Allgedo.com

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Abdiweli Mohamed Ali ayaa maanta dib ugu soo laabtay Caasimadda dalka ee Muqdisho ka dib safarro uu ku soo kala bixiyey Rome, Nairobi iyo Djibouti.
Muqdisho, Somalia (AOL) – Ra’iisul Wasaare Abdiweli ayaa booqasho rasmi ah ku tegey dalka Talyaaniga 29kii Janaayo ilaa iyo 1dii Febraayo ka dib markii uu casuumaad rasmi ah ka helay Ra’iisul Wasaaraha Dalka Talyaaniga Mario Monti.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa kulamo la soo qaatay Wasiirada Arrimaha Dibedda, Arrimaha Gudaha, Gaashandhiga iyo Ra’iisul Wasaaraha dalka Talyaaniga. Ra’iisul Wasaare Abdiweli ayaa kala hadlay dhigiisa dalka Talyaaniga xiriirka qotoda dheer ee labada dal, arrimaha amniga iyo shirka London ee 23ka Febraayo 2012. Ra’iisul Wasaaraha ayaa shirkiisa jaraa’id ku sheegay in warqad la sheegay inay ka soo baxday dalka Talyaaniga uu kala hadlay dowladda Talyaaniga ayna caddeeyeen inaysan warqadaas aheyn mid ka tarjumeysa siyaasadda Talyaaniga. Ra’iisul Wasaare Abdiweli ayaa sheegay inaan la aqbali Karin in Soomaaliya dib loogu celiyo gumeysi oo uu sheegay in Soomaaliya ay tahay Dowlad madax-bannaan oo caalamka ka mid ah.

Ra’iisul Wasaare Abdiweli ayaa sheegay inuu Nairobi kula kulmay 3dii Febraayo Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Ingiriiska William Hague oo ay ka wada hadleen arrimo fara badan oo ay ka mid ahaayeen Shirka London ee 23ka Febraayo iyo xiriirka labada dal ee Ingiriiska iyo Soomaaliya. Waxuuna sheegay in uu u sheegay Dowladda Ingiriiska in Soomaalidu ay aad ugu hanweyn yihiin kana filayaan rajooyin wanaagsan shirka London oo uu sheegay in Dowladda Soomaaliya ay ka sugeyso shirkaas inuu matalo maslaxadda Soomaaliya oo lagu horumariyo Roadmap ka iyo Garowe Principles oo la rajeynayo in baarlamaanka cusub uu noqdo 225 mudano oo tayo leh iyo in la sii dhameystiro Dastuurka cusub.

Ra’iisul Wasaare Abdiweli ayaa ka warbixiyey safar uu ku tegey Djibouti 04tii ilaa iyo 06dii Febraayo oo uu uga qeybgalay Shirkii Kooxda Xiriirka Caalamiga ah (ICG) oo kulankoodii 21aad ku yeeshay Djibouti ayna ka soo qeybgaleen 40 dowladood loogana hadlay sidii Dowladda looga saacidi lahaa Qorshaha Xasilinta Degmooyinka iyo Gobolada Gaar ahaan goobaha laga saaro Al-Shabaab, si shacabka loogu gurmado oo ay u helaan adeegyadii bulshada isla markaana u sameystaan guddiyo amni iyo maamul ay aayahooda uga tashadaan. Sidoo kale shirka waxaa aad looga hadlay sidii loo soo afjari lahaa Xilliga Kala Guurka ah.

Ra’iisul Wasaarahu waxuu sheegay inuu kulamo la yeeshay Madaxweynaha Djibouti Mudane Ismail Omar Gelle iyo Ra’iisul Wasaaraha Djibouti Dileyte Mohamed Dileyte ayna ka wada hadleen xiriirka labada dal isla markaana uga mahadceliyey ciidamdii ay dhowaan Djibouti u soo direen Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa maanta soo maray magaalooyinka Garowe iyo Galka’yo inta aanu iman Muqdisho oo uu madaxda iyo shacabka maamuladaas kala hadlay sidii loo dar-dar gelin lahaa Roadmapka iyo Garowe Principles.

