HOME|NEWS|MAQAALLO|GEDO|FEED BACK|FORUM|GUEST BOOK|MAQAALO|ARTICLES|

 

University of Gedo
A project under 
consideration

 WELCOME TO ALLGEDO ONLINE

GABAYGA BACADLE EE ZAMZAM
 

Bogga Wareysiyadii hore:

Gudoomiyaha Ururka SAA Cabdixakim oo  war bixin bixiyay



Mudane Daahir Mire Jibriil oo  booqasho ku  yimid Phoenix, Arizona  






Wareysi ay Allgedo la yeelatay Mudane  Dawara

Mudane  Dawara & booqa shadiisii Phoenix



Shir dhinaca Teleefanka ah:  
Sh. Maxamed Weli Vs qaar beesha Sade (USA) oo...




Wareysi ay allgedo la yeelatay Guddoomiyaha Ururka SAA Dr. C/xakim Axmed C. Cusman


Waxa ay Allgedo wareysi la yeelatay Col. Cabdi Cigaal oo ka tirsan saraakiisha ciidamada Isbahaysiga Dooxada Jubba oo aannu ku wareysannay xafiiska Allgedo ee magaalada Kismayo, waxaana wareysigii uu u dhacay sidatan:-

Wareysi dhinacyo badan taabanaya ayaa waxay Allgedo la yeelatay Guddoomiyaha Golaha la magac baxay (Golaha Nabadgelyada iyo Mmidnimada Qaranka, Mudane Jaamac Aadan Dheere),
wareysiga oo dhan
 (Riix halkan) 


Xagee Maraysaa Wadahalkii u socday Wafdiga Beesha Mareexaan iyo Maamul Goboleedka Puntland (Waraysi Hilowle Aadan):-



Waraysi ku  saabsan Wada hadal Puntland
 iyo Caabud-waaq
dhexmaraya oo lala yeeshay
mudane Hilowle Aden Maxamuud
By ABDI WALI IBRAAHIM ADEN "GARYARE"



Wareysi aan qabsoomin oo lala yeelan lahaa
Col. Barre Aadan Shire (Barre Hiiraale)
 iyo sababaha uu u qabsoomi waayay

By AHMED MOHAMED ADEN (TIMAJILIC)



Waxaa shabakadda Allgedo u suurta gashay in ay
wareysi la yeelato ku xigeenka guddoomiyaha
ururka SNF/SRRC Col. Baalle Ibraahim Cabdi
 
By CABDULAHI CALI KAALMOY 

"Waxa aan wareysi la yeeshay Yaxye Cabdirisaaq Soofe
oo ka mid ah weriyeyaasha Allgedo oo aanu ka
wareysannay xaaladda Muqdisho isaga oo jooga
magaalada Muqdisho, waxa uu wareysigiina
u dhacay sidan: "  Ahmed Mohamed Aden (Timajilic)

Xildhibaanad Caasho Geelle oo ah Musharax u taagan xilka Madaxweynaha Puntland  oo sheegtay inay rajo ka qabto…
Waa wareysi uu soo qaaday Wariye Garyare (Riix halkan)


Waxaanu wareysi dhinacyo badan taabanaya la yeelanay Xildhibaan Maxamud Sayid Aaden ahna Gudoomiyaha SNF/SRRC. Wareysiga oo ku saabsan xal u helida mushkiladda Gobolka Gedo iyo kuwo kale ayaa u dhacay sidaan 
(Riix halkan)
 
Wareysigii wariye Axmed Maxamed Adan (Timajilic) uu la yeeshay wariye Axmed Cumar Saalixi




Wareysi gaar ah oo lala yeeshay wariye Ahmed Mohamed Adan (Timajilic) oo ku saabsan Degmada Luuq.



Wareysigii  Idiris Farah - Finland (ka dhageyso halkan)
Source:  Radio Warsan

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

G.E.D.O.
Luq Education Development Project

Aasaasid Urur waxbarasho oo magaciisa la yiraahdo GEDO Education Development Organization oo looga dhawaaqay North America, gaar ahaan magaalada Columbus, Ohio
 


 

All Gedo Online © 2004 - All Rights Reserved.
contact us at: webmaster@allgedo.com