WELCOME TO ALLGEDO ONLINE
  


SOMALI SERVICE
BBC 11:00 
BBC 14:00
BBC 18:00

Islamic centers
in California

Islamic centers
in Arizona

Worldwide Prayer Times

Somali Links
A
Afrikadabari
Abudwaq
Aftahan
Alldalka.com
Allpuntland
Allwadani.com
Allwaamo.com
Aminarts
B
Bakaaraha.com
BBC L. Af som/ga
Biyokulule.com
Buurhakaba.com
Buuloburde.com
C
adayga Cayaaraha.com Cadaado.net
Ceelbuurnet
Ceelbuur Online 
Ceelwaaq.com
D
Dayniile
Dhahar
Deeyoo

DjiboutNet
Diinsoor
G
Geeska Afrika
Goldogobsite.com
Goobjoog
H
Hadrawi
Halgan
Hiiraan Online
Himilo 
Hiiraan.com
I
Idaacadda Qur'anka
Israac
Islam East Africa
Idamaale
J
Jowhar.com
Jannaale
Jiimonet
M
Marka Caddeey
Mudug Online
Midgaan.com
Midnimo.com
S

Allgedo News, Tuesday,  October 31,  2006

Somali Reconstruction and social Development ry        

Apajakuja 7 B 4501600 Vantaa

Finland

www.sorasood.com

idirishf@hotmail.com

 

Ujeedo: Cambaarayn  falkii lagu gumaaday  dhawacii  Buale

Gudoomayiha ururka SORASOD Eng Idiris Hassan Farah waxuu soo saarayaa war saxaafadeedkaan cambaaraynaayo  falkii lagu gumaaday  dhaawacii   yaalay Buale. 

Sidaa darteed waxaan cambaaraynaynaa kooxda gaysatay dilkas foosha xun kaasoo ah fulaynimo iyo doqonimo aan looga  dhex baahnayn  shacbiga soomaaliyeed.  

Sidoo kale waxaan ka xunahay inuu falkaas ka dhaco meel ay maamulaan MMI waxaanan rajaynaynaa in la abaal marsiin doono cidii ku lug yeelataa falkaas foosha xun. 

Sidoo kale waxaan ku baaqynaa inaan lala imaanin falal xun xun oo aar goosi ah isla markaana aan looga sii darin arinka ee la ilaaliyo sharafta mu waadinka soomaaliyeed isla markaana aan qofna lagu dhibaataynin qof kale waxuu gaystay..

Ugu dambayntii waxaan guud ahaan umada soomaaliyeed meel kastaa oo ay joogto oogu baaqaynaa inay ka hortagaan cid kastaa oo  lid ku ah  nabada iyo degenaan shaha iyo waliba daris wanaaga.

 

Wada shaqyan wacan. 

 

Gidoomiyaha ururka SORASOD
Eng Idiris Hassan Farah
idirishf@hotmail.com
 



Allgledo News Media Network (ANMN)



 

 

 

         

 

 

Jawaabtii Amin Amir ee habaarkii Sh. Sharif Sh. Ahmed halkan ka dhageyso

Halkan ka daawo

 

                            Allgedo  Online © 2006 - All Rights Reserved.                        
 Contact us at:
allgedo@allgedo.com