WELCOME TO ALLGEDO ONLINE

Wararka May-June 2009

Magaalada Columbus ee gobolka Ohio ayaa maanta waxaa ka dhacay Xaflad xiritaan shirweynihii koowaad ee Qurbajoogta beesha Sade oo si weyn loo soo agaasimay.  Masawiro...
May 31, 09


Cabdinuur Sheikh Cabdisalaan Aw-Maxamuud oo ku guulaystay xilka Gudoomiyaha Guddiga Fulinta Qurbajoogta beesha Sade
May 31, 09

Shirweynihii Qurbajoogta beesha Sade uga socday magaalada Columbus, Ohio oo guul ku dhamaaday
May 30, 09


Pamela Fierst oo ah gabadh ka socota Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Mareykanka, ahna u qeybsanaha Xafiiska Arrimaha Africa, gaar ahaana ah sargaal sare oo qaabilsan Arrimaha Soomaaliya ayaa maanta kasoo qeyb gashay Shirweynaha Qurbajoogta beesha Sade oo ka socda Columbus, Ohio
May 29, 09

Shirweynihii Qurbajoogta beesha Sade ee Columbus, Ohio oo maalintiisii labaad galay
May 29, 09


Hay'adda Afrikan Muslim Agency oo Raashin Gargaar ah ka qeybisey Gudaha Magaalada Baardheere
May 29, 09

Xildhibaan Nuur Cali Xasan (Nuur Gaab) oo shirkii Qurbajoogta beesha Sade ee maanta ka furmay Columbus qudbad qiima leh ka jeediyay
May 28, 09


Qaar ka mid ah odayaasha beesha Sade oo shirka Columbus ka biyo diidsanaa oo hadda ogolaaday in ay shirka ka qeyb galaan
May 28, 09

Shirweynihii qurbajoogta beesha Sade ee Columbus, Ohio  oo mar dhow furmi doona
May 28, 09

Gudoomiyaha Shirweynaha Columbus, Ohio oo faahfaahin ka bixiyey Ujeedooyinka Shirka iyo Qodobada looga hadli doono
May 28, 09

Wufuud ka kala timid Qaahiro (Egypt), Canada iyo gudaha USA oo Columbus, Ohio soo gaaray
May 27, 09

Qaar ka tirsan wufuudii kasoo qeyb gali laheyd shirweynaha Dibad-joogta beesha Sade ee ka dhacaya Columbus, Ohio ayaa soo gaaray madasha shirka- Masawiro...
May 27, 09

Xaaji Maxamuud Qaliif Shire oo Columbus, Ohio u yimid si uu uga qeyb galo shirweynaha qurbajoogta beesha Sade oo beri furmi doona
May 27, 09

Qaar ka tirsan wufuudii kasoo qeyb gali laheyd shirweynaha Dibad-joogta beesha Sade ee ka dhacaya Columbus, Ohio ayaa soo gaaray madasha shirka
May 26, 09

  Wareysi dhinacyo badan taabanayo oo lala yeeshay Cali Malaaq Axmed iyo Maxamuud Indhacase oo labadaba ka tirsan Ururka SDF halkan ka dhageyso...
May 25, 09

Ururka dhaliyarada Degmada Caabudwaaq ayaa si buuxda u sheegay inay taageerayaan oo ay soo dhaweynayaa shirka Columbus, Ohio ka dhacaya dhawaan
May 25, 09

Jaalliyada Beesha Sade ee Holland oo Taageeray Shirka Columbus, Ohio
May 25, 09

Ergadii Verginia oo kulan qado yeelatay, lana kulantay Ugaas Ciise Ugaas Cabdille (Sawiro)
May 25, 09


Ogeysiis Muhiim Ah-Jaaliyadda Beesha SADE Ee Magaalada London
May 24, 09

Afhayeenka cusub ee Jaaliyadda dhalinyarada beesha Sade oo shir jaraa'id ku qabtay Hotel Barakad oo ku yaala magaalada Nairobi
May 24, 09

Hanbalyo shirweynaha beesha sade ee Columbus, Ohio
May 24, 09

Ururka Sade Youth Connection (SYC) wuxuu baaq u dirayaa dhamaan wax garadka beesha Sade in ay hiil iyo hooba la garab istagaan qabsoomida shirka Columbus, Ohio ka dhici doona
May 24, 09

QURBA JOOG TASHATAY CIR WAA TOLI KARAAN KOLEEY TAAKO NOQOTAAYE
May 24, 09

Hanbalyo iyo bogaadin ku socoto shirka ka furmi doono Columbus Ohio
May 23, 09

Warqadaha Aqoonsiga Somalinimo oo dad Ajnabi ah laga iibiyo Dalka Jarmalka
May 23, 09

Wareysi dhinacyo badan taabanayo oo lala yeeshay Guddoomiyaha Degmada Beled-xaawo mudane Axmed Maxamed Burkuus halkan ka dhageyso. Wareysigan waxaa noo soo diyaariyay wariye Axmed Cumar Saalixi
May 22, 09

  Wareysi gaar ah oo lala yeeshay nabadoon Gaarane Nuur oo ku sugan magaalada Garbahaarey halkan ka dhageyso.  Wareysiga waxaa soo qaaday wariye Axmed Cumar Saalixi
May 22, 09

Talo raac noqo ama talo keen noqo
By Drs Haweeya Maxamed Siyaad - May 22, 09

Wariye Cabdirisaaq Warsame Maxamed (Gaadaco) oo u shaqeynayay Idaacadda Shabelle ayaa maanta ku dhintay magaalada Muqdisho kaddib markii ay ku dhaceen xabado habow ah
May 22, 09

 
Halkan ka dhageyso wareysi gaar ah oo ku saabsan shirka Columbus, Ohio ka dhici doona May 28, 2009 oo lala yeeshay guddoomiyaha guddiyada kala gedisan ee shirka Columbus mudane Cabdinur Sh. Cabdisalaan Aw-Maxmuud.  Wareysiga waxaa qaaday wariye C/risaaq Jeesteeye  
May 22, 09

Qeybaha kala duwan ee Bulshada ku dhaqan Gobolka Gedo oo taageero u muujiyey Shirka ka dhici doono Magalada  Columbus ee Gobolka  Ohio
May 21, 09

Wareysiyo isugu jira maqal iyo qoraal oo lala yeelan doono mas'uuliyiin ka tirsan Qurbajoogta beesha Sade ayaa maalmaha soo socda si isdaba joog ah ugu soo bixi doona shebekadaha Allgedo, Gedonet, iyo Gedoweb
May 21, 09

Ururka Somali Development Foundation (SDF) oo marti gelinaya shirweynaha Nabadda iyo Horumarinta deegaanada Gedo, Galgaduud & Jubba oo lagu qabanayo Columbus, Ohio May 28-31, 2009 halkan ka akhri...
May 17, 09
 

 


Allgedo News Media Network
allgedo@allgedo.com




 

 



 

                            Allgedo  Online © 2006 - All Rights Reserved.                        
 Contact us at:
allgedo@allgedo.com