HOME | NEWS |MAQAALLO | GEDO | FEEDBACK

SIGN/VIEW: GUESTBOOK

logo logo
WELCOME TO ALLGEDO ONLINE

 

 

FEEDBACK

Xagee Allgedo Online lagala soo xariiri karaa?

Cidii dooneysa in ay nala soo xariirto waxay email noogu soo diri kartaa:webmaster@allgedo.com, info@allgedo.com ama allgedo@allgedo.com

Ciddii dooneysa in loo daabaco figradooda oo xor ah.  Cidii nacday ama ku caajistay afduubka qaar ka mid ah website-yada Soomaaliyeed badankooda oo ayagu meherad ka dhigtay in ay si xad dhaaf ah u buun-buuniyaan hogaamiye-kooxeedyo ay isku jifo yihiin.  Cidii dooneysa in ay aragto Website ka madax banaan Qabiilka, isla markaana soo dhaweynayo dhamaan figradaha caafimaadka qaba ee wax u noqon kara umadda Soomaaliyeed. Waxay noo soo diri karaan figradahooda si qoraal ah si aan ugu daabacno. Sidoo kalena, waxaan akhristayaasha yada u sheegeynaa in aan soo dhaweyneyno wixii talo iyo figrado cusub ah oo ay noo soo gudbiyaan.

Ku laabo bogga kore

 

ARAGTIDA U.G.P.C.


Click Here to Read about UGPC..

 

TALO BIXINTA GEDO

Sidee Gedo xal loogu heli karaa? 
Fadlan figradaada oo qoraal ah noo soo gudbi si aan u daabacno
 Guji...
 
ARAGTIDA ALLGEDO
Waa maxay ujeedada loogu tala galay abuuritaanka allGedo Online?... Guji....
 

All Gedo Online © 2004 - All Rights Reserved.
contact us at: webmaster@allgedo.com