|
|
 |
Allgedo News,
Isniin, November 13,
2006
|
|
Baaq ay wada jir usoo Saareen
Waxgaradka reer Puntland ee
Minnesota
Ku: Dawlad goboleedka
Puntland
Ku: Culimo Awdiinka
Puntland
Ku: Isimadda Puntland
Ku: Aqoonyahanka iyo
siyaasiyiinta Puntland
Ku: Shacabka Reer Puntland
Ujeedo:
Baaq
Waxaan Qirsanahay wanaaga badan
ee uu sameeyay Dawlad Goboleedka
Puntland ee ay ku bahoobeen
beelaha wada dhashay ee
Puntland. Waxaan kaloo ka soo
horjeednaa wax kasta oo dhibaato
ku keeni kara nabadgalyada ka
jirta Puntland. Sidoo kale
waxaan qirsanahay wanaaga badan
ee kadhashay kacdoonka shacabka
ee ay hogaaminayaan midowga
maxaakiimta Islaamiga ee gacanta
kuhaya
inta badan koonfurta
soomaliya.Hadaba anagoo kamid ah
Culimo Awdiinka, Aqoonyahanada,
Siyaasiyiinta, iyo waxgardka
reer Puntland ee Dagan Gobalka
Minnesota ee Maraykanka.Waxay
noola muuqatay inaan talooyin ka
bixino Marxalaldaha kasoo
cusboonaaday deegaanka Puntland
baaqna aan kasoo saarno.
1. Waxaan ugu baaqaynaa Dowlad Golobeedka Puntland hirgalinta kudhaqanka
Shareecada Islaamka, taasoo ah
badbaaddada dadka iyo dalka.
Isla maraakna Maamulku uu qaban
qaabiyo shirwayne looga arin
sanyo hirgalinta shareecada ayna
u dhanyihiin dhamaan beelihii ku
bahoobay DGPL.
2. Waxaan ka xunahay raali gallina ka bixinaynaa hadalkii qabyaalada
qayaxan ahaa ee Madaxwaynaha
DGPL ka jeediyey magaalada
Gaalkacyo 11/5/06. Qabyaaladaas
oo reer Putnlad ka gudbeen
markay ku midoobeen DGPL.
3. Waxaan ugu baaqaynaa Maamul Goboleedka Puntland inuu tix galiyo
rabitaanka shacabka reer
Puntland, uusana caburin
arigtidooda. Waxaana
taageeraynaa Go’aanadii ku
qornaa bayaankii ay waxgaradka
kala duwan kasoo saareen Gobolka
Mudug 11/7/06.
4. Waxaan ugu baaqayaa DGPL inay joojiyaan taageerida haraadigii dagaal
oogayaashii reer Muqdisho iska
soo saareen, Sida: Qabqable
Cabdi Qaybdiid oo la wada og
soon yahay xasuuqii Naxariis
darada ahaa ee uu u gaystay
shacabka reer Gaalkcayo iyo reer
Muqdisho.
5. Waxaan ugu baaqaynaa DGPL inuu ka saaro ciidamda Itoobiyaanka ah ee
Jooga Gobolka, kuwo hor lehna
uusan soo galin. Sidoo kale
waxaan ugu baaqaynaa inay ka
baaqsadaan waxkasta oo sababi
kara inuu dagaal ka qarxo
Puntland dhexdeeda iyo aaga hada
la isku hor fadhiyo.
6. Waxaan taageer sanahay Maxkamaddaha ay Puntland kaga dhawaaqeen qaar
kamida beelaha Puntaland
dega sida: Beesha Maxamed Cumar,
Bah ararsame, Barkad, Reer
Biciidyan, iyo Leelkase. Beelaha
harayna waxaan ugu baaqaynaa
inay qaataan ku dhaqanka
Shareecada Islaamka.
7. Waxaan ka xunahay inuu Maamul Goboleedka Puntland uu ku talaab sanayo
talaabooyin aan loo dhamayn
khilaafsana qawaaniinta udag
DGPL sida; Keenista Ciidama
Itoobiyaanka ah. Ugu danbayntii
waxaan ugu baaqaynaa in laga
wada tashado ayaaha Puntland
sidii markii hore wada tashi
loogu bahoobay.
Magacyada Waxgaradkii
Saxiixay Baaqaan:
1.
Mohamed Abdiraman Wardere
2.
Abdulaahi Hirsi Ali
3.
Abdinur Salad Warfaa
4.
Abdihakim Ahmed Isse
5.
Abdirashiid Daahir Gaboobe
6.
Abdiwali Ali Dahir
7.
Bashiir Muse Elmi
8.
Abdirsaaq Caafi
9.
Omar Mohamed Guraase
10.
Abdulaahi Adan jama
11.
Awaale Ahmed Shiikh
12.
Awil shire Guraase
13.
Ali Siciid Surcad
14.
Ali Warsame Osman
15.
Geele Ali Jama
16.
Abdulaahi A Giir
17.
Adan Nur Wardere
18.
Abdihakim Abdi wardere
19.
Gaas Salad Warsame
20.
Adan isse Mohamed
21.
Abdulahi Mohamed Hassan
22.
Abdulahi Ayaan
23.
Siciid Ibraahim Dabacade
24.
Ahmed Caynab Mohamed
25.
Ahmed Siciid Guure
26.
Mursal Mohamed Salah
27.
Mohamed Ahmed farah
28.
Ali Shiikh Salah
29.