Garad Salad Hersi

Communication Director, office of the PM

Mogadishu, Somalia.

Maamulka Bartamaha Somalia oo ka tacsiyeynayo geeridii Marxuum Ashkir Cabdi Jiijiile
Maamul goboleedka Bartamaha Somalia (SCS) wuxuu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa carruurtii, qoyskii iyo ehelkii uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee Marxuum Ashkir Cabdi Faarax (Jiijiile) oo kowdii bishan ku geeriyooday magaalada Leicester ee dalka Ingiriiska.

Mas’uuliyiinta Somali Central State oo uu u horeeyo madaxweyne Maxamed Xaashi Carabey waxay Marxuumka Eebe uga baryayaan in uu janadii fardowso ka waraabiyo, intii uu ka baxayna samir Alle ka siiyo.

Jiijiile wuxuu ahaa shakhsi la xusuusan doono, dhammaanteenba Illaahay hanaga samir siiyo.

Aamin, Aamin, Aamin.

Xafiiska Warfaafinta dowlad goboleedka bartamaha Somalia.

Ciidamda Dowladda KMG iyo Kuwa Kenya oo la Wareegay Tuulada Dalaayad ee Gobolka Jubada Hoose
Kismaayo, Somalia (AOL) – Wararkii ugu danbeeyay ee aan ka heleyno gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in ciidamada dowladda KMG oo kaashanaya kuwa Kenya ay la wareegeen gacan ku heynta deegaanka Dalaayada oo hoostaga Degmada Badhaadhe halkaasoo uu saaka ka qarxay dagaal Ba’an.

Qaar katirsan dadka ku dhaqan nawaaxiga tuulada Dalaayad ee saaka lagu dagaalamay ayaa AOL u xaqiijiyay in deegaankaasi ay haatan si buuxda gacanta ugu hayaan ciidamada dowladda KMG oo kaashanaya kuwa Kenya.

Xoogaga Alshabaab ee iyagu laga saaray deegaanka ayaa la sheegay in ay ku suganyiiin meel aan sidaa uga fogeyn deegaanka Dalaayad iyadoona laga cabsi qabo in ay markale soo qaadaan dagaal rogaacelisa ah.

Xaaladda ayaa aad u kacsan, waxaana deegaanka isaga barakacay guud ahaan dadkii ku dahqanaa, iyadoona la filan karo in saacad kasta uu ka qarxo dagaal maadaama labada dhinac ay weli isku horfadhiyaan duleedka deegaankaasi.

Masuuliyiinta dowladda KMG, Kenya iyo kuwa Alshabaab ayaan ilaa imika ka hadli dagaalka iyo weliba qasaaraha ka dhashay.

Lama oga dadka ku waxyeeloobay dagaalka, maadaama deegaanka lagu dagaalamayo ay hore uga barakaceen dadkii daganaa, haseyeeshee waxa la sheegay in labada dhinac uu kala gaaray qasaaaro lixaad leh maadaama dagaalku socday mudo dhowr saacadood ah.

C/qaadir Faarax, Muqdisho/Somalia.

Qarax Miino oo ka Dhacay Degmada Xamarweyne iyo Maamulka Gobolka Banaadir oo ka Hadlay
Muqdisho, Somalia (AOL) – Qarax nooca miinooyinka dhulka lagu aaso ah ayaa maanta ka dhacay agagaarka xarunta maamulka gobolka Banaadir ee xaafadda Xamarweyne, iyadoona uu qaraxaasi dhaawac kasoo gaaray hal askari oo katirsan ciidamada dowladda KMG.

Gudoomiye ku xigeenka dhinaca ammaanka maamulka Banaadir Warsame Max’ed Axmed (Joodax) oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in qaraxu ahaa nooca miinooyinka dhulka lagu aaso ee remoteka lagu hago, waxaana uu sheegay in lagu aasay meel u dhow xarunta maamulka gobolka Banaadir ee xaafadda Xamarweyne.

