waxaana ay ku soo beegantay in maamulka Puntland hadal ka keeno dastuurka gaar ahaan dhinaca qeybsiga dhaqaalaha mar ay soo shaac bixiyeen shirkadaha ka qodaya saliida deegaano ka tirsan Puntand in ay rajo weyn ka qabaan in laga helo shidaal ceelasha ay qodayaan.

Comment on Xildhibaan Bare Hiiraale oo ka tegay Dolow gaareyna Degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo. by kamaal
Beerka,

Waan ogahay in horumar lagu gaaro wadahadal iyo ismaqal iyo walaaltinimo mareexaan caado uma laha is qabbabsi iyo anaa kaa bari wayn iyo anaa kaa canjeero macaan. rag waxaas isku qabsada maha, rayiga ah in mareexaan u bahan yahay rag yar yar oo leh karti ay dadkooda uga saraan waqtiga hada lagu jiro waan ognahay lakiin abdulahi yusuf oo aan ognahay wuxuu yahay waad ogtahay in lesbianka bari ay cabudaan iska daa kuwa mahbarka ah marka maxaa noo diiday inaan ninkeena difaaca dadkeena iyo dhulkeena inaan wanaajino oo hadii xitaa uu qalad galay aan niraa qaladkaas ayaad gashay ee meel fariiso…

bare hiiraale, maha nin u soo shaqo tagay inuu mareexaan xukumo lakiin waa nin markasta u tagan marka mareexaan la doonayo in la gumeeyo inuu difaaco taasna taariikhdiisa ayaa qoraysa nin afka ma nool waxba laga maydiinayo..

tan ah aan tashano waa wax fiican tan ah dagaalkii qabiilka wuu dhamaday ee aan tashano oo dhalinyaro yaryar oo aqoon leh aan doorano na hogaamisa waa taan maanta u bahanay lakiin kuwa mareexaan laf laf u kala sara oo mooda inay wax ku helayaan sidaas waa midgo ku dhux nool mareexaanka oo mareexaan iska dhigaya aniga kamaal ahaan….ee maha mareexaan dhalad ah…

hogaanka dhaqanka sade waa run in uu dayacmay lakiin waxaa tayacay la si 1) ugaasyo  aan karti fiican laheen oo jilacsan oo wayadaan danbe na soo maray…

2) kuwo raba inay ugaaska mareexaan ka badalaan reerka maanta haya oo aan seexan ilaa ugaaska mareexaan laga dhigo dameer iyo ari carbeed..

3) qabiilo dana gaar ah leh oo neceb midnimada mareexaan oo  dabada ka riixa lafo mareexaan ah oo reer gedood ah oo neceb reer diiniga.. waana kuwaas kuwa  gedo la haray midnimadeeda iyo sharafta mareexaan gedo…waana ogyihiin in waxa gedo la haray ay ayaga yihiin..

marka ay ugaaska gedo yirahdaan ugaas nooma aha cid walba oo mareexaan neceb midnimadiisa ayaa kuwa reer gedoodka ah ee neceb reer diiniga ka dhiga rag aqoon yahan ah oo sharaf badan ayagoo og inuu yahay dameer ay rabaan inay ku dumiyaan midnimada mareexaan…

Comment on Former Somali prime minister asks Va. court to rule he is immune from war crimes lawsuit by xaniif
sxb abdi awalan waan ku salamayaa

tan kale walaal markaan hadalkaaga ka jawaabo koleey fili maayo inaad jawaabteeyda ku qancaysid oo meelo badan ayaa kuu muuqdo marka soomaalidu waxay ku maahmaahdaa geerida aabahaa ama labo jir ka ahoow ama labaatan jir ka ahoow taa micnaheedu waxaa weeye hadii aad laba jir tahay wax dhacayo ma garan kartid oo cidii kula joogtaba waa isagu kaa mid

hadii labaatan jir tahayna hadee nin xoog leh ayaad tahay oo waad meel mari kartaa