Ali Mohamed Jama
30.
Hilaal Ibraahim Aduur
31.
Mohad Abdi Muse
32.
Qoosh Dahir Adan
33.
Mohamed Aadan Daad
34.
Abdulaahi Mohamed Adan shiino
35.
Ahmed Ali Nugaal
36.
Jibriil kilwe
37.
Mohamed Ibraahim Geedo roor
38.
Mohamed Ahmed Salah
39.
Ahmed Abdulaahi Shire
40.
Abdiwahaab Mohamed Yusuf
41.
Abdilaahi warsame {bidhaan}
42.
Siciid Hirsi Banaf
43.
Ahmed Cige Warsame {jiidhgaale}
44.
Saleebaan Aw Yuusuf
45.
Abdiqaadir Ahmed Muse Tulud
46.
Mubaarak Mohamud Saleebaan
47.
Yaasiin Ali Hasan {yaasiin caato)
48.
Yaasiin Husen Qaybdiid
49.
Mohame Abdulaahi Ali {hanbaase}
50.
Hussen Salah Dalmar
51.
Siciid Mohamed Dirir
52.
Sacad Mohamed Guuleed
53.
Abdulaahi Mohamed Yusuf
54.
Siciid Awil Golongol
55.
Abdinasar Ahmed Abdi
56.
Bashiir Ahmed Abdi
57.
Abdirsaaq Ahmed Abdi
58.
Siciid Mohamed Yusuf Dhere
59.
Mohamed Abdi salad
60.
Abdirahman Haji Mohamud Camay
61.
Mohamud Abdulahi Caydiid
62.
Saleebaan Hassan Guuleed
63.
Abdinur Adan Garaase
64.
Abdiqaadir Osman Hasan Cascase
65.
Jaamac Mahad
66.
Pro Mohamed Hassan Dacar
67.
Saleebaan Hirsi Banaf
68.
Ahmed Jama Muse Habiyos
69.
Kayse Ali Aar Aw Cabdille
70.
Mohamud Ahmed Mahamed Mire
71.
Maxamed Maxamud Ciise
72.
Idris Hassan Maxamed
73.
C/qaadir Salaad Maxamed
74.
Maxamed Rashid Xayle
75.
Maxamed Axmed Cali Foore
76.
Maxamud Axmed Maxamud Anshugar
77.
Xasan Abshir Cadami
78.
Axmed dhoole Xuseen Guray
79.
Abdulaahi Mohame Adan Karaaye
80.
Xussen Salah Cigaal
81.
Sadiq Mohamed Mucalin
82.
Abdikaafi Abdulaahi Dhoore
83.
Abdirsaaq Xuseen Gaboobe
84.
Qaasim Ahmed Salad
85.
Farhan Abdi Ali
86.
Ahmed Abdi Ali
87.
Hussien Ali Barre
88.
Abdirahman Mohamud Adan
89.
Abdiwali Isse Barre
90.
Habib Mohamed Said
91.
Mohamed Xaashaawe
92.
Mohamed Gaafaa Faarah
93.
Abdirisaaq Mahamed Cumar Galayr
94.
Mohamed Ali Muse
95.
mohamed Ducale Nuh(qays)
96.
sheekh cawil sheekh xaamud
97.
Sheekh c/majiid axmed ciise (geedi)
98.
Axmed Saciid Axmed Xaaji
99.
Mursal Ducaale Murug
100.
Sheekh Cabdirisaaq Cilmi Xirsi (fagare)
101.
Maxamed Maxamud Diiriye
102.
Caydaruus Maxamud Diiriye
103.
Ashir MAxamed Muuse
104.
cali maxamed Xasan
105.
Cabdirabi Guuleed Cilmi
106.
Cisman Cige Ciro
107.
Cumar Ahmed Guuleed
108.
C/laahi Faarax yare
109.
Xasan Dhooye
110.
Mohamud Abdi Wabari
111.
Abdirahman Barre Musse
112.
Abdirashiid Yusuf Guure
113.
Mire Mohamed sheikh
114.
Daahir Nur Ali
115.
Yonis Abdi Ashkir
116.
Goox Yaasiin Daad
117.
Maxamed Geele
118.
Cisman Ali Dhagay
119.
Abdulqaadir Warsame
120.
Cigaal Mohamed Ali
121.
Ciise Maxamud Xaaji Xasan
122.
Bile Mohamed Sugule
123.
Abdikaafi Mohamed Cigaal
124.
Abdirahman Warsame wayrax
125.
C/casiis ow Maxamed Faarax bare
126.
Maxamed Cali Faarax
127.
C/risaaq Abshir Faarax (Sancaani)
128.
Ahmed Ali Shire
129.
Habiib Abshir Farah
130.
Abuukar Ali Omar
131.
Bulaale Maxamed Ali
132.
Axmed Adan Kaarshe (indho deero)
133.
Axmed C/rashiid Xaaji Xuseen (Cadaawe)
Gabagebo: Dhamaan
Umada Soomaaliyeed meel kasta oo
ay joogto waxaan ugu baaqaynaa
ku dhaqanka Shareecada Islaamka
iyo in la ilaaliyo Nabadgalyada
iyo Xasiloonida Dadka iyo Dalka.
Waxaad kala soo xariiri wixii
faah faahin ah:
Maxamed C/raxmaan Wardheere
daabad99@hotmail.com
Allgedo News Media Network (ANMN)
allgedo@allgedo.com
|
 |
|
|
|
|
|
|
|