Mudane Joodax ayaa sheegay in dadka deegaanka ay arkeen miinada islamarkaasina ay kusoo wargeliyeen ciidamada ammaanka, waxaana uu sheegay in miinada lagu qarxiyay askari doonayay in uu goobta ka saaro.

Gudoomiye kuxigeenka amniga gobolka Banaadir ayaa intaasi ku daray in ay wadaan baaritaanno ku aadan cidii ka danbeeysay qaraxa.

Qaraxan ayaysan jirin cid ilaa imika sheegatay masuuliyadiisa, haseyeeshee qaraxa miino ayaa kusoo beegmaya xilli todobaadyadii ugu danbeeyay xaalad nabadgelyo laga dareemayay inta badan degmooyinka gobolka Banaadir, iyadoona ay aad u yaraadeen qaraxyadii ka dhici jiray.

C/qaadir Faarax, Muqdisho/Somalia.

Dagaal Culus oo ka Qarxay Gobolka Jubada Hoose
Kismaayo, Somalia (AOL) – Iyadoo mudooyinkii u danbeeyay ay xiisado ka taagnaayeen deegaanada galbeed ee gobolka Jubada Hoose ayaa maanta waxa qarxay dagaal aad u xoogan oo u dhexeeya ciidamada dowladda KMG oo kaashanaya Militariga Kenya iyo kuwa Alshabaab.

Dagaalka ayaa yimid kagadaal markii ciidamada dowladda KMG iyo kuwa Kenya oo isgarabsanaya ay weerar la beegsadeen saldhig weyn oo ay mudooyinkii u danbeeyay isku urursanayeen xoogaga Alshabaab oo ku yaallay deeganaka Dalaayad oo hoostaga degmada Badhaadhe ee gobolka Jubada Hoose.

Ma cada qasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay dagaalka, waxaana ilaa imika lasoo sheegayaa laba qof oo dhimasho ah kuwaasoo la sheegay in ay kamid yihiin dadka deegaanka, mana jiraan masuuliyiin katirsan dhinacyada dagaalama oo faahfaahin ka bixisay dagaalka.

Xoogaga Alshabaab ayaa mudooyinkii u danbeeyay ka waday deegaanka Dalaayad diyaaragarow dagaal oo aad u xoogan, waxaana uu dagaalkani kusoo beegmaya xilli diyaaradaha Kenya ay duqeymo ka geysteen deegaankaasi, taasoo saraakiisha Kenya ay sheegeen in ay ku dileen 100 dagaalyahanno oo katirsan Alshabaab, gaadiidna ay ku gubeen.

C/qaadir Faarax, Muqdisho/Somalia.

Nin Soomaali American ah oo Qirtay in uu Dhaqaale ku Taageeri Jiray Al-shabaab
Nairobi, Kenya (AOL) – Nin Soomaali ah oo heysto dhalasho dalka Mareykanka ah ayaa qirtay in uu Dhaqaale u diri jiray shaqsiyaad katirsan xoogaga Al-shabaab oo ay dowladda Mareykanku u aqoonsantahay urur Argagixiso.

Ninka oo magaciisa la yiraahdo Axmed Xuseen Max’uud ayaa ku eedeysnaa in uu ururiyay dhaqaale lacageed oo gaaraya $1500 (kun iyo Shan Boqol oo Doolar) lacagtasoo la sheegay in uu Tikidho ugu jaray rag doonayay in ay ku biiraan dagaalyahannada Alshabaab.

Ninkani eedeysanaha ah ayaa la sheegay in lacagaha uu ka ururin jiray dadka Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Mareykanka, isagoona u sheegi jiray in lacagahaasi wax loogu qaban doono caruur agoon ah iyo sidoo kale in lagu dhisayo masaajiddo.

Maxkamadda Magaalada Minneapolis oo uu saarnaa Axmed Xuseen Max’uud ayaa sheegtay in danbiga lagu helay awgiis uu muteysan doono 15 sano oo xarig ah iyo weliba ganaax lacageed oo gaaraya $250, 000 (laba boqol iyo konton kun oo doolar).

Mohamed Sujuu, Nairobi/Kenya.