aan u daadago jawaabteeyda sxb cidii wax reebaneeyso ayaa taariiq looga tagaa adiga iyo umada aad ka dhalatay ma u sameeyasan yihiin umadi dhaxli karto taariiqdii awoowayaashood ma yahiin kuwa rabo ineey ku faanaan taariiqdii awoowayaashood ma hanan karnaa wax kasto cadeeyn karo ineey umadaani taariiq leedahay afeef markaan ku leeyahay umada aad ka dhaltay igama ahan in aan ka hadlayo qabiil ee waxaan ka hadlayaa wax na wada mideyo ee soomali ah

hadaba walal waxaan ku leeyahay samatar hadii aanu calfaneeyno waa astaantii bari samaadkii  waxaa uu ka mid yahay raga faraku tirsiga ah ee maanta ka haray taariiqdii umada lahayd

waxaan hadalkeeyga ku soo gunaanadayaa kacaankii uu qayb ka ahaa samatar ma dhahayo qalad ma galin laakiin waxaan leyahay waxay qabteen baa ka badane yaanan la ilaawin waxay qabteen oo yaysan inoo muuqan waxay qaldeen waxaan anigu filayaa in aan ku iloowi karno waxay galeen waxay qabteen ee mr abdi ha noqonin heryadii cune aan xeer galin

Comment on Former Somali prime minister asks Va. court to rule he is immune from war crimes lawsuit by yab
Abdi,

Waxaa jira in dad badan oo Somaliyeed ay qabin fikirka aad qabto. Geesiga iyo qofka wax garadka ah wax la taaban karo ay u qabtaan wadankooda iyo dadkooda waxayna ka taganaa legacy iyo wax wanaagsan. Ali iyo saxiibadii askarta ahaan Somali waxaan burbur iyo halaag ahayn ugama tegin. Aniga waxaan aaminsanahay nimanka hadda Maxamed Cali Samatar eryanaya iney runta sheegayn isaga qabyaalad uun ku haystaan. Arrintaas dad badan oo Somaliyeed ayaa cadeeyey oo cadayn iigama baahna. Laakiin inaan tiraah Cali waa geesi iyo wadani haddan waxba kama danbeyn waa arrin khalad ah.

Comment on Xildhibaan Bare Hiiraale oo ka tegay Dolow gaareyna Degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo. by Dulqaad
War odayga gedo wax kumalahan hadii layiri maxad u gugubaneysan adeer gedo xoog laguma yeesho ragii gedo udhashay waa kuwaa halkanka kujiro sida mohamuud sayid adan mohamed abdi kaliil iyo sarakiil badan  barre iyo fimilkiis ayagaa diiday walalnimadiiye dab haalaqan odaygane uwato galkaduud

Comment on Xildhibaan Bare Hiiraale oo ka tegay Dolow gaareyna Degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo. by Kkkk
Sxb kaadan la baxay aa waa ceeb in aad caytan ku bixiso waqti iyo lacag gabdho islaameed oom wax ay kaa galabsadeen aan jirin in aad af lagaa dayso arintaas raali gelin ka bixi hadii kale maanta maalin aan ahayn ayaad ka shalaayi. Mawduucu ha ku salaysnado بري الهيرالي ma saxsanyahay mise wuu khaldanyahay in uu sade  u sii ahaado siyaasi hor booda ama iska fariista hada ?

Comment on Garaad Maxamed Sh.Maxamuud oo ka Hadley Dhibaatooyinka ka Dhashey Colaadaha ka Taagan Gobolka Gedo iyo Aragtidiisa ku Aadan Hogaanka Dhaqanka Gobolka Gedo (Dhageyso Wareysiga) by ciid
asalaamu caleeykum dhamaatiin                   salaan kadib dad muslimin ah baan nahay Waa in dhalinyarado xushmeeysa waayeelka waayelkuna xushmeyaa  dhalinyarado is xushmeeyn iyo kala dambeeyn  baa  hormar  lagu  gaaraa

Comment on Former Somali prime minister asks Va. court to rule he is immune from war crimes lawsuit by Abdi Ali
Waxaan marka ugu horaysa salaamayaa dhamaan ehelad,qaraabada,saaxiibada ,taageerayaasha iyo

dhamaan inta qaranimada jecel ee garabtaagan i laahay

raali ha ka noqdeeGenaral,Maxamed Ali Samatar Geesiga,

wadaniga ,ahna Astaanta qarankii soomaaliyeed.

