WELCOME TO ALLGEDO ONLINE


SOMALI SERVICE
BBC 11:00 
BBC 14:00
BBC 18:00

Islamic centers
in California

Islamic centers
in Arizona

Worldwide Prayer Times

Somali Links
A
Afrikadabari
Abudwaq
Aftahan
Alldalka.com
Allpuntland
Allwadani.com
Allwaamo.com
Aminarts
B
Bakaaraha.com
BBC L. Af som/ga
Biyokulule.com
Buurhakaba.com
Buuloburde.com
C
adayga Cayaaraha.com Cadaado.net
Ceelbuurnet
Ceelbuur Online 
Ceelwaaq.com
D
Dayniile
Dhahar
Deeyoo

DjiboutNet
Diinsoor
G
Geeska Afrika
Goldogobsite.com
Goobjoog
H
Hadrawi
Halgan
Hiiraan Online
Himilo 
Hiiraan.com
I
Idaacadda Qur'anka
Israac
Islam East Africa
Idamaale
J
Jowhar.com
Jannaale
Jiimonet
M
Marka Caddeey
Mudug Online
Midgaan.com
Midnimo.com
S

Allgedo News, Axad,  November 12,  2006

BAAQ TAAGEERO MAXKAMADA BEESHA ALI IBRAAHIM (BICID YAHAN)
 

Kaddib markii ay in muddo ah ay beesha Maxamuud Ibraahim ee (REER MAXAMUUD) ku jirtay baaritaan cilmiyaysan una kuur gashay u jeedooyinka maxkamadaha ayey u cadaatay in Midowga Maxaakiimta Islaamigu Soomaaliyeed ay yihiin dad doonaya in kitaabka Alle lagu xukumo dalka Soomaaliya, kaddib shir ay arrintaas ka yeesheena waxaa lagu soo gunaanaday go'aamadan:

 1. In si buuxda loo qaato mabaadiida ku dhaqanka shareecada islaamka dalka Soomaaliya hab maamul ahaan.

 2. Waxay beeshu si buuxda u taageereysaa nabadeynta iyo badbaadinta deegaanada puntland hab waafaqsan shareecada islaamka ee ay ku dhawaaqeen beesha aan walaalaha nahay ee CALI IBRAAHIM taageeridaas oo ah mid CIIDAN SIYAASO IYO DHAQAALABA.

 3. Beesha MAXAMUUD IBRAAHIM  (REER MAXAMUD) oo leh maxkamad islaami ah iyo tan beesha CALI IBRAAHIM waxay si wadajir ah uga mid noqonayaan midowga maxaakimiinta umada soomaaliyed, ka mid noqoshadaas oo aan ku xirneyn wax shuruud ah.

Shirkaan oo ahaa shir aad u degan laguna go'aansaday qodobadan kor ku xusan  waxa uu ahaa xaqiiqatan mid dadkuna aad ula yaabeen oo ka duwan shirarkii arimaha qabiilka looga hadli jiray maadaama kani uu yahay mid  kitaabka ALLAAH  ku dhaqankiisa loogaga  hadlayayo  raali gelin rabigii na uuntay waxa uu ku dhamaaday guul dadkuna aad ayuu isku marxabaynayey.

Waxay beeshu ugu nasteexeynaysaa ummada reer Puntland ee muslimiinta ah inay la gudboon tahay inay u hiiliyaan una garagaaraan walaalohooda muslimiinta ah ee raba in shareecada islaamka lagu xukumo Soomaaliya waxaa sidaas si la mid ah beeshu canbaareynaysaa hadalkii ka soo yeeray madaxweynaha maamul goboleedka puntland cade muuse ee tilmamay in madawaynaha umada somaliyeed mudane cabdulaahi yuusuf axmed lagu diidan yahay qabiilka DAAROOD buu ka soo jeedaa kaasoo  midowga maxaakimiintu anu  inkarsaneyn  madaxweyne nimadiisa balse ay u aqoonsan yihiin madaxwayne soomaaliyeed hadalkaa cadde muuse ka soo yeeray wuxuu shirku u aqoonsaday mid lagu kala fogeynayo labada shacab ee walaalaha ah puntland iyo muqdisho looguna adeegayo cadowga soo jireenka
somaliya ee itoobiyaanka ah.


Odayaasha beesha ibraahiimo.



Mohamed Ahmed
maaneed2006@hotmail.com
 



Allgedo News Media Network (ANMN)
allgedo@allgedo.com



 

 

 

         

 

 

Shir dhinaca Teleefanka ah oo dhex maray (Sh. Maxamed Weli Vs Jaaliyadda Sade...)

Ardada Jaamacadda Minnesota oo hadiyad ciidda fidriga ugu deeqday Agoonta ardada Kismaayo. 


 

                            Allgedo  Online © 2006 - All Rights Reserved.                        
 Contact us at:
allgedo@allgedo.com