Dagaallo iyo Duqeymo u Dhexeeya Ciidamada Dowladda KMG iyo Alshabaab oo Xalay ka Dhacay Magaalada Muqdisho
Muqdisho, Somalia (AOL) – Ciidamada dowladda KMG iyo kuwa Alshabaab ayay  xalay dagaalol culus ku dhexmareen Xarunta Asluubta ee Ex-controll iyo xaafado katirsan degmada Dayniile, iyadoona dagaalladaasi ay ahaayeen kuwo xoogan.

Dagaalka oo labada dhinac ay isu adeegsadeen hubka fudud iyo madaafiiicda goobta ayaa inta la ogyahay waxa ku dhintay hal qof, shan kalena waxa kasoo gaaray dhaawacyo, kuwaa oo ahaa dad rayid ah, ilaa imikana ma cada qasaaraha kala gaaray dhinacyadii dagaalamay.

Saraakiisha dowladda KMG ee Ex-control ayaa warbaahinta u sheegay in Dagaalyahanno katirsan Al-shabaab ay weerarka soo qaadeen, waxaana ay sheegeen in ay dib isaga caabiyeen islamarkaasina ay gaarsiiyeen qasaaro aad u xoogan.

Xarakada Alshabaab ayaan ilaa imika ka hadlin dagaaladii xalay qeybo katirsan gobolka Banaadi rku dhexmaray iyaga iyo ciidamada Dowladda KMG.

Dagaalyahannada Alshabaab oo iyagu magaalada muqdisho uga sugan goobo yar ayaa aalaaba weerarro la beegsada saldhigyada ciidamada dowladda KMG iyo kuwa AMISOM ay ku leeyihiin magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya.

C/qaadir Faarax, Muqdisho/Somalia.

HARGEYSA: ”Soomaali meelna ku kala tegi meyso” Suldaanka guud ee Beesha Isaaq Suldaan Maxamed Suldaan C/qaadir.
Hargeysa: (pp)-  Suldaanka Guud ee Beesha Isaaq Suldaan Maxamed Suldaan C/qaadir oo ka hadlay arrimo badan oo ay ka mid yihiin Shirka London, Dagaalkii Buuhoode, wuxuu kaloo dardaaran uu jeediyey  Madaxweyne Cabdi Maxamuud cumar iyo arrimo kale,   ayaa  hal-mar bedelay  100%  hadafkiisa siyaasadeed ee ku aadanaa soomaaliya.

Suldaan Maxamed Cabdiqaadir

Suldaanka ayaa  shirkii  Taleex ka dhacay  ku booriyey Beeshiisa hadalo khaldan oo ay ka mid ahaayeen  “Waa In Talaabo Cad Oo Ciidan La Qaado, Cid Kasta Oo Ciidanka Ahaan Jirtay Iyo Jabhadii Dib  Loo Hubeeyo, Waayo Marxalad Adag Baa Halkaa Inaga Soo Waajahday, Waxaan Leeyahay Hal Naaskeed Ninkii Gaadha Inaan Qorigiisa Laga Waayin” oo ula jeeday in Beesha Isaaq ay dagaal xoogan la gasho Khaatumo State, isagoo hadalkaas uu Suldaanku beeniyey sheegayna in hadalkiisa loo fasiray si khaldan:

Akhri:  Hadalkii Suldaanka,  markii lagu dhawaaqay Khaatumo State

Waraysi mardhow uu bixiyey ayuu ku sheegay haddana in la xaalmariyo Beelaha Dhulbahante, soona dhoweeyey maamulka ay samaysteen ee Khaatumo State, isagoo ugu cudur-daaray inay danta ay ku khusabtay inay maamul samaystaan.

Aragtidiisa Cusub Suldaanka

Mar uu ka hadlay shirka London ayuu sheegay inay ku taageersan yahay Maamulka Somaliland inay ka qayb galaan shirka, maadaama Somaliland ay go’doon ku jirtay muddo 21 sanadood ah.

Madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar

Ugu danbayn Suldaanka ayaa dar-daaran siiyey Madaxweynaha Dowladda Deegaanka Soomaalida ee Ethiopia Mudane Cabdi Maxamuud Cumar, isagoo kula dardaarmay sidan: dadku waa Ehel,  Xigto , Seedi & Sodog, Abti iyo ina abti.Waxayna soomaalidu tiraahdaa Oodi Ab-kadhow”. Wuxuu kaloo Suldaanku sheegay in Madaxweyne Cabdi Maxamuud uu yahay nin da’yar oo Karti badan oo ay ku kalsoon tahay dowlada federaalka ee Ethiopia , loogana baahan yahay inuu jid cusub uu furo beelaha Isaaq iyo Ogaadeen oo sanado badan ka dhaxeeyey Colaad , maantana looga baahan yahay Madaxweymahu inuu Colaadaas soo af-jaro , Bog-cusub oo taariikh-ah uu u furo si dadka Nabbad ugu wada noolaadaan Deegaanka.

Faysal Cali Waraabe

Asbuucii la soo dhaafay ayey ahayd markii uu Faysal Cali Waraabe oo ah guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID uu saxaafada Somaliland ka sheegay oo yiri ”  21-kii sano ee  ay Somaliland  jirtay waxaan ahayn  go’doon , waxaana meeshaas ku faa’iiday Maamulka Puntland ee u hoggaamiyo Faroole, maantana waad u jeedaan shidaal bay soo saaranayaan, waxay kaloo qaateen Raiisal wasaarihii, markaa Somalinad xir-xirnaanteeda waxaan dhihi karaa waa ku khasaartay”.

Waraabe ” Somaliland waa Go’doon” (Dhageyso)

Hadalka ka soo yeeray Suldaan-ka Guud ee Beelaha Isaaqa ayaa noqonaya hadal u dhow kii Faysal Cali Waraabe , waxaana warar hoose sheegayaa in ragga Siyaasiyiinta ah ee u janjeeray dhanka goosashada inay hadda ka ddib ay doonayaan inay ku gor-gortammaan,  maxaan ka heli karnaa Soomaaliweyn?…..

Dadka soomaaliyeed ee Siyaasada Soomaaliya Qiimeeya ayaa qaarkood horey u sheegay In maamulka Somaliland ay ogaayeen in Soomaali aysan kala tegayn  horayna loogu diiday Aqoonsi. Balse ay ku akayd  sidii ay shacabkooda  ay runta ugu sheegi lahaayeen, Laakiinse Taas waxaa u yiri maamulka Siilaanyo Suldaanka Guud ee Beesha Isaaq, isagoo runta ka sheegay waxa waaqiciga ah ee maanta jira, uguna baaqay Shacabka iyo Maamulka inay Soomaali wax la qeybsadaan iyagoo wada-jira.

Xigasho:  Puntlandpost

Final Communiqué of the International Contact Group (ICG) on Somalia
International Contact Group on Somalia

5-6 February 2012, Djibouti

Final Communiqué

The 21st meeting of the International Contact Group (ICG) on Somalia was held under the chairmanship of the United Nations Special Representative of the Secretary-General for Somalia, Dr Augustine Mahiga, from 5-6 February 2012 in Djibouti. Foreign Minister Mahamoud Ali Youssouf of the Republic of Djibouti, Speaker Shariif Hassan Sheikh Aden of the Transitional Federal Parliament of the Republic of Somalia, Prime Minister Abdiweli Mohamed Ali of the Transitional Federal Government of the Republic of Somalia, President Abdirahman Mohamed Mohamud (Farole) of the Puntland State of Somalia, President Mohamed Ahmed Alin of the Galmudug State of Somalia, Abdilkader Moallim Noor of Ahlu Sunna Wal Jama’a and the African Union High Representative for Somalia President Jerry Rawlings addressed the meeting.

