"aad ayaan uga helay qaabka uu katoonka
cusub u sameeyay Amiin Caamir kuna saabsan
Arrinta Samsam, waxaana la dhihi karaa 50
qoraal ee hore looga diyaariyay arrinta
samsam kan ayaa ka culus." Sidaas waxa yiri
qora jooga Holland. Waa sawir gacmeed
koobaya qaabkii uu u dhacay xukunkii
maxkamada hargeysa shanta sano ku xukuntay
Samsam Axmed Ducaale.
Farshaxanka Amiin Caamir waxaa laga heli
karaa shabaka Amiin ee cinwaankeedu yahay:
www.aminarts.com
Faafin: Allgedo, January 6, 2005
Isha warka: Somalitalk