Islamic centers in California
Islamic centers in Arizona
Worldwide Prayer Times
WARARKII HORE EE BISHA OCTOBER,
Allgedo News, Talaado, November 1, 2006
Mudaharaad looga soo hor jeedo falkii arxan darada lahaa ee lagu laayay maxabuustii dhaawaca aheyd ee Deg. Bu'aale oo ka dhacay Cabudwaaq
Maamulka Deg. G/haarey oo cambaareeyey dilkii Deg. Bu'aalle loogu geystey dadkii dhaawaca ahaa iyo kuwo kale Maxkamadaha islaamka oo raalli galin ka bixiyay falkii lagu xasuuqay Maleeshiyaadkii Barree Hiiraale. Banaanbaxyo ka dhan ah falkii lagu xasuuqay 4 ka mid ah ciidamada Barre Hiiraale oo ka dhacay Caabudwaaq. Cambaarayn falkii lagu gumaaday dhawacii Buale Salaadiinta Beesha Sade oo ku baaqay in cadaalada la horkeeno dadkii ka dambeeyay xasuuqii ka dhacay Isbitalka Bu’aale Dhaawac la xaqiijiyey in Bu'aale lagu toogtey Odayaasha beesha Sade oo si kulul u cambaareeyay falkii lagu xasuuqay 4 nin oo dhaawac ahaan loogu daweynayay Isbitalka Bu’aale. 4 ka mid ah Dhaawacyadii Barre Hiiraale uu uga Tagay Isbitalka Bu’aale oo la dhameystirey.
Eeg qoraalkii (Maxaa Loo Dhaawactiray Maxaabiistii Bu’aale?) ee uu qoray Mohamoud Hassan Elmi
Shir dhinaca Teleefanka ah oo dhex maray (Sh. Maxamed Weli Vs Jaaliyadda Sade...)
Ardada Jaamacadda Minnesota oo hadiyad ciidda fidriga ugu deeqday Agoonta ardada Kismaayo.
Allgedo Online © 2006 - All Rights Reserved. Contact us at: allgedo@allgedo.com