Political Process

The ICG agreed that the Transition must end on 20 August 2012 in accordance with the Transitional Federal Charter, Djibouti Agreement, Kampala Accord, Roadmap and Garowe Principles. The minimum essential conditions include the finalisation of the draft constitution by 20 April as prescribed in the Roadmap and Garowe Principles leading to provisional adoption of a new Constitution (subject to a national referendum in due course), the establishment of a new, smaller and more representative Parliament and elections for the positions of Speaker, Deputies and President.

The ICG welcomed the Principles agreed in Garowe on 24 December 2011, particularly in terms of building the momentum towards ending the Transition and defining the parameters and modalities for the process to move forward. Nevertheless, the ICG stressed the urgent need to broaden consultation with civil society and other stakeholders in order that future decisions, especially with regard to the precise method for selecting members of the Constituent Assembly and Parliament, enjoy the widest possible support. Accordingly, the ICG welcomed plans by the Transitional Federal Government (TFG) and Puntland State of Somalia to hold a second meeting from 15-17 February in Garowe with a wider group of stakeholders than before in order to elaborate the way forward and address outstanding issues such as the nature of federalism and the system of government. The ICG looked forward to receiving an ambitious and clear timetable needed to deliver the Garowe process.  Read the full story…

Mohamed Suju, Nairobi/Kenya.

Taariikh nololeedkii Allaha u naxariistee Ex G/Sare Ashkir Abdi Faarax (Jiijiile) iyo tacsi ku socota qoyska iyo qaraabada marxuumka.
TAARIIKH NOOLOLEEDKII ALLAHA U NAXARIISTEE MARXUUM ASHKIR ABDI FAARAX  (JIIJIILE)

Allaha u naxariistee Gaashanle Sare Ashkir Cabdi Faarax (Jiijiile) waxuu February 1, 2012 ku geeriyooday magaalada Leicester ee wadanka Ingiriiska. Marxuumka Waxuu dhashay 1919, waxuu ka tirsanaa Ciidamada Ilaalalada 1936 ilaa 1967. Waxuu sanadkii 1967 ku biiray ciidamada Asluubta Soomaaliyeed oo uu xil uga hayay Gobalka Galgaduud ilaa iyo sanadkii 1991.

Mudaddii uu xilka hayay Allaha u naxariistee Ashkir Cabdi Faarax (Jiijiile), waxuu ka mid ahaa dadkii sida howl-karnimada ah ugu soo shaqeeyay wadanka; qaybna ka qaatay gobanimada iyo xoriyadda wadanka.

Marxuum Ashkir Cabdi Faarax (Jiijiile), waxuu ifka uga tagay dad isagu jira ilmahii uu dhalay iyo ilmo ay sii dhaleen.

Illaahay janadii fardowso haka waraabiyo ayaan leenahay,Eheladii iyo qaraabadii iyo weliba soomaalidii uu ka baxayna samir iyo iimaan allaha ka siiyo. Aammiinn—aammiinn—aammiinnnn.

Haddaba, dadka uu magacooda hoos ku xusan yahay ayaa waxay si wada jir ah tacsi ugu dirayaan qoyska iyo qaraabada uu ka tagay marxuumka, waxayna Ilaahay uga baryayaan in uu marxuumka janadii Fardowso ka waraabiyo, qaraabadii iyo eheladii uu ka tagayna samir iyo iimaan ka siiyo:

1-   Gen. Cumar Xaaji Masale

2-  Col. Cabdulqadir Xaaji Masale

3-  Dhamaan Reer Shiikh Saciid Faarax

4-  Dhamaan Reer Maxamed Garjeex

5-  Dhamaan Reer Cilmi Goonjeex

6-  Dhamaan Reer Cabdullahi Warsame

7-  Dhamaan Reer Jaamac Gari

8-  Dhamaan Reer Shiikh Abdisalaam

9-  Dhamaan Reer Muxumed Shirwac good.

Illaahay janadii fardowso haka waraabiyo ayaan leenahay,Eheladii iyo qaraabadii iyo weliba soomaalidii uu ka baxayna samir iyo iimaan allaha ka siiyo.   Aammiinn—aammiinn—aammiinnnn,,

By Durraan shirwac, London/England.

Em-durta21@hotmail.com

London/Uk