intaas markaan kag gudbo, waxa dacwaynahaya ilmo

ay dhaleen khaaimiin qaranka ummadda Soomaaliyeed taqaano.

waxayna cay u tahay daafaca yaashii qaranimada Soomaaliyeed

u jeedada kadanbaysaana waa in aan la daafici hada qaranimada SO.

sidaas darteed waxaan fariin u dirahayaa dhammaan Saraakiishii

qaranka Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa ku nool north America iyo Erouo.

in ay si deg deg ah u kulmaan lana yimaadaan qorshihii lagu daafici lahaa

Dalka iyo dadka Soomaaliyeed oo wax magaratadu u gacan galinayso

Gumaysiga cusub iyo xulufadiisa iimaanka la.

Waxaan cod dheer ku leeyahay.

ALI SAMATAR WAA QARAN;WAANA GEESI QAALIYA

QABIIL WUU KA WAYNYAHAY:

_JABHADAHA QABIILKIYO QARANDUMIYA YAASHIYO

QABAANADA GUMAYSTUHU MA QIIMAYN KARAANE

ALI SAMATAR WAA QARAN WAANA GEESI QAALIYA

QABIIL WUU KA WAYNYAHAY:Hanoolaado Samatar.aamiin.

Comment on Xildhibaan Bare Hiiraale oo ka tegay Dolow gaareyna Degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo. by aa
salan kadib    waxaan  ugartay  in meeshaanaa   4  kooxood  wax ku sala qoreen  qolowalbana       waxay qabeen  maasha  ay kulamatagee   i waxaan  lee yahay ku wa  mareexaan ka  sheeganaaya   ee bare  caayaaya    bare qalad iyo sax ba wuu lee yahay   marka  hadaad  dad  micna leh  tahiin  qaldkiisana  sheega   sax diisana sheega   hadiikale  qashin qashin dhalay  oo reer gedo ubadan  oo yatiin ah  baad tahiin  ee marna  caydiid  ha idin xasuuqa marna alshabaab  ha idin xasuuqo  marna  gare ha idin  xasuuqo   wax na ha is ka celina kee wax idin ka dhacshana  la cilooba    intaas   reer gedo  ha iga gaarto                  waxaa kaloo meesha wax ku sooqoray  kuwo  hadalkii   ama jileecii  looga bartay  waxa loogu waco  kabta iyo  laxda  ee meesha  ku caayaaya nin kii  asagoo jabhadka  ah  10 sano  hooyadood  wacalada  ka dhalay  is ka  ooya   oo hintiina  waligee ma dhamatee  waxaa layiri nin ay meelu  bugtaa asagay bal bashaa  marak  waxa aan oohin iyo calaacal ah waxaa is kaleh  kabta iyo laxda      3   ku wakale  taa geeraya  al shabaabka  cidkale  wax idiin kama baah nee  gabdhi hiina  10 jirada ah  ee lagu marti qaadaayo   ni manak  wada cia  da lashaqeeya  ee la idin ka dhaa dhiyay  waa mujaahidiin   saqiirkiina  ay fuulida  ka laayeen   kadanqada  hadaad  asal u lee dihiin nasabiyad  diin  iyo dameer  nin walaashi iyo hooyadi  iyo saqiir kii uu dhalay lagu mar tiqaadaayo ajanimi aan isir iyo dhaqan mid na ka dhaxan in taas waa ku wa liita  ee da yuusiinta ah ee taageera alshaydaan      4 raga bare u qiiraysanoow  bare waxuu mareexaan  u sooqabtay iyo inta uu di faacay soomaali  oo dhan baa mar qaati ka ah  marka  arinsaas  way dhamaatay  hada  waayo  hada qabiil  qabiil duu laan ku ah mAJIRO  duqana  kismaanyo  wuu ku kAShifmay   si ween  maraka   odayga  hala sharfo   hana ladajoyo   oo guri halooga dhiso  caabud waaq